Xildhibaan ku geeriyooday Puntland

0
Wednesday February 27, 2019 - 22:30:35 in Wararka by
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan ku geeriyooday Puntland

    Sida Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ay u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland waxaa goor dhoweyd shil gaari ku dhintay mudane ka tirsan Golaha wakiilada Puntland. Xildhibaanka ayaa kusii jeeday degmada Waaciye Waxaana uu ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ay u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland waxaa goor dhoweyd shil gaari ku dhintay mudane ka tirsan Golaha wakiilada Puntland. Xildhibaanka ayaa kusii jeeday degmada Waaciye Waxaana uu ka baxay Magaalada Boosaaso.


Xildhibaanka Geeriyooday waxaa lagu Magacaabaa Maxamed Faarax Mire waxaana laga soo doortaa gobolka Bari.

Wararku waxay sheegayaan in Gaariga xildhibaanka uu dusha ka maray gaari xamuul ah oo u socday dhinaca magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga Puntland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip