Wararka

Somaliland"Booqashada Farmaajo ee Somaliland gabi ahaanba waa Riyo maalmeed"

0 Visits: 244 | Sunday February 16, 2020 - 22:21:35
Liibaan Yuusuf Cusmaan Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay Wararka ku aadan in Madaxweyne Farmaajo uu booqan doono Magaalada Hargeysa. Waxaa uu sheegay in Wararkaasi ay yihiin been abuur, islamarkaana Madaxweyne Farmaajo uusan imaan doonin Hargeysa. "Booqashada…

Read More »

Faahfaahin Wariye lagu dilay Afgooye

0 Visits: 263 | Sunday February 16, 2020 - 22:18:45
Kooxo hubeysan ayaa ku dilay degmada Afgooye Wariye Cabdi Wali Cali Online oo ka howlgalaayay TV-ga Universal. Waxaa uu ka mid ahaa Wariyeyaasha sida wanaagsan looga yaqaanay gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan degmada Afgooye oo uu dhowr sano ka shaqeynaayay. Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose…

Read More »

RW Itoobiya oo la sheegay inuu ku cadaadinayo madaxweyne Farmaajo inuu tago magaalada Hargeysa.

0 Visits: 291 | Sunday February 16, 2020 - 17:34:21
Muqdisho:-Guddoomiyaha golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa uu ka hadlay safar ay aad warbaahintu u hadal hayso maanta, kaas oo ah in magaalada Hargeysa ee xarunta u ah Soomaaliland uu tagi doono madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.Guddoomiyaha ayaa waxa uu…

Read More »

QM: Waa tilaabo muhiim ah in Soomaaliya ku dhowdahay in daymaha laga cafiyo

0 Visits: 270 | Sunday February 16, 2020 - 17:30:04
Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweysay go'aanka hay'adda lacagta adduunka ee IMF iyo World Bank, taasoo ku saabsan in Soomaaliya u qalanto in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay.

Read More »

Gudoomiyaha G/Banaadir oo amray in suuqyada Caasimada laga Xareeyo Xoolo buux dhaafiyay

0 Visits: 236 | Sunday February 16, 2020 - 17:26:17
Ciidamada Ilaalinta deegaanka ee gobolka Banaadir ayaa maanta waxay suuqyada waaweyn ee ku yaalla magaalada Muqdisho waxay ka bilaabeen inay magaalada ka xareeyaan xoolaha dhex socda suuqdayada magaalada Muqdisho. Amarkan lagu xareynayay xoolaha magaalada dhex socda ayaa wuxuu ka soo baxay guddoomiyaha…

Read More »

Gudoomiyaha Guurtidda"hadii uu Farmaajo soo raaco Abiy dili mayno laakiin madaxweyne uma ictiraafsanin''

0 Visits: 248 | Sunday February 16, 2020 - 17:14:27
Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Ra'isal wasaaraha Itoobiya in badan ku celceliyey inuu Hargeysa imanayo isagoo uu la socdo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, taas oo dawladda Somaliland diidan tahay. Saleebaan Maxamuud Aadana ayaa…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 16-FEB-2020

0 Visits: 396 | Sunday February 16, 2020 - 08:59:12
Ra'iisul Wasaare Kheyre iyo ku-Xigeen ka James Swan oo kulan gaar ah wada yeeshay. R/Wasaaraha XFS, Md. Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xig eenka wakiilka xogyahaya guud ee Q/Mi doobay u qaabishan arrimaha Soomaal iya, ahna isku dubbaridka arrimaha gar gaarka dalka, Adam Abdelmoula.…

Read More »

Dowladda Sri Lanka oo lacag ku taageeraysa qorshaha deyn cafinta Soomaaliya

0 Visits: 296 | Saturday February 15, 2020 - 21:18:26
Dowladda Sri Lanka ayaa ku dhawaaqday in ay biirin doonto Rs. 163 milyan oo lacagtaasi dalkaasi ah oo loogu talagalay xirmada maaliyadeed ee Hay'adda Lacagta Adduunka oo lagu oggolaaday deyn Cafinta Soomaaliya. Hay'adda lacagta adduunka ee IMF bishii Diseembar 2019 waxay ansixisay qorshe maaliyadeed…

Read More »

AMISOM oo shaacisay doorkeeda doorashadda soo socota

0 Visits: 247 | Saturday February 15, 2020 - 21:15:42
Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) Danjire Francisco Madeira iyo mas'uuliyiin kale ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka (NIEC), Xaliima Ismaaciil Ibraahim. Dood-wadaag ayaa diirada lagu saaray doorashooyinka soo socda iyo doorka…

Read More »

Dab xooggan oo ka kacay Warshad ku taalla Muqdisho

0 Visits: 230 | Saturday February 15, 2020 - 21:13:11
Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Caawa dab xoogan ayaa ka kacay Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam ee ku taalla Tabbeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa ah mid xoogan uuna kusii faafayo qeybo kale oo kamid ah Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam. Gaadiidka Gurmadka deg dega ah…

Read More »

Kalluumeysato ku dhintay dabeylo ku dhuftay xeebaha Muqdisho

0 Visits: 292 | Saturday February 15, 2020 - 18:56:32
Xilli maalmihii lasoo dhaafay Dabeylo ay ka jireen meelo ka mid ah Soomaaliya ayaa qaar ka mid ah Guddiyadda Kalluumeysatadda ee Muqdisho waxa ay sheegeen in Waxyeelo ay kasoo gaartay. Doomo iyo dadkii saarnaa ayaa lagu la'yahay xeebaha Magaalada Muqdisho, xilli ay saameysay Dabeylaha ku dhuftay…

Read More »

Maxkamad ku taalla Garowe oo Xukun ku riday nin kufsi geystay

0 Visits: 287 | Saturday February 15, 2020 - 18:50:01
Xeerilaaliyaha Maxkamada Nugaal Maxkamadda derejada koowaad ee Garoowe ayaa shanno oo xabsi ah, $1,000 oo ganaax ah iyo meheru misli ku xukuntay, Nin lagu heley kusfi, sida uu sheegey Xeer-ilaaliye kuxigeenka Puntland, Maxamed Xareed. Waxaa uu sheegay ninkaan dacwadiisa ay socotay maalmihii lasoo dhaafay,…

Read More »

Mareykanka iyo Taliban oo gaaray heshiis xabbad-joojin ah

0 Visits: 222 | Saturday February 15, 2020 - 18:41:17
Mareykanka ayaa heshiis xabbad-joojin hal toddobaad ah la gaaray ururka Taliban, taasi oo waddada u xaareysa in ciidanka Mareykanka ay ka baxaan dalka Afghanistan. Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa xaqiijiyey heshiiskan toddobada maalin ah ee dhigaya in kooxda Taliban ay yareyso rabshadaha.…

Read More »

Faahfaahin ka soo baxaysa wiil Soomaali ah oo iska dhigay gabar oo lagu xirey Turkiga

0 Visits: 259 | Saturday February 15, 2020 - 18:24:14
Wararka ka imanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay baaritaan ku hayaan wiil Soomaali ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Ankara kadib markii uu soo xirtey dharka dumarka.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dooxada Ooda-Gooye oo maalintii labaad gubaneysa

0 Visits: 202 | Saturday February 15, 2020 - 18:19:06
Sidda ay xaqiijiyeen Mas'uuliyiinta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool dab xooggan ayaa maalintii labaad ka socda dooxada Ooda-Gooye ee duleedka Laascaanood. Dabka oo bilowday Shalay ayaa wali aysan ku guuleysan Mas'uuliyiinta gobolka Sool ee Somaliland in ay damiyaan, maadaama dabka…

Read More »

Taliska Ciidamada Maraykanka ee AFRICOM oo baaraya duqeyn lagu diley dad rayid ah

0 Visits: 228 | Saturday February 15, 2020 - 18:14:46
Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay inay baarayaan duqeyn la sheegay inay ku dileen dad rayid ah. Duqeynta oo dhacday 2-dii Bishaan February 2020 ayaa waxaa ku dhintey qaar ka mid ah qoys Soomaaliyeed oo ku sugnaa gurigooda.

Read More »

Maraykanka oo dul dhigay abaalmarin 5malyan oo dollar ah sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 212 | Saturday February 15, 2020 - 18:03:47
Dowlada Maraykanka ayaa dul dhigtey abaalmarin gaareysa 5 malyan oo dollar muwaadin ka soo jeeda dalka Maraykanka oo ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab. Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in lagu arkay wadooyinka magaalada Diinsoor qoraalo ay ku qornaayeen abaalmarinta iyo magaca iyo sawirka…

Read More »

Itoobiya oo sharci adag u sameysatay dadka baraha bulshada ku faafiya nacaybka iyo kala qeybinta bulshada

0 Visits: 233 | Saturday February 15, 2020 - 18:00:32
Barlamaanka dalka Ethiopia ayaa khamiistii meel mariyey sharci dhigaya in xabsiga la dhigo dadka bogaggooda internet-ka ku faafiya wararka nacaybka. Tallaabadaan ayay dowladdu sheegtay in loo baahan yahay si looga hortago rabshadaha ka hor doorashooyinka kusoo wajahan dalkaas. Laakiin qaramada midoobey…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay ku xigeenka wakiilka xoghayaha qaramada midoobay

0 Visits: 254 | Saturday February 15, 2020 - 17:57:32
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka wakiilka xogyahaya guud ee qaramada midoobay u qaabishan arrimaha Soomaaliya, ahna isku dubba ridka arrimaha gargaarka dalka, Adam Abdelmoula. Kulanka dhex maray Ra'iisul Wasaaraha…

Read More »

Islow Ducaale:"Dhagxaanta taalla waddooyinka waa la qaadayaa."

0 Visits: 248 | Saturday February 15, 2020 - 17:46:55
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in Dowladda federaalka ay qorsheyneyso in ay ka qaado dhagaxaanta waaweyn ee lagu xirey waddooyinka magaalada Muqdisho. Maxamed Abuukar Islow ayaa ammaanay in dhagxaanta lagu dhigey wadooyinka Muqdisho ay qeyb ka qaateen…

Read More »