Wararka

Jawaari "Ra'iisul Wasaaraha waxaa ka sugeynaa 26 bishan inuu keeno qaabkii doorashada lagu geli lahaa"

0 Visits: 248 | Saturday April 23, 2016 - 12:19:54
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maalmaha soo socda Baarlamaanka la horkeeni doono war murtiyeedkii lagu heshiiyay ee ka soo baxay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee 12-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo heshiis la galay dhigiisa dalka Masar "SAWIRRO"

0 Visits: 316 | Saturday April 23, 2016 - 12:18:05
Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Somalia Cabdrashiid Maxamed Axmed oo maalmahaan booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee Dalkani Masar ayaa madaxda dalkaasi la galay heshiis.

Read More »

Taliyihii ugu horreeyey ee ciidamada AMISOM oo geeriyooday iyo AMISOM oo tacsi u dirtay.

0 Visits: 373 | Saturday April 23, 2016 - 12:15:35
Muqdisho:Ergeyga gaarka ah ee guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco

Read More »

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo tababbar loo soo xiray

0 Visits: 343 | Saturday April 23, 2016 - 11:47:46
Saraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ootababbar uga socday magaalada Muqdisho ayaa loo soo gabo gabeeyay.

Read More »

War Deg Deg ah: Ciidamada Liyuu Boolis oo gudaha Soomaaliya dagaalo ka wada iyo Wararkii ugu dambeeyay ee dagaaladaasi.

0 Visits: 422 | Saturday April 23, 2016 - 11:37:04
Dagaal u dhexeeya Ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Dad Shacab ah ayay wararku sheegayaan inay ku dagaalameen Degaanka Dacdheer ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

Wasaaradda caafimaadka oo xaqiijisay in cudurka shub biyoodka uu ka dilaacay Jubbada Dhexe

0 Visits: 232 | Saturday April 23, 2016 - 11:33:29
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 82 Qof soo uu soo ritay cudur lagu sheegay in uu shuban Biyood yahay, kaasi oo 12 qof oo ka mid ah dadka uu soo ritay ay ugu geeriyoodeen deegaanno hoostaga Gobalka Jubbada Dhexe.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER E MAANTA OO AH SABTI 23-KA ABRIILE 2016-KA

0 Visits: 731 | Saturday April 23, 2016 - 11:29:50
MADAXWEYNAHA "MACQUUL MA AHAN IN 10 SAN OO KALE AY AMISOM SII JOOGTO SOOMAALIYA" Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxmuud ayaa sheegay in ciidam ada AMÄ°SOM ay door weyn ka ciyaareen horumarka xaga amaanka Soomaaliya mudada ay joogeen balse aysan dadka Soomaaliyeed rabin in wadanka ay mudo…

Read More »

Xasan Sheekh oo sheegay inuu yahay Musharax, sheegayna inuu la imaan doono Ajande cusub

0 Visits: 382 | Thursday April 21, 2016 - 12:18:23
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Mareykanka ku sugan ayaa shaaciyay inuu yahay Musharax u taagan qabashada hogaanka dalka Somaliya, marka la gaaro Doorashada waqtiga doorashada la filaayo inay dalka ka dhacdo.

Read More »

Muwaadin Somaliyed oo lagu dilay dalka Australia

0 Visits: 292 | Thursday April 21, 2016 - 12:10:09
Allaha u naxariistee waxaa xalay dalka Australia lagu dilay Muwaadin Somaliyed oo lagu magacaabi jiray Mohamud Mohamed Muktaar, kaasi oo ahaa Taksiile.

Read More »

Dhalinyaradii ka badbaaday doontii dhawaan ku qalibmatay badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Liibiya, ayaa la dejiyay dalka Greece, halkaasi oo ay hada ku sugan yihiin.

0 Visits: 326 | Thursday April 21, 2016 - 12:07:37
Dadka la badbaadiyay ayaa ka kooban yihiin 23 Soomaali ah, 11 Itoobiyaan ah, lix Masaari ah iyo qof u dhashay dalka Suudaan. TV-ga Al-Jazeera oo dhalinyarada warbixin ka diyaariyay ayaa waxa ay ka sheekeeyeen safarkii Qatarta badnaa ee Badda ku soo mareen iyo xaaladihii ay la kulmeen.

Read More »

Waxaa la ogaaday in dhaliyarada Tahriibta ay u badan yihiin dhalinta waxbarashada soo dhameystay

0 Visits: 219 | Thursday April 21, 2016 - 11:52:56
Inta badan dhalinyarada Tahriibka badaha ku dhinta ayaa waxa la ogaaday inay yihiin kuwo Jaamacado iyo Iskuulaadka sare ka soo baxa balse dantu ku qasabto inay tahriibaan ka dib markii ay duruuf adag kala kulmeen xafiisyada dowlada iyo maamulada ka jira dalka .

Read More »

Xaflad loo qabtay arday dhameysatay jaamacadaha Pakistan-Sawirro

0 Visits: 395 | Thursday April 21, 2016 - 11:03:31
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka qeyb galeen dadweyne kala duwan ayaa lagu qabtay magaalada Karachi ee koonfurta wadanka Pakistan.

Read More »

Ethiopia oo laga hergelinayo Habka Mobile-lada Lacagaha la isugu diro Mobile-money

0 Visits: 187 | Thursday April 21, 2016 - 10:59:52
Dalka Ethiopia oo ka mid ah dalalka Afrika ee uu Dhaqaalahooda sida xawliga u kordhayo ayaa waxay Dadka culays weyn ku qabaan safafka dheer ee ay u galaan marka ay Bangiyadda ka soo qaadanayaan Lacagaha ugu kaydsan.

Read More »

Madaxweynaha: ''Doorashada sannadkan dhacaysa waa cashar ay shacabku ka baranayaan dimoqraadiyadda"

0 Visits: 316 | Thursday April 21, 2016 - 10:55:29
Washington D.C. 20 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya 47 kadib ay dhacayso doorasho, tallaabadaasina ay dhiirigelineyso dib u soo kabashada siyaasadeed ee dalka.

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay ka hortageyso Shabakadaha wax tahriibiya

0 Visits: 223 | Thursday April 21, 2016 - 10:39:40
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay ka hortageyso shabakadaha dadka tahriibiya, kadib musiibadii dhowaan ka dhacday Badda Meditranean-ka, halkaasoo ay ku dhamaadeen boqolaal dhalinyaro u badan Soomaali.

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo furay Tababar ku saabsan fulinta Habraaca Iibka iyo Qandaraasyada

0 Visits: 320 | Thursday April 21, 2016 - 10:11:24
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka furay magaalada Muqdisho Tababar ku saabsan Habraaca Iibka iyo Qandaraasyada uu yeelanayo Maamulka Gobolka,iyadoo Tababarkan uu si rasmi u furay Guddoomiye kuxigeenka Gobolka ee dhinaca Arrimaha Bulshada, waxaana ka qeyb galay maamulada degmooyinka, agaasimayaasha gobolka…

Read More »

UNHCR oo sheegtay in 500 oo ruux ku dhinteen Badda Mediterranean-ka

0 Visits: 255 | Thursday April 21, 2016 - 10:07:38
Hay'adda UNHCR ayaa sheegtay in 500 oo qof ay dhici karto inay ku dhinteen badda Mediterranean-ka, kadib markii ay dooni ay la socdeen ku degtay badda.

Read More »

WAA WARAR WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 21-KA ABRIILE 2016-KA

0 Visits: 390 | Thursday April 21, 2016 - 09:40:22
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA:"ALSHABAAB SANNADIHII 2010KII ILAA 2012KII WAXAY DHOWR MITIR U SOO JIRSADEEN VILLA SOMALIA.." Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu siiyey BarnaamijWareedka Newsday ee ka baxa Idaacadda BBCWorld Service, wuxuuna xusay in Doorashadda…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya:"Al-Shabaab sannadihii 2010-kii ilaa 2012-kii waxay dhowr mitir u soo jirsadeen Villa Somalia.."

0 Visits: 170 | Wednesday April 20, 2016 - 20:06:33
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Barnaamij-Wareedka Newsday ee ka baxa Idaacadda BBC-World Service, wuxuuna xusay in Doorashadda Barlamaanka cusub lagu qaban doono 6-da magaallo-madax ee Dowlad-gobaleedyadda dalka, oo uu tilmaamay inay leeyihiin…

Read More »

Hay'adda UNHCR oo Baaraysa doonidii ay ku dhinteen boqolaal Tahriibayaal ah oo u badnaa Soomaali.

0 Visits: 241 | Wednesday April 20, 2016 - 20:01:32
Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay'adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa lagu sheegay inay Koox u direen Badda Mediterranean Sea, gaar ahaan halka ay ay ku degtay dooni waday Boqolaal Tahriibayaal ah.

Read More »