Bandow lagu soo rogay Magaalooyin kamid ah Itoobiya

0
Wednesday July 01, 2020 - 23:53:48 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bandow lagu soo rogay Magaalooyin kamid ah Itoobiya

    Bandow deg deg ah oo caawa ka bilaabanaya ayaa waxaa lagu soo rogay Magaalada Addis Ababa iyo dhammaan gobalada Itoobiya qaar kamid ah oo ay rabshado kadhaceen labadii maalmood ee lasoo dhaafay. Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa to

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bandow deg deg ah oo caawa ka bilaabanaya ayaa waxaa lagu soo rogay Magaalada Addis Ababa iyo dhammaan gobalada Itoobiya qaar kamid ah oo ay rabshado kadhaceen labadii maalmood ee lasoo dhaafay. Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa toos u maamulaya howlaha socda,isaga oo la wareegay awooda Milateri, waxaana shaqada amni sugida la wareegay Xoogaga Milateri si ay u sugaan kala dambeynta dalkaas. Ilaa Saddex Qarax oo halis ah, lana doonayay in lagu beegsado xarumaha waa weyn ee magaalada Addis Ababa ayaa la fashiliyey, sida ay sheegeen Booliska Itoobiya. Xaalado aan wanaagsaneyn ayaa laga soo sheegayaa dalka Itoobiya,iyada dowladda dalkaasi ay xirxirtay Xubno kamid ah mucaaradka ugu weyn Itoobiya.

   



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip