Wasiir Sadiiq Warfaa oo la kulmey Ra'iisul Wasaaraha Sweden

0
Wednesday February 05, 2020 - 18:31:45 in Wararka by
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Sadiiq Warfaa oo la kulmey Ra'iisul Wasaaraha Sweden

    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ku sugan Magaalada Paris ee Caasimadda wadanka Faransiiska waxaa uu halkaasi kula kulmey Ra'iisul Wasaaraha dalka Sweden, Stefan Lofven.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ku sugan Magaalada Paris ee Caasimadda wadanka Faransiiska waxaa uu halkaasi kula kulmey Ra'iisul Wasaaraha dalka Sweden, Stefan Lofven.

Wasiirka ayaa u gudbiyey Ra’iisul Wasaaraha dalka Sweden sida ay dowladda Soomaaliya uga go’antahay wada-hadallada bulshada iyo xal u helida shaqada,iyadoo wadajir loo shaqeynayo.Wasiirka ayaa sidoo kale dowladda Sweden uga mahadceliyay taageerada ay siiso Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha dalka Sweden, Stefan Lofven ayaa dhankiisa sheegay in marwalba dowladiisa ay garab taagnaan doonto Shacabka Soomaaliyeed oo xilligaan ay wajahaan dhibaatooyin kala duwan.

Wasiir Sadiiq Warfaaf ayaa dalka Faransiiska waxaa uu uga qeyeb galay shir weynaha mustaqbalka shaqada,waxaana la filayaa in uu la kulmao madax kala duwan oo Shirkaasi ka qeyb-gashay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip