BAYAANKA JIMCAHA EE XISBIGA {KOBAC} EE MUSHARRAX M/WEYNE NUMCAAN SH. CUMAR TUURRE

0
Friday September 25, 2026 - 14:50:52 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAYAANKA JIMCAHA EE XISBIGA {KOBAC} EE MUSHARRAX M/WEYNE NUMCAAN SH. CUMAR TUURRE

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XISBIGA {KOBAC} BAYAANKA JIMCAHA EE XISBIGA {KOBAC} MUSHARRAX M/WEYNE NUMCAAN SH. CUMAR TUURRE
.

BAYAANKA JIMCAHA EE XISBIGA {KOBAC} EE MUSHARRAX M/WEYNE NUMCAAN SH. CUMAR TUURRE

25 Sebtembar 2026



      Soomaaliya waxay u baahan tahay heshiis qaran, ee uma baahna khilaaf joogto ah
Soomaaliya waxay u baahan tahay heshiis qaran, ee uma baahna khilaaf joogto ah

Shacabka Soomaaliyeed,
    Toddobaadkan wuxuu mar kale muujiyay in Soomaaliya ay wajahdo xaalad siyaasadeed oo u baahan wada-tashi dhab ah, sharci iyo xal loo wada dhan yahay.

    Wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo dhinacyada siyaasadeed weli lagama gaarin heshiis buuxa. Khilaafaadka ka taagan doorashooyinka Galmudug, Hirshabelle iyo Hiiraan waxay sidoo kale muujinayaan baahida loo qabo hannaan doorasho oo lagu wada kalsoonaan karo.

     Soomaaliya ma dhismi karto iyadoo siyaasadda lagu maamulayo is-riix-riix ,dano gaar ah iyo kala-qaybin bulsho.

Waxaan ku baaqaynaa:

1. In la furo wada-tashi siyaasadeed oo dhab ah oo aan cidna laga reebin.
2. In la dhiso hannaan doorasho oo hufan, caddaalad ah, laguna wada kalsoonaan karo.
3. In Dastuurka iyo sharciga laga dhigo saldhigga go'aannada siyaasadeed.
4. In dowladnimada laga hormariyo dano kooxeed iyo qabiil.
5. In khilaaf kasta lagu xalliyo
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip