FAALLO Maya, maya, Gorgortan hoos gelis ah !!!.=Somaliya Dal ayaa ka dhexeeyo ee deegaan kama dhexeeyo=

0
Wednesday May 03, 2023 - 12:25:15 in Wararka by
  • Visits: 1078
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FAALLO Maya, maya, Gorgortan hoos gelis ah !!!.=Somaliya Dal ayaa ka dhexeeyo ee deegaan kama dhexeeyo=

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

 

Tobanka Qodob oo ay soo saareen Sagaal hala shir tageen, laakin…

Qodobka 9aad

((( 9.

 

In laga heshiiyo maqaamka ay yeelaneyso caasimadda dalka, matalaadeeda iyo sharciga lagu maamulayo))).

Laakin Qodobka Sagaalaad ee Cabashadeeda yeeynan Gorgortan siyaasadeed ka dhigan Maamulka iyo Matalaada Mogdisho, (Somaliya Dal ayaa ka dhexeeyo ee deegaan kama dhexeeyo).

 

Sida federaalka aad ku doodee ka muuqato.

Aniga Galmudug ayaa la iga soo doortaa, Adigana Garoowe.


Mogadishu waa deegaan xaq deegaan iyo xaq Caasimadeed yeyna isaga kiin darsamin.

 

Rabitaanka Dowladda Dhexe iyo mid maamul gobaleed ay go’aamiyeen maamul looguma dhisi karo Mogadishu, ee Rabitaanka Dadka deegaanka ayaa loo gudbinaa Dowladda dhexe.

 

Haddii la isku raaco waa hirgalee, Haddii la is waafaji waayo aad ayeey u fududahay Caasimadda ayaa Magaalo kale loo raraa.

Runta lagama xishoodo ee Goofka iyo Gorgortanka Garoowe hala kala saaro.

FG: Adigoo Qalbi Qabiil kugu rakiban yahay, Carab qabyaaladeed ha iigu jawaabin( Commentigaaga) .

Maya, maya, Gorgortan hoos gelis ah !!!.=Somaliya Dal ayaa ka dhexeeyo ee deegaan kama dhexeeyo=


Qore:Yahya Amir

.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip