Sawirro:-Dab Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Kacay Saldhig Tareen Oo Ku Yaalla Qaahira

0
Wednesday February 27, 2019 - 23:44:21 in Wararka by
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Dab Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Kacay Saldhig Tareen Oo Ku Yaalla Qaahira

    Telefishinka Dowladda Masar ayaa sheegay inuu barqanimadii maanta u udab ka kacay Saldhigga ugu weyn ee Tareenadda laga raaco ee magaalladda Qaahira. Telefishinka waxa uu tilmaamay in dad lagu qiyaasay 20-qof ku geeriyoodeen dabkaasi, halka 40-kalen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Telefishinka Dowladda Masar ayaa sheegay inuu barqanimadii maanta u udab ka kacay Saldhigga ugu weyn ee Tareenadda laga raaco ee magaalladda Qaahira. Telefishinka waxa uu tilmaamay in dad lagu qiyaasay 20-qof ku geeriyoodeen dabkaasi, halka 40-kalena ku dhaawacmeen dabkaasi.

 
Goobjooge ayaa u sheegay Warbaahinta inuu dabku ka kacaykacay, kadib, markii uu Tareen jiiray Xayndaab ku hor gudbanaa Saldhigga Tareenadda ee Ramsees oo ku yaalla bartamaha magaalladda Qaahira.

Muuqaallo iyo sawiro la soo dhigay Baraha Bulshadda ayaa waxaa laga arkayey Qiiq madow oo cirka isku shareeray iyo kooxaha gurmadka oo ku hawlan sidii maydadka iyo dhawaacyada looga soo saari lahaa Saldhigga Tareenadda ee uu dabku ka kacay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip