Madaxweynaha Puntland oo kulamo ka wada Gaalkacyo

0
Wednesday July 01, 2020 - 19:01:53 in Wararka by
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland oo kulamo ka wada Gaalkacyo

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan qado ah kula yeeshay Isimada Gobolka Mudug. Kulanka ayaa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan qado ah kula yeeshay Isimada Gobolka Mudug. Kulanka ayaa looga hadlay Arrimo ay kamid yihiin amniga, nabadgelyada, dib-u-heshiisiinta iyo guud ahaan horumarka Gobolka Mudug,waxaana inta uu socday siweyn looga hadlay Arrimaha Amniga. Odayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug ayaa Madaxweynaha Puntland uga mahad celiyay booqashada uu ku joogo Magaalada Gaalkacyo, iyaga oo sheegay in Magaalada Gaalkacyo u baahan tahay qorsho amni. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip