Dowladda Itoobiya oo saami ka siineysa Shirkada Ethio telecom Shirkado Caalami ah.

0
Tuesday September 08, 2020 - 20:24:56 in Wararka by
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Itoobiya oo saami ka siineysa Shirkada Ethio telecom Shirkado Caalami ah.

    Dowlada Itoobiya ayaa meel marisay go,aan 40% lagu siinayo saamiga shirkada taleefanada Ethio telecom labo shirkadood oo caalami ah kuwaas oo ku guuleystay tartankii loo galay saami iibsiga. Saamileyda ayaa shalay la kulmay ra'isulwasaaraha I

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Itoobiya ayaa meel marisay go,aan 40% lagu siinayo saamiga shirkada taleefanada Ethio telecom labo shirkadood oo caalami ah kuwaas oo ku guuleystay tartankii loo galay saami iibsiga. Saamileyda ayaa shalay la kulmay ra'isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed si loo dhameystiro qorshaha shirkada lagaga dhigayo mid si gaar ah loo leeyahay. 5% saamiga waxaa laga iibin doonaa muwaadiniinta itoobiya halka 55% ay gacanta doowlada ku sii jiri doonto. Shirkada Ethio telecom oo la dhisay 2010 waa shirkada itoobiya oo dhan siisa adeega taleefanka iyo internetka waxaana iska leh dowlada. Shirkadan waxaa ka shaqeeya 22,288 oo qof Tan iyo markii uu xafiiska yimid Abiy Ahmed waxaa itoobiya ka bilowday isbadal dhanka ganacsiga iyada oo doowladu keentay qorshe shirkadaha gacanteeda ku jira looga dhigayo kuwo dadku saami ku yeeshaan. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip