Taliska Ciidamada Maraykanka ee AFRICOM oo baaraya duqeyn lagu diley dad rayid ah

0
Saturday February 15, 2020 - 18:14:46 in Wararka by
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidamada Maraykanka ee AFRICOM oo baaraya duqeyn lagu diley dad rayid ah

    Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay inay baarayaan duqeyn la sheegay inay ku dileen dad rayid ah. Duqeynta oo dhacday 2-dii Bishaan February 2020 ayaa waxaa ku dhintey qaar ka mid ah qoys Soomaaliyeed o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay inay baarayaan duqeyn la sheegay inay ku dileen dad rayid ah. Duqeynta oo dhacday 2-dii Bishaan February 2020 ayaa waxaa ku dhintey qaar ka mid ah qoys Soomaaliyeed oo ku sugnaa gurigooda.

Tafaftiraha qeybta Ingiriiska ee Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Maxamed Cismaan Cabdi ayaa sheegay in qoyskaasi duqeynta lala beegsaday uu ku jirey aabihii iyo xubno kale oo qoyskiisa ka mid ah.

Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa inay baarayaan sida u u dhacay weerarkii duqeynta ahaa ee 2-bii Bihaan ka dhacay duleedka Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.


Ciidamada Maraykanka ayaa duqeymaha ay ka fuliyaan deegaano ka mid ah dalka Soomaaliya waxaa waxyeelo ay ka soo gaartaa dad rayid ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip