Dibad-baxyo Waa weyn oo mar kale ka billowday Sudan

0
Wednesday July 01, 2020 - 18:30:03 in Wararka by
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibad-baxyo Waa weyn oo mar kale ka billowday Sudan

    Tobanaan kun oo dad dibad-baxaya ayaa shalay iskugu soo baxay magaalooyinka waa weyn ee dalka Sudan, ayaga oo muujinaya diidmo ku aadan habka dalka loo maamulayo. Dadkan ayaa dalbanaya in awoodo dheeraad ah la siiyo maamulka Shibilka ah, iyaga oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tobanaan kun oo dad dibad-baxaya ayaa shalay iskugu soo baxay magaalooyinka waa weyn ee dalka Sudan, ayaga oo muujinaya diidmo ku aadan habka dalka loo maamulayo. Dadkan ayaa dalbanaya in awoodo dheeraad ah la siiyo maamulka Shibilka ah, iyaga oo militariga oo xukunka qeyb ah ku eedeeyey in waxyaabihii lagu heshiiyey ayna wax weyn ka fulin. Sudan ayaa sidan oo kale dibad-baxyo uga dhacay sanadkii tegay waxay hogaamiyeen in xilka laga tuuro madaxweynihii muddada xukumayey dalkaas ee Cumar Xasan Al-BAshiir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip