Wararka

Taliska Mareykanka ee Afrika oo sheegay in 62 Al-Shabaab ah uu ku dilay duqeyn

0 Visits: 284 | Monday December 17, 2018 - 21:05:58
Taliska Mareykanka ee Afrika oo loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa shaaca ka qaaday duqeyn uu ka fuliyay deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose uu ku dilay 62 dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab.

Read More »

Khasaaro Xoogan Oo Ka Dhashay Dagaal Dhex Maray Xoolaley Iyo Beeraley

0 Visits: 329 | Monday December 17, 2018 - 20:55:12
Hay'adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa maanta soo saartay Warbixin ay ku sheegtay in ka badan 3,600 oo qof lagu dilay Dagaaladaasi oo socday tan iyo sannadkii 2016-kii.

Read More »

Hazard oo sheegay in uu chelsea sii joogi doono

0 Visits: 615 | Monday December 17, 2018 - 20:50:15
Laacibka xulka Qaranka Belgium-ka iyo kooxda Chelsea Hazard ayaa lagu waday maalmihii la soo dhaafay in uu isaga tagi doono kooxda Blues maadaama uu dhowr jeer muujiyay Jaceylka uu qabo kooxda Chelsea.

Read More »

Dhakhaatiir Syrian Ah Oo Loo Soo Diray Somalia, Si Ay Baaritaano Ugu Sameeyaan Maydadka La Garan Waayo

0 Visits: 298 | Monday December 17, 2018 - 20:37:08
Dhakhaatiir u dhalatay dalka Syria oo loo soo diray Somalia, si ay baaritaano ugu sameeyaan maydadka la garan la' yahay. Agaasimaha Guud ee Hay'adda Dhakhaatiirta Takhasusiga ee Cilmiga baaritaanadda iyo Aqoonsiga Maydadka ee dalka Syria, Dr. Zaahir Xamdu Xajow ayaa sheegay inay Somalia u xusheen…

Read More »

Sawirro:-Xisbi Uu Hoggaamiyo Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Maanta La Diiwaangeliyay

0 Visits: 271 | Monday December 17, 2018 - 20:29:08
Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Maanta waxa ay diiwaangeliyeen Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Read More »

Shirkii Madasha Aragti Wadaaga Somaalida oo Jabuuti ka socda

0 Visits: 276 | Monday December 17, 2018 - 20:23:41
Shirkii Madasha Aragti Wadaaga Somaalida ee ka Socda Waddanka Jabuuti ayaa Lagaga Dooday Qadiyadda ka Dhex Taagan Somaliland iyo Soomaaliya.

Read More »

Madaxweynaha Eritrea oo booqasho ku tagay Abu Dhabi, labo maalin kaddib markii uu ka laabtay Muqdisho

0 Visits: 193 | Monday December 17, 2018 - 20:14:37
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta gaaray magaalada magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka Carabta, iyadoo uu ku baaqay dhaxalsuge Maxamed Bin Zayed.

Read More »

Kooxda Daacish Oo Sheegatay Inay Dagaal Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 210 | Monday December 17, 2018 - 20:03:48
Wargeyska Long War ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa sheegay inay Kooxda Daacish-ta sheegteen inay Dgaaalamayaasha Alshabaab dagaal kula galeen Tuulladda Biir Mirali oo ka tirsan Degmadda Qandala oo 75 KM dhanka Bari kaga toosan magaalladda Bosaaso ee Gobalka Bari. Wakaalladda Wararka u faafisa Kooxda…

Read More »

Waxka baro Taariikhda Qaaradda Asia.

0 Visits: 312 | Monday December 17, 2018 - 19:45:52
Qaaradda aanu maanta ka hadlayno ee Asia waa qaaradda adduunka ugu weyn uguna dadka badan. Asia waxay xaduud la leedahay qaaraddaha Afrika iyo Yurub waxaa sidoo kale mara badaha badda cas, badweynta Hindiya, Baasafik,ga Atrikada manatareeniyanka badda madow, badda Kasbiyanka iyo bada kale. Sidoo kale…

Read More »

Illaa 50 Arday oo ka qelin jebiyay qeybta Daraasaadka sare ee Jaamacada Banaadir

0 Visits: 273 | Monday December 17, 2018 - 19:41:07
Xaflad ballaaran oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyey arday ku qelin jebisay afar taqasus oo ka tirsan Qeybta waxbarashada heerka labaad (Master Degree) ee Jaamacada Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb galay, Maamulka Jaamacadda…

Read More »

Waxaan u baahanahay Nabad cadaalad ku timid

0 Visits: 811 | Monday December 17, 2018 - 19:05:25
Nabad waa eray xambaarsan garasho mugweyn, qeexideeduna waxay ku xirantahay arimo badan oo ay ka midnoqonkaraan, aqoonta iyo ujeedada Hogaanka dalka xukuma ama kooxda mucaaradka ah laba baduba nabad ayey wax ku yihiin. Nabaddu waa tiirka koobad ee aasaaska nolosha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaan…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Cabdi Aadan Hoosow u magacaabay Wasiirka Howlaha Guud

0 Visits: 247 | Monday December 17, 2018 - 19:01:02
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto uu goor dhow soo saaray waxaa uu ku magacaabay xilka Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska, maalin kaddib markii uu xilkaas iska casilay C/fataax Ibraahim Geesey.

Read More »

C/raxmaan Ceynte oo dowladda Soomaaliya u soo jeediyay in raalli gelin iyo magdhow ay siiso C/kariin Qalbi Dhagax

0 Visits: 219 | Monday December 17, 2018 - 10:42:19
Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Xukuumaddii hore C/raxmaan Yusuuf Cali Ceynte ayaa boggaadiyay tallaabadii Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil raalli gelinta iyo madax salaaxida ugu tagay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo sanadii hore ay dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya.

Read More »

"Ha Cayrin Mourinho" Taagerayaasha Liverpool Oo Garab Isgtaagay Tababare Jose Mourinho

0 Visits: 647 | Monday December 17, 2018 - 10:40:00
Tababaraha reer Portugal ayaa taagerimo u muuqatay mid jees-jees ah kahelay taagerayaasha Liverpool, kadib markii ay kooxdiisu caawa ku horkuftay Reds. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa wajihi doona cadaadis kaga imaan doonta dhanka maamulka Old Trafford, maadaama ay kooxdiisa soo gaarymtay…

Read More »

Maxaa Ka jira in Laga Tanasulay Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo+Dhageyso

0 Visits: 299 | Monday December 17, 2018 - 10:31:47
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay in laga Tanasulay Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Read More »

Waalidiin carruurtooda ka xiran yihiin oo buux dhaafiyay Saldhiga Baydhabo (SAWIRRO)

0 Visits: 247 | Monday December 17, 2018 - 10:28:37
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Waalidiin badan oo carruurtooda ay kaga xiran yihiin Saldhiga Magaaladaasi, ayaa shalay & maanta lagu hor arkayaa xarunta Saldhiga.

Read More »

Ciidamo Saakay Xiray Wadooyin Muqdisho Muqdisho+Sawirro

0 Visits: 246 | Monday December 17, 2018 - 10:25:10
Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah Wadooyinka Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Daacish oo sheegatay in ay dishay Xubno ka mid ah Shabaab

0 Visits: 248 | Monday December 17, 2018 - 10:20:46
Ururka Daacish ee dagaallama dalalka Soomaaliya, Ciraaq iyo Suuriya ayaa sheegtay in 14ka mid ah Al-Shabaab ay ku ku dileen howlgal ay ka fuliyeen degmada Qandala ee gobolka Bari,halkaasi oo ka agdhow Saldhigga Soomaaliya ee Daacish.

Read More »

17-KA DICEMBAR 2018-KA HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 17-KA DICEMBAR 2018-KA

0 Visits: 429 | Monday December 17, 2018 - 09:35:08
WASIIR KA TIRSAN XUKUUMADDA SOOM AALIYA OO ISKU CASILAY XIISADA KA TAAGAN KOONFUR GALBEED Wasiirkii howlaha Guud,Dib u dhiska iyo Gureynta dowladda Soomaaliya Cabd ifitaax Maxamed Ibraahi Geeseey ayaa Shalay sheegay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya. Wuxuu sheegay in sababta…

Read More »

Xanuun Waraqda / Saracda Laga Dareemo

0 Visits: 1230 | Sunday December 16, 2018 - 23:37:03
Casharkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay cillad badanaa bukaannadu ku wareeraan, dhakhaatiirtuna aysan ku baraarugsanayn waa xanuunka laga dareemo waraqda ama saracda (meesha u dhaxayso gumaarka lafta bisqinta iyo meesha cajarka/bowdada ka billawdo). Waxyaabo badan ayaa keeno in xanuun laga dareemo…

Read More »