Wararkii ugu dambeeyay dooxada Ooda-Gooye oo maalintii labaad gubaneysa

0
Saturday February 15, 2020 - 18:19:06 in Wararka by
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay dooxada Ooda-Gooye oo maalintii labaad gubaneysa

    Sidda ay xaqiijiyeen Mas'uuliyiinta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool dab xooggan ayaa maalintii labaad ka socda dooxada Ooda-Gooye ee duleedka Laascaanood. Dabka oo bilowday Shalay ayaa wali aysan ku guuleysan Mas'uuliyiinta g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidda ay xaqiijiyeen Mas'uuliyiinta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool dab xooggan ayaa maalintii labaad ka socda dooxada Ooda-Gooye ee duleedka Laascaanood. Dabka oo bilowday Shalay ayaa wali aysan ku guuleysan Mas'uuliyiinta gobolka Sool ee Somaliland in ay damiyaan, maadaama dabka uu yahay Mid

xooggan oo qabsaday dhul daaqsimeed Ballaaran.

Dabka oo aan weli la xaqiijin waxa dhaliyay ayaa shalay ka kacay dooxadaasi dhul daaqsimeedka ku wanaagsan oo kamid ah dooxooyinka waaweyn ee gobolka Sool.

Dadka ku sugan magaalada Laascaanood ayaa soo sheegaya in dabka halkaasi ka kacay uu si xawliya ku socdo islamarkaana ay adagtahay in la demiyo maadaama uu jihooyin kala duwan ku faafay.

Gudaha Laascaanood waxaa hadda ka socda gurmad lagu doonayo in lagu demiyo dabka kaasi oo ay hoggaaminayso dowladda hoose ee degmadaasi iyo ganactada magaalada.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip