Koronto la'aan mar kale laga soo sheegayo Magaalada Cape Town eeDalka K/Afrika.

0
Thursday September 03, 2020 - 00:01:12 in Wararka by
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koronto la'aan mar kale laga soo sheegayo Magaalada Cape Town eeDalka K/Afrika.

    Magaalada Cape Town oo ka mid ah Magaalooyinka ugu caansan Adduunka ee loosoo dalxiis tago, ayaa markale wajahaysa Koronto la'aan ba'an oo dib usoo kabashadeedu aad u adagtahay, iyadoona dib loogu laabtay Heerka ( Load Shedding Stage 4 &

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Cape Town oo ka mid ah Magaalooyinka ugu caansan Adduunka ee loosoo dalxiis tago, ayaa markale wajahaysa Koronto la'aan ba'an oo dib usoo kabashadeedu aad u adagtahay, iyadoona dib loogu laabtay Heerka ( Load Shedding Stage 4 & 3), sida ay ku dhawaaqday Eskom.

"Shacabka waa inay Shumaca iyo Gaaska cuna-karinta iyo Diirrimaadka loo Isticmaalo, soo diyaarsadaan” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Dowladda hoose ee City of Cape Town.

WQ: Abdulrazak IndhaJaceyl



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip