Maraykanka oo dul dhigay abaalmarin 5malyan oo dollar ah sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

0
Saturday February 15, 2020 - 18:03:47 in Wararka by
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka oo dul dhigay abaalmarin 5malyan oo dollar ah sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

    Dowlada Maraykanka ayaa dul dhigtey abaalmarin gaareysa 5 malyan oo dollar muwaadin ka soo jeeda dalka Maraykanka oo ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab. Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in lagu arkay wadooyinka magaalada Diinsoor qoraal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Maraykanka ayaa dul dhigtey abaalmarin gaareysa 5 malyan oo dollar muwaadin ka soo jeeda dalka Maraykanka oo ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab. Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in lagu arkay wadooyinka magaalada Diinsoor qoraalo ay ku qornaayeen abaalmarinta iyo magaca iyo sawirka qofka la baadigoobayo.

Sarkaalka ka tirsan Al-Shabaab ee la dul dhigay madaxiisa lacagta ayaa lagu sheegay magaciisa Jehad Serwan Mustafa,waxaa madixiisa saaran lacag gaaraysa.

Mustafa ayaa ah 37 sano jir ka soo jeeda Wisconsin waxana uu yahay sarkaalka ugu sareeya ee ka tirsan Al-Shabaab kaasoo haysta dhalasho Maraykan ah.

Shaacinta sawirka iyo magaca sarkaalkan ayaa ku soo beegmaysa xilli ay isaga tageen Al-Shabaab muwaadiniin ka soo jeeda dalka Maraykanka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip