TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAY QORAA SARE SH. CALI CUMAR MAXAMUUD{cALIYOOW}
Maxamed Cali Maxamuud {Madka}, Abuukar Muxuddin Isow {Xasharo},Shaafici Muxddiin Islow, Cismaanciil.C.Madoobe, Falastiin Axmed Xaaji, Farxiyo Cali Qaajo, Malyun Sh.Xeydar, Aamino Ladan Axmed, Leyla Cadceed Cismaan,Khadiijo Cabdi Maxmed, Yuusuf Cali Cabdi,Maxamuud Xasan Cumar {Adduunyo} ,Amiin Yuusuf Qasaaro, Axmed Maxamuud Dhicisoow, C/hi Maxamed Xasan Black,Cali Maxamed Cismaan {A/Ameriko} Barre Sh.C/hi {Bangaala-deesh}, C/qaadir Cadulle Abikar, {Baaanga}, Xaashi C/lle Abirka {Ayatullaahi}, C/hi Maxamuud Jiroow,,C/raxmaan Muxuuddiin Cali ,Mukhtaar Nuur {Lovy} Abshir Cali Warsame,C/rashiid Cabduule Abiikar {Dayl, C/raxmaan Axmed Absuge, Burhaan Diini Faarax ,Kiin Cumar Makaar aan, Abuukar SKY,Maxmed Cali Suldaan, Shariif Macallin Maxamuud, C/qaadir Maxamuud Walaayo, Xasan Baydhabo, Xasan Maxamuud Axmed Xas an {Fanax}, Safiyo Cali Sheekh, Shukri Axmed Leyte {Shiimaa}, Cumar Diini Geeddi, Cali Diini Geeddi, Bile Gurxan,Cilmi Nuurre Wehliye, Maryan Cali Dhibaale,Cabdi Siyaad Axmed, Ing.C/raxmaan Maxamuud Cilmi,,Nuuradiin Macaliin Mukhtaar {Diimow},C/hi Calas Jimcale, ,Maxamed Shiil Xasan {Shiil} C/Wahaab Nuur Mahdi, Safiyo Ibraahin Cali {SLoren}, Maryan Cali Maxamed {M.Ruun,} Safiyo Sh. Maxamed, Timiro Maxamed Yabaroow, iyo Wariyay aal kale Waxay Tacsi u dirayaan:- Madiino Axmed Jimcaale, iyo Carruurteeda iyo guud ahaanba Maamulka Wargeyska M.Times, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.jimmy], Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carabeey} iyagoo ugu tacsiyadeynaya geeridii ku timid QORAA SARE SH.CALI CUMAR MAXAMUUD {CALI-YOOW}, shalay oo Aheyd Talaado 30-Ka Juun 2020kaku Geeriyooday M/Muqdisho Waxayna alle ugu barayayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelka iyo axsaabtana samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyo
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN… Aamiin AamiinAamiin.
TACSI TIIRAANYO LEH
Sidoo
kale waxaa Tacsi taa la mid ah u diraya
Dhammaan Reer Axmed jimcaale, Reer Maxamed Jimcaale ,Reer Muxumed jimcaale, Reer Xasan jimcaale, Reer
Xuseen Jimcaale Reer Jimcaale Cigalle,Reer Rooble Cigalle,Reer Maxamuud Cigalle,
Reer Maxamed Cigalle, Reer Cigalle Gadiid Geedoow Dhammaan dadkaasi waxaay Taciu Tiiraanyoleh u Dirayaan Carruurtii iyo
walaalihii uu ka geeriyooday Marxuumka oo kala ah :- Hooyada Qoyska Madiino Axmed Jimcaale Caruuteeda Nuurto
Sh.Cali,Nimco Sh.Cali Naasir Sh.Cali ,Naro Sh.Cali, Najiib Sh. Cali,Nuuradiin
Sh.Cali,Maxamed Sh.Cali, Xaliimo Sh.Cali,iyo Eeddo Taliso Cali fareey Ilmo
Eeddo Faaduma Cumar Maxamuud, Ilmo Eddo Mako
Cumar Maxamuud, iyo dhammaanba ehelka
iyo Axsaabta uu ka Geeriyooday MARXUUMKA SH.CALI CUMAR MAXAMUUD
{CALIYOW} oo ku
geeriyooday shalay Degmada Boondheere ee
M/Muqdisho waxayna alle ugu baryayaan inuu jannada Fardowzo ka waraabiyo Marxuumka Samir iyo Iimaan Saadaq ahna ka siiyo ehelka iyo Qarabadii uu ka
baxday INNAA
LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN
Aamiin Aamiin Aamiin
TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAY QORAA SARE SH. CALI CUMAR MAXAMUUD{cALIYOOW}
Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed inta badan oo kala ah:- Cali Muuse Cabdi,Maxamed Ibaraahi Nuur {Macallimuu} Muuse Maxamed Cismaan {M/Kii miko},,C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis},Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},Faarax Cumar Nuur,Jabriil Maxamuud Nuur {Jabra}