Qurba joogeey Naga xishooda, haddii kale!!!. =Faallo=
Wiil Dal joog ah oo ka soo qalin jabiyay Jaamacada Ummadda, ayaa Magaalada Xafiis kasta oo Shaqo uu ka doonto waxa uu ugu tagaa Qurba joog iyo Sujuu, waxa uu Shaqo ka raadsaday Madaxtooyada, Wasaaradaha, Xalane, Xafiisyada Axsaabta Mucaaradka, Hotelada ,Dowlada hoose, markii dambe ayuu shaqo ka doontay…Bandow lagu soo rogay Magaalooyin kamid ah Itoobiya
Bandow deg deg ah oo caawa ka bilaabanaya ayaa waxaa lagu soo rogay Magaalada Addis Ababa iyo dhammaan gobalada Itoobiya qaar kamid ah oo ay rabshado kadhaceen labadii maalmood ee lasoo dhaafay. Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa toos u maamulaya howlaha socda,isaga oo la wareegay awooda Milateri,…Boqorka iyo Dhaxal Sugaha Sacuudiga oo hambalyo u soo direy Madaxweynaha Soomaaliya
Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis iyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan ayaa dhambaal Hambalyo ah usoo diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,taas oo ku saabsan munaasabadda sannad-guurada 60-aad ee madax-bannaanida goballada…Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka u jeediyey Khudbaddii Maalinta Xornimada iyo Midnimada ee 1-da Luuliyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Tiyaatarka Qaranka Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo ayaa shacabka ku adkeeyey in ay ka shaqeeyaan midnimada, dib u dhiska iyo awoodsiinta hannaanka dowladnimada oo ah waddada kaliya ee aynu kula tartami…Ra'iisul Wasaare Kheyre oo maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee dalka Qadar
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo magaalada Dooxa booqasho ku jooga ayaa maanta booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar. Ra'iisul Wasaare Kheyre iyo wafdiga uu hogaaminayo…TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAY QORAA SARE SH. CALI CUMAR MAXAMUUD{cALIYOOW}
Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed inta badan oo kala ah:- Cali Muuse Cabdi,Maxamed Ibaraahi Nuur {Macallimuu} Muuse Maxamed Cismaan {M/Kii miko},,C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis},Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},Faarax Cumar Nuur,Jabriil Maxamuud Nuur {Jabra},Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamed Maxamuud…Madaxweynaha Puntland oo kulamo ka wada Gaalkacyo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan qado ah kula yeeshay Isimada Gobolka Mudug. Kulanka ayaa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin amniga, nabadgelyada, dib-u-heshiisiinta iyo guud ahaan…C/raxmaan C/Shakuur" Muqdisho waxaa ay u baahan tahay Matalaad iyo maqaam isla socda
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka qeyb-galay munaasad ka dhacday Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xilligana dalka,isaga oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. C/raxmaan C/shakuur waxaa uu sheegay in tallaaba walba oo ay qaadeyso…Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo heshiis kala saxiixday
Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Barlamaanka Dawlad Gobaleedka Hir-shabelle Cusmaan Barre Maxamed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galkudug Maxamed Nuur Gacal,waxaana kulanka mid ay Is xog wareysteen xaaladda labada Dawalad Gobaleed, labada Baarlamaan, Dawladda Federaalka iyo Gobalka…Deni oo sheegay in uusan ka qeyb-galeyn Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo xalay ka qeyb-galay munaasad lagu xusayay 1-da luulyo ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka sida, Amniga doorashooyinka iyo shirkii uu dhawaan dowlad Goboleedyaa ku casuumay Madaxweyne Farmaajo. Saciid Deni waxaa uu sheegay in uu aqbalayo qaraarkiiBbaarlamaanka…Galmudug oo Guddi u saartay Shaqaaqadii ka dhacday Dhuusamareeb
WASIIRKA AMNIGA GALMUDUG AXMED MACALIN FIQI Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay dagaal Maanta Magaalada Dhuusamareeb ku dhex-maray Ciidamo ka kala tirsan kuwa Haramcad ee Booliska gaarka ah iyo kuwa Nabadsugida,dagaalkaas oo geystay khasaaro kala duwan. War kasoo baxay Wasaaradda…Dad ku dhintay Dooni sidday muhaajiriin oo ku degtay Turkiga
Doonida oo ku degtay harada Lake Van ee bariga Turkiga ayaa la rumeysan yahay inay waday ilaa 60 qaxooti iyo muhaajiriin ah, kadib markii ay haleeshay duufaan jihada ka qaladay, sida uu sheegay Wasiirka Arimaha Gudaha Suleyman Soyl. Isagoo wariyeyaasha kula hadlayey gobolka Van Wasiirka Arimaha Guddaha…Ciidamadii ku dagaalamay Dhuusamareeb oo la kala qaaday
Ciidamo ka tirsan kuwa militariga Soomaaliya ayaa waxaa ay kala qaadeen Ciidamadii ka tirsanaa Nabad sugida iyo Haramcadka ee Booliska gaarka ah,kuwaas oo Maanta ku dagaalamay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Saraakiisha Ciidamada Millateriga ayaa labada Ciidan ku amray in ay dib ugu laabtaan…Wasiir Jamaal" Shaqo ay qaban karaan Soomaali ayaa Ajaanib ku qabtaan Xalane"
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in shirkado dhowr ah oo ajaab leeyihiin ay ka Shaqeeyaan Gudaha xerada xalane,kuwaas oo badankood dowladda ogtahay iyo kuwa aysan ogeyn. Waxaa uu sheegay Wasiir Jamaal in…Soomaaliland oo xukun ku riday Nin kufsi & dil geystay
Maxkamadda gobolka Awdal ee Soomaaliland ayaa Maanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday Nin horay Gabar u kufsaday kadibna dilay, falkaasi oo ka dhacay degmada Garbadadar ee gobolka Awdal. Ninka Xukunka lagu riday oo lagu Magacaabo Cabdi Siciid Muuse ayaa waxaa la sheegay in uu kufsi iyo dil uu…Axmed Madoobe oo ka hadlay Matalaada G/Banaadir kana digay muddo kororsi
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ka qaybgalay Munaasabada lagu xusayay Sanad guurada 60-aad ee kasoo wareegtay markii ay Xornimada qaateen Gobolada Koonfureed iyo midowgii Waqooyiga iyo Koonfurta ayaa sheegay in khilaafka mudada dheer ka taagan Arimaha masiiriga ah ee dalka ay yihiin kuwo…
