Madaxweyne Trump oo qaaday Tallaabo Cusub

0
Wednesday June 19, 2019 - 10:28:43 in Wararka by
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Trump oo qaaday Tallaabo Cusub

    Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa habeenkii xalay ahaa magaalada Orlando ee gobolka Florida ka bilaabay ololihiisii doorashada ee tartanka 2020ka. Madaxweynaha ayaa ka hor hadlay boqolaal dad oo goob fagaare ah isku soo baxay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa habeenkii xalay ahaa magaalada Orlando ee gobolka Florida ka bilaabay ololihiisii doorashada ee tartanka 2020ka. Madaxweynaha ayaa ka hor hadlay boqolaal dad oo goob fagaare ah isku soo baxay.

Madaxweyne Trump ayaa la tartami doona tartamihii ka soo dhex baxa tiro labaatan kor u dhaafaysa oo xisbiga Dimoqraadiga ka socda.

Dhinaca kale, waxaa soo baxaya in ra’yi uruurin la sameeyey ay muujinayso in gobolada qaarkood madaxweynaha lagaga horeeyo.

Tallaabadaan ayaa kusoo aadeysa xilli dhawaan Madaxweyne Trump uu Eryay qaar ka mid ah xubnihii Ol olihiisa doorashada Sanadkii 2016, kadib markii ay sheegeen sir ku saabsan in taageerayaal uu ku lahaa Magaalooyin ka mid ah dalkaasi ay gacantiisa ka baxeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip