Wasiir Beyle oo Jabuuti kula kulmay Safiirka Ruushka ee Soomaaliya

0
Wednesday February 05, 2020 - 18:43:40 in Wararka by
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Beyle oo Jabuuti kula kulmay Safiirka Ruushka ee Soomaaliya

    Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Safiirka Dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya Mikhail Golovanov oo ay ka wada hadleen arrimaha deyn cafinta Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay Safiirka Dowladda Ruushka u qaabilsan Soomaaliya Mikhail Golovanov oo ay ka wada hadleen arrimaha deyn cafinta Soomaaliya.
"Waxaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda Ruushka e soomaaliya  Mikhail Golovanov oo aan ka wada hadalnay arrimaha deyn cafinta  Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiir Beyle.

 



Qorshaha deyn cafinta Soomaaliya ayaa hadda meel wanaagsan  mareysa,waxaa ayna Xukuumadda martay wado kasta oo sahli karta cafinta  deymaha lagu leeyahay Soomaaliya.


"Ruushka waa dalka 2-aad ee deyn cafinta ugu badan nagu leh, wada  hadalkeenu wuxuu ku saleysnaa sidii ay deymahaas nooga cafin lahaayeen” ayuu hadalkiisa sii raaciyay wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr Beyle.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip