
Ciidamadii ku dagaalamay Dhuusamareeb oo la kala qaaday
Ciidamo ka tirsan kuwa militariga Soomaaliya ayaa waxaa ay kala qaadeen Ciidamadii ka tirsanaa Nabad sugida iyo Haramcadka ee Booliska gaarka ah,kuwaas oo Maanta ku dagaalamay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.
Saraakiisha Ciidamada Millateriga ayaa labada Ciidan ku amray in ay dib ugu laabtaan xeryaha Ciidanka si xaaladda Magaalada Dhuusamareeb oo Maanta laga dareemayd agaalka loo dejiyo.
Xaalada Magaalada Dhuusamareeb ayaa haatan degan, iyadoona goobihii lagu dagaalamay ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan militariga Soomaliya, waxaana dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb ku dhaawacmay 5 ruux oo isugu jira Ciidamadii dagaalama y ee dad Shacab ah.

Ciidamadii ku dagaalamay Dhuusamareeb oo la kala qaaday
Ciidamo ka tirsan kuwa militariga Soomaaliya ayaa waxaa ay kala qaadeen Ciidamadii ka tirsanaa Nabad sugida iyo Haramcadka ee Booliska gaarka ah,kuwaas oo Maanta ku dagaalamay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Saraakiisha Ciidamada Mi