Waxaa Maanta dalka dib loogu soo celiyay 137 Muwaadin oo kasoo cararay colaada ka jirta magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan. Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Xafiiska Madaxweynaha u qaabilsan soo galootiga ayaa magaalada…
Read More »