Ra'iisul Wasaare Kheyre oo maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee dalka Qadar

0
Wednesday July 01, 2020 - 22:55:24 in Wararka by
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Kheyre oo maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee dalka Qadar

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo magaalada Dooxa booqasho ku jooga ayaa maanta booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Qata

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo magaalada Dooxa booqasho ku jooga ayaa maanta booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar. Ra'iisul Wasaare Kheyre iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa safaaradda ku soo dhaweeyay mas'uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Qatar, waxaana ay uga warbixiyeen howlaha ay bulshada u qabtaan. Mudane Xasan Cali Kheyre Ra'iisul Wasaaraha Dalka iyo xubnaha la socda ayaa booqasho u jooga dalka Qatar, iyagoo kulamo la leh madaxda sare ee dalkaas iyo Soomaalida halkaas ku nool.

            




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip