Wararka

'Soomaalida waxay haystaan fursad' – W/Q: James Swan

0 Visits: 1596 | Thursday September 03, 2020 - 20:12:23
Qaramada Midoobay ayaa 75 sanno jirsaneysa sanadkan. Soomaaliya waxay ahayd xubin ku faanta xubinimadeeda oo ka tirsan QM 60 sanno oo ka mid ah sannadahaas. Qaramada Midoobay waxaa laga abuuray danbaskii/burburkii ka dhashay Dagaalkii Labaad ee Adduunka, iyada oo ujeeddadu ahayd in la isu keeno ummadaha…

Read More »

Madaxweyne Deni;"Aragtida Iskhilaafsan waa inaan god mugdi ah lala galin oo fagaare la yimaad."

0 Visits: 157 | Thursday September 03, 2020 - 19:25:49
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo qudbad u jeediyay Guddiga Joogtada ah golaha Sare ayaa ka hadlay arrimo kala gedisan oo siyaasada dalka taabanaya isagoo sheegay in dalka uu u baahan yahay isbedel dhab ah. Saciid Cabdulaahi Deni Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in…

Read More »

Puntland oo siidaysay 6 nin loo haystay kufsi iyo dil sanad ka hor ka dhacay Garowe

0 Visits: 172 | Thursday September 03, 2020 - 19:18:35
Maxkamad kutaala Puntland ayaa siidaysay 6 nin oo qeyb ka ahaa 7 eedeesane oo muddo sanad ka badan u xirnaa dil iyo kufsi Garowe loogu geystay haweenay. Ragga lasii daayay ayay maxkamadu ku weyday wax dambi ah, hase yeeshee qofka todobaad oo horey u bixiyay wareysiyo uu ku qiranayo inuu falkaas ku lug…

Read More »

Muuse Suudi;"Waxaan aragnaa heshiis Hawiye aan ka qeyb ka ahayn inuu socdo."

0 Visits: 162 | Thursday September 03, 2020 - 19:00:42
Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah senatarada Aqalka Sare ayaa sheegay in magaalada Muqdisho uu ka socdo kulan aysan qeyb ka ahayn beesha Hawiye. Muuse Suudi oo aan si toos ah u magacaabin cidda heshiiska uu u socdo ayaa hadaladii uu ka yiri kulanka maanta uu la yeeshey Madaxweynaha Puntland Golaha…

Read More »

Dhageyso:-Gaadiidkii ugu badnaa oo ku xayiran duleedka degmada Walanweyn

0 Visits: 163 | Thursday September 03, 2020 - 18:53:28
Gaadiidkaan oo ah nooca xamuulka qaada ayaa waxaa ay ka ambabaxeen Magaalada Muqdisho, iyaga oo badeecooyin kala duwan u wada degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada dalka Soomaaliya, waxaana ay ku xayiran yihiin duleedka degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Xidhibaan Jeesow oo ku baaqay in xabsiga la dhigo Axmed Madoobe

0 Visits: 169 | Thursday September 03, 2020 - 18:42:45
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya inuu xabsiga u taxaabo madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe. Xildhibaan Jeesow oo si weyn uga soo horjeedo maamulka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku eedeeyay…

Read More »

Weerar Bambaano oo lagu qaaday Mid kamid ah Xarumaha Wasaaradaha Somaliland

0 Visits: 164 | Thursday September 03, 2020 - 18:38:56
Wararka laga helayo Magaalada Boorama ee degaannada Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay weerar bambaano oo dhaliyay khasaaro kala duwan xalay lagu qaaday Xarun Wasaaradda Maaliyada Soomaaliland ku leedahay Magaaladaas. Weerarkaasi bambaano ayaa waxaa la sheegay in uu ku dhaawacmay mid kamid…

Read More »

Waa kuwee xildhibaanada aan dhicin ee ku jira BF Soomaaliya?

0 Visits: 293 | Thursday September 03, 2020 - 18:35:38
Muddo labaatan sanno ah ayaa laga joogaa heshiiskii lagu dhisay hay'addaha dawaladda Soomaaliya ka dib burburkii dawladdii hore ee Maxamad Siyaad Barre uu hogaaminayay ee dhacday 1991 kii. Heshiis ka dhacay maagalada Carte ee dalka Jabuuti ayaa lagu dhisay barlamaankii ugu horeeyay kaasoo afartii…

Read More »

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare

0 Visits: 206 | Thursday September 03, 2020 - 18:31:43
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa xarunta Aqalka Sare waxaa uu kula kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi. Madaxweyne Saciid Deni ayaa Xarunta Aqalka Sare u tegay la…

Read More »

peace PRESS STATEMENT FESOJ and FPU Hold High Level Forum on Safety of Journalists and Access to Information

0 Visits: 787 | Thursday September 03, 2020 - 17:46:42
Mogadishu, Thursday, September 3, 2020 Federation of Somali Journalists and Free Press Unlimited convened a high-level panel discussion on Monday 31st August, 2020 at Jazeera Hotel in Mogadishu to identify and discuss challenges facing media freedom and safety of journalists in Somalia. The forum brought…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-SEP-2020

1 Visits: 838 | Thursday September 03, 2020 - 08:53:20
Kulankii Madaxweyne Farmaajo, Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo baaqday Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka he lay ilo wareed muhiim ah ayaa sheegaya inuu baaqday Kulankii Xalay la filayay inay yeesh aan Madaxweyne Farmaajo iyo Madax weynayaasha Puntland iyo Jubbaland. Sababaha shirka u baaqday ayaa…

Read More »

Kenya orders asset freeze of nine suspected terror financiers

0 Visits: 848 | Thursday September 03, 2020 - 00:03:11
Kenya's Interior Minister Fred Matiang' i has named nine individuals whom he said were responsible for the financing of the terrorist group Al-Shabaab. Matiang' i said the nine had been identified as key in bankrolling the terror group which has conducted several attacks in both Kenya and…

Read More »

Koronto la'aan mar kale laga soo sheegayo Magaalada Cape Town eeDalka K/Afrika.

0 Visits: 284 | Thursday September 03, 2020 - 00:01:12
Magaalada Cape Town oo ka mid ah Magaalooyinka ugu caansan Adduunka ee loosoo dalxiis tago, ayaa markale wajahaysa Koronto la'aan ba'an oo dib usoo kabashadeedu aad u adagtahay, iyadoona dib loogu laabtay Heerka ( Load Shedding Stage 4 & 3), sida ay ku dhawaaqday Eskom.

Read More »

Al-Shabaab terrorist who participated in El-Adde attack surrenders to Kenya

0 Visits: 799 | Wednesday September 02, 2020 - 23:58:42
A member of the Al-Shabaab terrorist group who claimed he participated in the deadly El-Adde attack where more than 150 Kenya Defence Forces (KDF) troops died has surrendered to Kenyan authorities. Officials said they are holding Khalif Abdinoor Mohamed who joined the militia group which has links with…

Read More »

Kulan lagu taageerayay guddi uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Hirshabelle oo Beledweyne ka dhacay

0 Visits: 200 | Wednesday September 02, 2020 - 23:51:19
Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa si weyn u soo dhoweeyay guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle ee dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare. Odayaashan oo shir jaraa'id ku qabtay maanta magaalada Beledweyne…

Read More »

Somalia launches standardized secondary schools curriculum

0 Visits: 785 | Wednesday September 02, 2020 - 23:46:08
Somalia has today launched a new unified curriculum for secondary schools countrywide in what could end years of multiple non standardized school systems. While launching the new curriculum in Mogadishu Wednesday, President Farmaajo said the attainment of a unified system was a step forward in rebuilding…

Read More »

Kulankii Madaxweyne Farmaajo, Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo baaqday

0 Visits: 221 | Wednesday September 02, 2020 - 23:43:41
Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helay ilo wareed muhiim ah ayaa sheegaya inuu baaqday Kulankii caawa la filayay inay yeeshaan Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland. Sababaha shirka u baaqday ayaa ah Shuruud ka timid Jubbaland oo ku saabsan arrinta Gobolka Gedo oo ah in…

Read More »

Refugee siblings sue Nova Scotia, Children's Aid Society for 'physical, sexual and psychological abuse'

0 Visits: 760 | Wednesday September 02, 2020 - 23:32:53
HALIFAX, N.S. — Siblings who were placed into the care of the Children's Aid Society in Halifax after moving from Somalia are suing the organization and Nova Scotia government for "significant physical, sexual and psychological abuse." Fatouma and Abdoul Abdi were taken from their family…

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani "Ballanteenu Waa in aynu Takoorka la Dagaalano"

0 Visits: 234 | Wednesday September 02, 2020 - 23:26:48
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay in meel looga soo wada jeesto la dagaalanka Takoorka iyo faquuqa lagu hayo bulshooyinka qaar. Guddoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay dagaalka la dagaalka Takoorka…

Read More »

Somalinimo: a love letter to Somali culture, blackness and Islam at Cambridge University – video

0 Visits: 672 | Wednesday September 02, 2020 - 23:23:34
As students return to universities around the world, four British-Somali students talk about navigating one of Britain's most elite institutions: Cambridge University. Their identity is rooted in Somalinimo ('the essence of being Somali') and in this love letter to Somali culture, blackness…

Read More »