Wararka

Astaan cusub oo uu yeeshay Xisbiga dowlad deegaanka Soomaalida

0 Visits: 364 | Thursday June 20, 2019 - 09:44:43
-Kulan maalintii shalay ay yeesheen Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida ayaa lagu ansixiyay astaanta cusub ee uu yeelanayo Xisbigu.

Read More »

Iiraan Oo Sheegtay Inay Maraykanka Ka Soo Rideen Diyaarad Daroon Ah

0 Visits: 307 | Thursday June 20, 2019 - 09:40:28
Ilaaladda Kacaanka Iiraan waxay sheegeen inay Daroon basaas ah ku soo rideen meel ku dhow DegmaddaKohamborakee GobalkaHormozganee Koonfurta dalkaasi.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 20-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 376 | Thursday June 20, 2019 - 08:54:08
AMAR LA DUL-DHIGAY SHACABKA MAGALADA MUQDISHO Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Amar dul-dhigay Shacabka iyo Ganacstada ku nool Gobobolkan Banaadir.

Read More »

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Kulanka Golaha Wasiirada IGAD

0 Visits: 401 | Thursday June 20, 2019 - 07:13:22
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay kulanka gaarka ah ee 68aad ee Golaha Wasiirrada IGAD oo ka furmay Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa. Kulanka ayaa sidoo kale ka qeybgaleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Itoobiya, Jabuuti, Kenya, Koonfurta…

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo la Magacaabay

0 Visits: 339 | Wednesday June 19, 2019 - 23:32:16
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee maamulkaasi kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.

Read More »

Puntland oo sheegtay in Fiiso lagu soo gelaayo deegaanadeeda

0 Visits: 363 | Wednesday June 19, 2019 - 23:20:44
Dowlad goboleedka Puntland ayaa markii ugu horeysay shaaciyay hadal siyaabo kala duwan u qabsaday warbaahinta Soomaalida, kadib markii Wasiir ka tirsan Maamulkaas uu sheegay in deegaanada Puntland Viiso lagu soo gelaayo.

Read More »

Madaxweyne Deni oo kala diray Golihii Deegaanka Degmada Buurtinle Google+ Pinterest

0 Visits: 333 | Wednesday June 19, 2019 - 23:17:35
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-28 ee Juun, 19, 2019, ku kala dirid Golaha Deegaanka ee Degmada Buurtinle. Madaxweynaha Maamulka Puntland

Read More »

SAWIRO:-Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 379 | Wednesday June 19, 2019 - 23:15:06
Magalada muqdisho waxaa xalay markale ka qabsoomay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda,waxana ka qeyb galay mas'uuliyiinta ugu sareeysa Maamulka Gobolka iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska.

Read More »

Xildhibaan Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha

0 Visits: 317 | Wednesday June 19, 2019 - 23:12:45
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay soo saartay War-saxaafadeed ay uga hadashay in ay xiligeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug,iyada oo ku baaqday shir dib u heshiisiin ah,waxaana qoraalkaas ka horyimid Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

Read More »

Dhageysiga Dacwada Wariye Coldoon oo ka bilaabatay Magalada Hargeysa

0 Visits: 360 | Wednesday June 19, 2019 - 23:10:35
Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ee Magalada Hargeysa ayaa waxaa Maanta ka bilaabatay dhageysga dacwada loo heysto Wariye Cabdi Maalik Sheekh Muuse Coldoon oo weli u xiran Maamulka Soomaaliland. Maalma ka hor ayaa Xeer Ilaalinta Soomaaliland waxaa ay soo bandhigtay dacwada loo heysto oo ah in uu Bartiisa…

Read More »

Maxkamad la soo taagay Xubno ku Eedeysan Weerarkii Al-Shabaab ee Jaamacadda Gaarisa

0 Visits: 360 | Wednesday June 19, 2019 - 23:03:28
Maxkamadda magaalada Nairobi ayaa la filayaa inay soo gaba gabayso dacwad la xiriirta afar nin oo ku eedeysnaa inay kamid ahaayeen Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab ee bishii April ee sanadkii 2015-kii weerarka khasaaraha badan dhaliyay ku qaaday jaamacadda magaalada Gaarissa ee Gobolka Waqooyi Bari Raggaan…

Read More »

Jarmalka oo guul ka gaaray xulka Koonfur Afrika

0 Visits: 896 | Wednesday June 19, 2019 - 10:52:53
Jarmalka ayaa ciqaabay xulka Koonfur Afrika oo khaladaad sameeyay intii ay socotay ciyaarta ka tirsan Koobka Kubadda Adduunka ee Dumarka, iyaga oo sidaa hoggaanka ugu qabtay horrinta B.

Read More »

Akhriso:-Qodobada Llooga Hadlayo Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka Qaranka

0 Visits: 298 | Wednesday June 19, 2019 - 10:32:16
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 19/6/2019 waxaa ay Xaruntooda ku yeelanayaan Kulankoodii caadiga ahaa ee Kal-fadhiga Shanaad.

Read More »

Madaxweyne Trump oo qaaday Tallaabo Cusub

0 Visits: 363 | Wednesday June 19, 2019 - 10:28:43
Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa habeenkii xalay ahaa magaalada Orlando ee gobolka Florida ka bilaabay ololihiisii doorashada ee tartanka 2020ka. Madaxweynaha ayaa ka hor hadlay boqolaal dad oo goob fagaare ah isku soo baxay.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 19-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 358 | Wednesday June 19, 2019 - 09:52:05
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MAGACAABIS SAMEEYAY Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loogu magacaabay Mudane Cabdullaahi Sheekh Cabdikariim Yuusuf in uu noqdo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaran ka. Waxaan Eebe…

Read More »

Communique on the AfricanDefenders Convention (Johannesburg +20 Conference)

0 Visits: 905 | Wednesday June 19, 2019 - 07:13:00
1. Twenty years after the All African Human Rights Defenders Conference held in Johannesburg in 1999, AfricanDefenders (the Pan African Human Rights Defenders Network) convened the AfricanDefenders Convention (Johannesburg+20) from 12-14 June 2019 in Zanzibar, United Republic of Tanzania.

Read More »

NUSOJ condemns arbitrary closure of Two TV stations in Somaliland

0 Visits: 910 | Wednesday June 19, 2019 - 06:42:36
Mogadishu, 18, 06, 2019 National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has strongly condemned the arbitrary closure of two private television stations in Somaliland. . ERYAL and HORYAAL 24 TVs were all shut down on Tuesday morning, 18 June, by the government of #Somaliland . The order was made by the…

Read More »

Taariikh nololeedkii abwaan Sangub(1944-2019)

0 Visits: 396 | Tuesday June 18, 2019 - 21:42:07
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise Singub Alle ha janneeyo , sannnadkii 1944 ayuu ku dhashay deegaanka Dhagaxbuur , gobolka Jarar ee dhulka Soomaali galbeed , halkaasi ayuu muddo ka ahaa Geeljire markii uu kacaamay sidoo kalena wuxuu bartay isla waqtigaasi Quraanka Kariimka ah oo uu dhammeeyey. Waxa jirtay…

Read More »

Toogasho ka dhacday Kismaayo

0 Visits: 319 | Tuesday June 18, 2019 - 21:28:02
Askari ka tirsan Ciidamada Jubaland ayaa goordhow lagu toogtay gudaha magaalada Kismaayo, sida ay xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugan Kismaayo oo Risaala la hadlay. Kooxaha hubeysan ayaa toogtay Askariga oo la sheegay in uu ku sugnaa Bar Kontorool oo ay leeyihiin Ciidanka Booliska Jubbaland.

Read More »

Jubbaland oo War cusub kasoo saartay Nabadoonkii lagu dilay Kismaayo

0 Visits: 280 | Tuesday June 18, 2019 - 21:26:10
Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta Magalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay dhinaca Amniga sigaar ah dilkii xalay loo geystay mid ka mid ah Nabadoonada ugu caansan Jubbaland. Kulanka waxaa shir guddoomiyaya Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi nuur Janan,waxaana…

Read More »