Wararka

Madaxweyne Erdogan oo u digey Syria

0 Visits: 261 | Wednesday February 05, 2020 - 19:14:41
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay Syria inay ciidamadeeda kala baxdo goobaha kormeerka militari ee gobolka waqooyiga bari ee Idlib, halkaasi oo iskudhacyo xooggan ay ka dhaceen maalmihii tagay.

Read More »

SJS calls for NIEC to avoid restricting media coverage during 2020/2021 electoral process

0 Visits: 687 | Wednesday February 05, 2020 - 19:08:36
Somali Journalists Syndicate (SJS) calls for the Somalia National Independent Electoral Commission (NIEC) to refrain from imposing restrictive measures on the journalists and the media coverage and to allow conducive environment for journalists covering the 2020/2021 elections.

Read More »

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ku baaqay wada-hadal

0 Visits: 217 | Wednesday February 05, 2020 - 18:54:17
Madaxweyne kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ugu baaqay dadka ku nool deegaannada Galmudug inay ka shaqeeyaan dib u heshiisiin,isla markaana ay bilaabaan wada-hadal xal loogu helayo arrimaha ka taagan galmudug. Qoraal dheer oo uu soo saarey Maaxweyne kuxigeenka Galmudug ayuu…

Read More »

Raysal Wasaaraha Pakistan: Waa nasiib darro in 1.3 bilyan Muslimiin ah ay adduunka kaga saamayn badan yihiin 12 milyan Yahuud ah

0 Visits: 224 | Wednesday February 05, 2020 - 18:46:51
Raiisul wasaaraha dalka Pakistaan Imran Khan ayaa sheegay cadaadiska diimeed ee lagu hayo muslimiinta adduunka oo dhan uu yahay kii ugu xumaa taariikhda aadanaha.

Read More »

Wasiir Beyle oo Jabuuti kula kulmay Safiirka Ruushka ee Soomaaliya

0 Visits: 205 | Wednesday February 05, 2020 - 18:43:40
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Safiirka Dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya Mikhail Golovanov oo ay ka wada hadleen arrimaha deyn cafinta Soomaaliya.

Read More »

SAWIRO:-Banaanbax ka dhacay Magaalada Kismaayo

0 Visits: 197 | Wednesday February 05, 2020 - 18:37:59
Qaar kamid ah qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magalada Kismaayo ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay dhigeen banaanbax ay uga soo horjeedaan dagaal beeleed maalmahaan ka socdey deegaano ku yaalla Galbeedka Magaalada Kismaayo. Labadii todobaad ee la soo dhaafay ayaa dagaal ku bilaawdey dilal qorsheysan…

Read More »

DP World oo sheegtay dagaalka ganacsi ee Shiinaha iyo Maraykanka in uu saameeyay wax soosaarkooda dhaqaale

0 Visits: 197 | Wednesday February 05, 2020 - 18:34:17
Shirkadda DP World, oo fadhigeedu yahay magaalada Dubai, ayaa gacanta ku dhigtay 71.2 milyan sannadkii 2019 iyadoo dhaqaalaahan ka heshay guud ahaan dekeddaha caalamiga ah ee marinnada haamaha. Waa horukac 1.0% ah marka la barbar dhigo sanadkii ka horeeyay. shirkadda DP world waxaa ganacsigeedu uu ku…

Read More »

Wasiir Sadiiq Warfaa oo la kulmey Ra'iisul Wasaaraha Sweden

0 Visits: 245 | Wednesday February 05, 2020 - 18:31:45
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ku sugan Magaalada Paris ee Caasimadda wadanka Faransiiska waxaa uu halkaasi kula kulmey Ra'iisul Wasaaraha dalka Sweden, Stefan Lofven.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ku eedeysay dowladda Kenya inay faro galin siyaasadeed ka wado gudaha Soomaaliya

0 Visits: 189 | Wednesday February 05, 2020 - 18:22:55
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xuntahay faragelinta siyaasadeed iyo mida amni oo ay ka wado dowladda Kenya gudaha Soomaallya, taasoo aan u wanaagsanayn xiriirka labada dal iyo shacab ee Walaalaha iyo deriska ah. iyo xal u helida mushkiladaha gobolka ee ay kamid tahay la dagaalanka…

Read More »

C/raxmaan C/shakuur "Ma jiro wax Gurmad oo ay ka heleen Dowladooda Arday Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Wuhan…."

0 Visits: 192 | Wednesday February 05, 2020 - 18:11:25
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdirahmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay xaalada Ardayda Soomaaliyeed ee kunool Gobolka Wuhan ee dalka Shiinaha oo ah halkii uu ka dilaacay Cudurka halista ee loo yaqaano Corona virus. C/raxmaan C/shakuur ayaa waxaa uu sheegay in Arday Soomaaliyeed ee kunool Gobolka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 5-FEB-2020

0 Visits: 386 | Wednesday February 05, 2020 - 09:00:52
D/F/Soomaaliya oo dalbatay in loo soo gacan geliyo eedeysane C/rashid Janan. D/F/Soomaaliya waxa ay si rasmi ah u dalbatay waaran caalami ah (international warrant) oo loogu soo gacan gelinayo eedaysane Cabdir ashid Xasan Cabdinuur (Ja nan), kaas oo ka baxsaday caddaaladda. D/F/Soomaal iya waxa ay arrinkaas…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Khilaafka doorashada Galmudug ka dhashay

0 Visits: 262 | Tuesday February 04, 2020 - 22:49:12
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa bilaabay dadaallo lagu xalinaayo Khilaafka ka dhex taagan maamulka Galmudug ee yeeshay Saddexda Madaxweyne ee ku kula sugan Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo. Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ayaa la kulmay Madaxa Xukuumadda Galmudug iyo Axmed Geelle Xaaf Madaxweynaha…

Read More »

Sheekh Shaakir oo go'aan ka kooban 5 qodob kasoo saaray doorashadii Qoor Qoor

0 Visits: 262 | Tuesday February 04, 2020 - 20:38:43
Madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay doorashadii labadii bishan ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Qoor Qoor.

Read More »

Kenyan president says ex-president Daniel arap Moi has died

0 Visits: 691 | Tuesday February 04, 2020 - 20:34:09
Daniel arap Moi, a former schoolteacher who became Kenya's longest-serving president and presided over years of repression and economic turmoil fueled by runaway corruption, has died. He was 95. Moi's death was announced by President Uhuru Kenyatta in a statement on the state broadcaster on…

Read More »

Safaaradda Somaliya oo war ka soo saartay ka bad-qabka Coronavirus ee muwaadiniinta ku nool Shiinaha

0 Visits: 249 | Tuesday February 04, 2020 - 20:29:56
Safaarada Soomaaliya ee dalka Shiinaha ayaa waxaa ay faah faahin ka bixisay xaalada muwaadiniinta Soomaliyeed ee ku nool magaalada Wuhan oo ah magaalada uu ka dilacay Cudurka Coronavirus oo haatan dunida walwal badan ku abuuray. Qoraal kasoo baxay safaaradda ayaa waxaa lagu sheegay inay u kuurgaleen…

Read More »

Diyaarado Dagaal Oo Duqeymo Ka Geystay Degaano Ay Heystaan Koox Mucaarad Ah

0 Visits: 236 | Tuesday February 04, 2020 - 20:26:45
Ciidanka cirka Dawladda Suuriya ayaa maalmihii lasoo dhaafay 200 oo duqaymo kala duwan ah ku garaacay deegaanada ay haystaan kooxaha mucaaradka oo ay kamid tahay magaalada Idlib. Duqaymahaas ayaa dhacay sedexdii maalmood ee la soo dhaafay, iyadoo ciidamada Siiriya ay ku bartilmaamsadeen koocaha mucaaradka…

Read More »

C/Raxmaan Odawaa Oo Caddeeyay Mowqifkiisa Ku Aadan Doorashadii Qoor-Qoor

0 Visits: 246 | Tuesday February 04, 2020 - 20:24:31
qaadacday Doorashaas ayaa Goor dhaweyd Caddeeyay mowqifkiisa ku aadan Doorashadii maalin kahor ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee uu kusoo baxay Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. C/raxmaan Odawaa oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxaa ku sheegay inuu mar kale u taagnaan doono xilka Madaxweynaha…

Read More »

Sawirro:-Madaxweyne Qor-Qoor oo Shir la yeeshay Sakaasha iyo Ciidanka Glamudug

0 Visits: 232 | Tuesday February 04, 2020 - 20:19:16
Madaxweynaha Cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Maanta Magaalada Dhuusamareeb kulan gaar ah kula yeeshey hoggaanada kala duwan ee Ciidamada Amniga ee Galmudug.

Read More »

Wasiir Janan oo iskaga baxay Beled-Xaawo kadib waarankii DF

0 Visits: 234 | Tuesday February 04, 2020 - 20:14:04
Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa la sheegay in goor dhaw uu ka baxay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo oo galinkii hore ee Talaadada maanta ah uu ka degay, kadib markii uu ka soo duulay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Dad ku sugan Beled-Xaawo ayaa noo sheegay…

Read More »

Faah Faahin:-Kooxo Hubeysan Oo Caawa Dil Ka Geystay Muqdisho

0 Visits: 225 | Tuesday February 04, 2020 - 20:10:32
Faah faahino ayaa laga helayaa Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado oo Caawa gudaha Suuqboocle ee Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ku dilay Nin la sheegay inuu Ganacsade. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Radio Dalsan ayaa waxaa u sheegeen in Ninka la dilay uu Suuqboocle ku lahaa Goob lagu iibiyo Mooska,…

Read More »