Wararka

DFS oo shaacisay waqtiga iyo halka lagu qabanayo doorashada Galmudug

0 Visits: 253 | Monday June 24, 2019 - 10:51:19
War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda soomaaliya ayaa lagu sheegay inay dhamaatay waqtiga xilheynta ee Madaxda Galmudug,isla markaana dhawaan la qabanayo doorashada Galmudug. War-Saxaafadeedka ayaa lgu sheegay in doorashada Galmudug la qabanayo 4-da…

Read More »

Akhriso:-Qodobada looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

0 Visits: 277 | Monday June 24, 2019 - 10:47:48
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 24/6/2019 waxaa ay Xaruntooda ku yeelanayaan Kulankoodii caadiga ahaa ee Kal-fadhiga Shanaad. Ajandaha Kulanka Maanta ayaa waxaa uu yahay u codeynta Hindise Sharciyeedka Dhismaha…

Read More »

RW Kheyre oo ku wajahan Dhuusamareeb & Amniga oo la adkeeyay

0 Visits: 275 | Monday June 24, 2019 - 10:45:24
Maanta ayaa la filayaa in Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ahna Xarunta Maamulka Galmudug inay gaaraan Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa Dhuusamareeb gaarayu Wafdi horudhac u ah safarka…

Read More »

Wasiir Cawad oo wadahadallo laba geesood ah la yeeshay dhiggiisa Shiinaha

0 Visits: 288 | Monday June 24, 2019 - 10:41:58
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah maanta kula yeeshay dhiggiisa China, Mudane Wang Yi , Caasimadda Beijing. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Cawad, waxa uu ammaanay kaalinta China ee difaaca Arrimaha Afrika…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Afgembigii dhicisoobay ee Itoobiya

0 Visits: 238 | Monday June 24, 2019 - 10:39:05
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda ka tacsiyadeyso mas'uuliyiinti lagu dilay isku daygii fal dambiyeedkii afgambiga…

Read More »

Xildhibaano iyo Senataro ku wajahan Cadaado

0 Visits: 228 | Monday June 24, 2019 - 10:36:55
Magaalada Cadaado waxaa maalinta Berri ah ku wajahan Senataro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya sidda wax looga qabto xaaladda Cakiran ee ka taagan Magaalada Dhuusamareeb. Wafdiggaan ayaa waxaa ka mid ah xildhibaano doonaya in ay ka hortaggaan faragalin ay sheegeen qaarkood in dowladda…

Read More »

Dilal ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

0 Visits: 239 | Monday June 24, 2019 - 10:34:34
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in laba ruux oo la sheegay inay Shacab ahaayeen lagu dilay deegano hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo maalmahaan xiisado dagaal ay ka jireen. Maleeshiyaad hubeysan ayaa la sheegay in labada ruux oo ahaa xoolo Dhaqato inay…

Read More »

SAWIRO:-Wejiga Labaad ee dib-u-habaynta Ciidammada oo Billowday

0 Visits: 250 | Monday June 24, 2019 - 10:27:26
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu si guul ah kusoo dhammaaday. Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda lagu…

Read More »

QURBA-JOOGTA SOOMAALI-AJNABIGA AH IYO SAAMAYNTOODA SIYAASADEED

0 Visits: 250 | Monday June 24, 2019 - 10:23:51
Kontonkii sano ee la soo dhaafay, waxaa dunida aad ugu soo kordhay dadka heysta labo dhalasho iyo ka badan iyadoo loo aanaynayo sababo badan oo ay ugu muhiimsan yihiin colaadaha iyo dhaqaala xumida ka jira qeybo badan oo dunida ka mid ah sida Afrika. Tusaale, waddankeena markii ay dawladda burburtay…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUM TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 24-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 352 | Monday June 24, 2019 - 09:55:14
XISBIGA UU HOGGAAMINAYO SHEEKH SHARIIF OO KA HADLAY XAALADDA GALMUDUG War kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran oo uu Hoggaamin aayo Madaxweynihii ho re ee Soomaaliya Sheekh Shariif She ekh Axmed ayaa looga hadlay Xaaladda kac san degaanada maamulka Galmudug. Xisbiga ayaa ugu baaqay dowladda dhexe ee Soomaaliya…

Read More »

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland oo geeriyoodey

0 Visits: 409 | Sunday June 23, 2019 - 21:33:35
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur ayaa Ku geeriyoodey dalka Turkiga. Alle ha u naxariistee Marxuumku waxa uu Soomaaliya kasoo qabtay Xilal kala duwan, waxa uu ahaa masuulkii ugu horeeyey ee loo magacaabo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Puntland. Sidoo kale waxa uu qayb ka ahaa…

Read More »

Xagee ku sugan yahay Madaxweyne Xaaf Caawa?

0 Visits: 399 | Sunday June 23, 2019 - 19:29:26
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku sugan degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud, halkaasoo uu kulamo kala duwan kula leeyahay qaar ka mid ah waxgaradka degaanka. Kulamadaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Waxgarad ka yimid Magaalada Cadaado oo lagu waddaa in uu gaaro maalinta…

Read More »

Saraakiil iyo Askar loo xiray dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo

0 Visits: 391 | Sunday June 23, 2019 - 19:21:10
Wararka ay Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho ka heleyso Magalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegayaan in Xabsiga la dhigay Saraakiil iyo askar ku lug yeeshay dagaalkii shalay ka dhacay Koonfurta Magalada Gaalkacyo. Dagaalka ayaa markii hore ka bilaawday sida la sheegay ,kadib markii saraakiil ka…

Read More »

Wasiirka arrimaha gudaha iyo madaxa xukuumadda Galmudug oo gaaray Matabaan

0 Visits: 448 | Sunday June 23, 2019 - 19:13:02
Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan degmada Matabaan ayaa ku warramaya inay halkaa gaareen wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye iyo madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir. Deegaannada ay wafdiga gaareen ayaa muddooyinkii dambe waxaa ka tagneyd xiisad colaadeed…

Read More »

Maxaa ka soo kordhay xaalada Galmudug iyo wada –hadallada Dhuusa-Mareeb

0 Visits: 385 | Sunday June 23, 2019 - 19:00:57
Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusa-Mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in uu halkaa isaga tagay madaxweynihii maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo la sheegay uu u anbabaxay dhinaca magaalada Gaalkacyo.Wararka ayaa intaa ku daray madaxweynaha ay u sii galbiyeen degmada Gaalkacyo ciidamo…

Read More »

Doorasho muhiim u ah Erdogan oo ka socota Istanbul

0 Visits: 427 | Sunday June 23, 2019 - 18:54:04
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan iyo xubno ka mid ah qoyskiisa ayaa codka ka dhiibtay doorashada ku celiska ee duqa magaalada Istanbul , kaddib markii uu guddiga doorashada wax kama jiraan kasoo qaaday doorashadii dhacday 31-dii bishii Maarso.

Read More »

Marekanka oo weerarray Iiraan

0 Visits: 364 | Sunday June 23, 2019 - 18:47:44
Saraakiil ka tirsan dowladda Marekanka ayaa sheegay in madaxweynaha dalka Marekanka, Donald Trump uu si qarsoodi ah u bixiyay ogalaashaha weerar dhanka internerka ah oo milateriga Marekanka ku qaaday kombuuyutarrada ilaalada kacaanka ee dalka Iiraan,sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AP oo xigatay…

Read More »

Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil gaari oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 435 | Sunday June 23, 2019 - 18:39:47
Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa isugu jira kuwo saarnaa Mooto Bajaaj iyo kuwo wadada marayay,waxaana shilkaasu uu yimid kadib markii ay isku dhaceyn Mooto Bajaajta iyo Gaari nooca Soomaalida u taqaano iska roge oo Carada Guryaha lagu dhiso qaado. Shilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid…

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Magalada Dhuusamareeb

0 Visits: 334 | Sunday June 23, 2019 - 18:36:18
Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goordhow isaga tegay Magaaladaas. Madaxweyne Xaaf ayaan ku qanacsaneyn wadahadallada dhuusamareeb uga socday Wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya…

Read More »

SAWIRO:-Wasaaradda Qorsheynta oo Shir ku qabatay Muqdisho

0 Visits: 327 | Sunday June 23, 2019 - 18:31:50
Wasaaradda qorsheynta Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta kulan wada tashi ah oo ku saabsan horumarinta Dalka kula yeelatay Ganacsatada Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho. Kulankan wada-tashiga ah ee ku aaddan wareegga Labaad, qorshahiisa Sagaalaad horumarinta Qaranka Soomasliya, ayaa diiradda lagu saaray,…

Read More »