Toogasho ka dhacday Kismaayo

0
Tuesday June 18, 2019 - 21:28:02 in Wararka by
  • Visits: 321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho ka dhacday Kismaayo

    Askari ka tirsan Ciidamada Jubaland ayaa goordhow lagu toogtay gudaha magaalada Kismaayo, sida ay xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugan Kismaayo oo Risaala la hadlay. Kooxaha hubeysan ayaa toogtay Askariga oo la sheegay in uu ku sugnaa Bar Kontorool o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askari ka tirsan Ciidamada Jubaland ayaa goordhow lagu toogtay gudaha magaalada Kismaayo, sida ay xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugan Kismaayo oo Risaala la hadlay. Kooxaha hubeysan ayaa toogtay Askariga oo la sheegay in uu ku sugnaa Bar Kontorool oo ay leeyihiin Ciidanka Booliska Jubbaland.

Askariga ayaa la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidanka Booliska Jubbaland,




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip