Wararka

Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo Caawa gaaray magaalada Hargeysa

1 Visits: 285 | Thursday February 28, 2019 - 00:13:26
Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) iyo wafdi uu hoggaaminayay,ayaa Caawa socdaal dhanka dhulka ah ku gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Read More »

Maxkamad Go'aan ka gaartay Kiis kufsi ah oo ka dhacay Guriceel

0 Visits: 342 | Thursday February 28, 2019 - 00:10:24
Maxkamada degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa Go'aan waxa ay ka gaartay kiis kufsi ah oo degmadaas loogu geystay bil ka hor Gabar yar oo lagu Magacaabo Roodo Nageeye. Kiiskaas Kufsiga ah ayaa waxaa loo soo qabtay Afar dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey,waxaana Maxkamada Degmada…

Read More »

Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo dhaliiilay mas'uuliyiin ka qaybgallay shirkii xisbiga kulmiye

1 Visits: 306 | Thursday February 28, 2019 - 00:01:33
Labadda xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa sharci daro ku tilmaamay masuuliyiin aanu sharcigu ogolayn inay ka qaybgalaan shirarka xisbiyada. Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ku eedeeyey xisbiga KULMIYE in uu bahdilay hay'adihii dawladda oo dhamaantood ka wada qaybgaleen shirkii golaha…

Read More »

Pakistan says it shot down two Indian jets as Kashmir border crisis deepens

0 Visits: 603 | Wednesday February 27, 2019 - 23:58:52
New Delhi, India (CNN)Pakistan says its air force shot down two Indian fighter jets over the disputed border region of Kashmir, in a significant escalation of the crisis between the two nuclear-armed powers. India confirmed the loss of one plane and said it shot down a Pakistani jet as it responded…

Read More »

Maxkamad ku xukuntay sanad xarig ah muwaadin Soomaaliyeed oo isku dayay inuu qaniino askari

1 Visits: 294 | Wednesday February 27, 2019 - 23:55:07
Maxkamad ku taal dalka Malta ayaa ku xukuntay Muwaadin Soomaali ah oo dalkaas qaxootinimo ku joogo hal sano oo xarig ah iyo ganaax dhan labo kun oo Yuro ah kadib markii ay ku heshay dambi ah inuu isku dayay inuu qaniino askari u soo waday saldhigga Booliska.

Read More »

Sawirro:-Dab Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Kacay Saldhig Tareen Oo Ku Yaalla Qaahira

0 Visits: 292 | Wednesday February 27, 2019 - 23:44:21
Telefishinka Dowladda Masar ayaa sheegay inuu barqanimadii maanta u udab ka kacay Saldhigga ugu weyn ee Tareenadda laga raaco ee magaalladda Qaahira. Telefishinka waxa uu tilmaamay in dad lagu qiyaasay 20-qof ku geeriyoodeen dabkaasi, halka 40-kalena ku dhaawacmeen dabkaasi.

Read More »

U.S. Airstrikes Kill 200 Al-Shabaab Jihadis So Far in 2019

0 Visits: 291 | Wednesday February 27, 2019 - 22:54:37
According to AFRICOM, which oversees American military operations on the continent, the U.S. air campaign to degrade the al-Qaeda affiliate killed two al-Shabaab terrorists on Saturday, 35 on Sunday, and 20 on Monday, reportedly bringing the total number of jihadi fatalities to at least 200 from over…

Read More »

Jeneraal Bashiir;"Isma qaadaneyso amni darrada Muqdisho iyo kordhinta tirada Ciidamada booliska Muqdhois".

0 Visits: 322 | Wednesday February 27, 2019 - 22:48:08
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga hadlay falalka amni darro ee maalmihii u danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo inta badan raggii weeraradaas geystay ay baxsadeen. Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay iney kordhiyeen tirada Ciidamada…

Read More »

Khayre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka (SAWIRRO)

0 Visits: 300 | Wednesday February 27, 2019 - 22:37:44
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa kala hadlay dedejinta dhamaystirka sharciga doorashooyinka iyo dib-u-eegista sharciga xisbiyada.

Read More »

Xildhibaan ku geeriyooday Puntland

0 Visits: 279 | Wednesday February 27, 2019 - 22:30:35
Sida Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ay u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland waxaa goor dhoweyd shil gaari ku dhintay mudane ka tirsan Golaha wakiilada Puntland. Xildhibaanka ayaa kusii jeeday degmada Waaciye Waxaana uu ka baxay Magaalada Boosaaso.

Read More »

KRA destroys illegal goods worth Ksh 9m in Garissa

0 Visits: 534 | Wednesday February 27, 2019 - 22:18:32
According to Garissa County commissioner Meru Mwangi who oversaw the exercise at the Garissa dumpsite, the illicit goods were intercepted from smugglers by security officers at various entry points on diverse dates. "The goods were seized during the ongoing multi-agency crackdown on illicit goods.…

Read More »

Salah: Shaqsiyadeyda waxaa ka weyn Liverpool

0 Visits: 750 | Wednesday February 27, 2019 - 22:12:47
Xiddiga Liverpool Mohamed Salah ayaa sheegay inuu mudnaanta koowaad siinayo kooxdiisa, isagoo sheegay in xilli ciyaareedkii hore uu ahaa mid wanaagsan, laakiin haatan ay doonayaan inay ku guuleystaan Premier League. Inkastoo uu si tartiib tartiib ah u bilowday ololaha xili ciyaareedkaan, Mo Salah ayaa…

Read More »

Pakistan shoots down two Indian fighter jets: Foreign ministry

0 Visits: 612 | Wednesday February 27, 2019 - 22:09:06
"Today, Pakistan Air Force undertook strikes across Line of Control from within Pakistani airspace," the foreign ministry said in a statement on Wednesday

Read More »

Court orders the police to bring absent defendants in ex-Somali president file; translators no show despite court order

0 Visits: 550 | Wednesday February 27, 2019 - 22:03:38
The judges' decision came in response to objections from the defense team of the six defendants who are currently under police custody. The defense team objected the polices' request for additional 14 days in order to bring in absent defendants and argued that the polices' hitherto inability…

Read More »

Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo la ansixiyay

0 Visits: 281 | Wednesday February 27, 2019 - 22:00:38
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed,waxaana la horgeeyay Golaha Wasiirada uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cabdi Casiis laftagareen. Kulanka ayaa waxaa xaadiray 224 Mudane,waxaana Goobjoog ka ahaa Madaxweynaha…

Read More »

Somali refugee's fight against 'silent killer' of FGM inspires film

0 Visits: 311 | Wednesday February 27, 2019 - 21:57:34
Somalia has the world's highest rate of FGM, affecting 98 percent of women, but Ahmed is undaunted by the challenge. "Somalia is still dangerous, and I'm at risk from people who don't like what I'm doing, but I always say if I can save one girl's life, I will stay," said…

Read More »

Van der Vaart: Messi wuxuu kasoo Jeedaa Adduun kale

0 Visits: 774 | Wednesday February 27, 2019 - 21:53:17
Ka hor kulanka lugta labaad ee semi-finalka Copa del Rey oo ay la leeyihiin Real Madrid, xiddigii hore ee khadka dhexe ee reer Holland Rafael van der Vaart, ayaa amaanay Lionel Messi, waxaana uu aaminsan yahay in xiddiga reer Argentine uu yahay mid aan la joojin karin. Lionel Messi ayaa qaab ciyaareed…

Read More »

Somali man who illegally entered Canada to flee Trump immigrant crackdown has refugee claim rejected

0 Visits: 540 | Wednesday February 27, 2019 - 21:49:16
Abdirizak Abdullahi Mohamed was flagged at the border as inadmissible due to the past convictions. 'This case is a testament that the system works,' his lawyer says A Somali man with a list of criminal convictions amassed while living in the United States and who was among the waves of irregular…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay doorashadii uu ku guuleystay Muhammadu Buhari

0 Visits: 255 | Wednesday February 27, 2019 - 21:44:24
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo waxa uu u diray Madaxweynaha markale ku guuleystay doorashada dalka Nigeria ee Muhammadu Buhari.

Read More »

Muhammadu Buhari Wins Second Term as Nigeria's President

0 Visits: 580 | Wednesday February 27, 2019 - 21:36:54
ABUJA, Nigeria — Officials declared early Wednesday that Muhammadu Buhari had won a second term as president of Africa's most populous country, where voters rejected a corruption-stained candidate in favor of a leader who promised to continue a campaign to eliminate graft. Not long after midnight,…

Read More »