Nasashada Jimcaha. Q-356=Madaxda Runta Dhibsanee, ha isku daalin iyagaa fashilmi doonee= FAALLO Nasashada Jimcaha. Q-356=Madaxda Runta Dhibsanee, ha isku daalin iyagaa fashilmi doonee=

0
Friday May 12, 2023 - 22:44:33 in Wararka by
  • Visits: 1483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nasashada Jimcaha. Q-356=Madaxda Runta Dhibsanee, ha isku daalin iyagaa fashilmi doonee= FAALLO Nasashada Jimcaha. Q-356=Madaxda Runta Dhibsanee, ha isku daalin iyagaa fashilmi doonee=

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

 

Laakin Ragga aan wax Akhrin kuma haboono in ay Awood yeeshaan. (F.S: 1aad)

( Kuwa ku maamulo, wax ma Akhriyaan Sida, ” Diinta, Aqoonta guud iyo Aqoonta la xiriirto Shaqadooda maamul, Hadeyna waxba Akhrin, Ad lee waaye)

2. Immanuel kant, ayaa yiri: Haddii Runtu ay dili doonto, iska daa ha dhintaanee.(F.S:2aad)

( Madaxda Runta Dhibsanee, ha isku daalin iyagaa fashilmi doonee)

3. Confucius, ayaa yiri: Ninkii Su’aal weeydiiyo hal daqiiqo ayuu Dabaal yahay, Ninkii aan Su’aal weeydiin waxa uu Dabaal yahay inta Noloshiisa ka hartay.(F.S:3aad)

( ma jiro, Qof Aqoon ku dhashay, weydii wixii aadan Aqoon, waxaad helee Jawaab aad Jahliga uga baxdo Hal daqiiqo kadib, haddiise aadan wax weeydiin Noloshaada oo dhan wax ogaa meeysid, waxaad ahaanee Jaahil)

4. Margaret Mead, ayaa tiri: Caruurta waa in la baraa sida ay u fekeraan, laakin waa in aan la barin waxaa ka feker .(F.S: 4aad)

( Dowladuhu, waa in ay Dadka baraan in ay ka fikiraan arimahooda, laakin waa in aynan dhihin Sida aan rabno u fekera)

5.John Locke, ayaa yiri: Qofkii Adiga been kuu sheego, ogow Adigana Beenow kaa sii sheegaa.( F.S: 5aad)

( Tan horaad uga taxadartay)

6. Murti ayaa leh: Waxaa jiro Laba Xabadood oo isku eg, Mid waxaa loo isticmaalaa in wax lagu dilo, midna waxaa loo isticmaalaa Fidno.

 

Laakiin Diintaa na leh: Fidnada ayaa ka daran Dilka.(F.S: 6aad)

( Fidnada ah in Faruuyaha la guduudsado, ma taqaan Cidda aan dhaqankaa uga daysanay).

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip