Wararka

Dowladda Soomaaliya oo wadatashi la bilaawday Safiirkeeda Kenya

0 Visits: 240 | Monday November 30, 2020 - 19:37:02
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah kula kulmay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Kenya, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) , kadib markii…

Read More »

Maxkamada Ciidamada oo dil ku xukuntay sarkaal Milatari ah oo lagu helay dambi ah dil iyo kufsi

0 Visits: 234 | Monday November 30, 2020 - 18:58:43
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku ridday saddex askari oo ku eedeysan Afduub, Kufsi iyo Dil.

Read More »

Ninkii loo heystay weerarkii Jaamacadda Garissa oo xabsi isku dhex dilay

0 Visits: 242 | Monday November 30, 2020 - 11:08:59
,,,

Read More »

Al-Shabaab oo weerar qarax ku bilaawday ku qaaday degaanka Bacaadweyne

0 Visits: 291 | Monday November 30, 2020 - 07:49:52
..

Read More »

Kenya oo ka jawaabtay go'aankii ay Soomaaliya ku ceyrisay safiirkeeda

0 Visits: 276 | Monday November 30, 2020 - 07:13:36
..

Read More »

Akhriso: Faalo uu Xasan Sheekh ka qoray is dhex galka Geeska Afrika

0 Visits: 1435 | Sunday November 29, 2020 - 23:50:12
,,,

Read More »

Akhriso:- Sababta Musharax Mustaf Dhuxulow Uu U Tagay Hargeysa

0 Visits: 257 | Sunday November 29, 2020 - 23:41:48
..

Read More »

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya oo cayrisay Safiirka Kenya

0 Visits: 280 | Sunday November 29, 2020 - 22:13:32
Dowladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya mudane Tarsan, halka safiirka Kenya ee Soomaaliya lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto. Tallaabadan waxay dawladda Soomaaliya ku micnaysay faragalinta ay Kenya ku hayso deegaanada Jubbaland. Waa markii labaad oo dowladda Soomaaliya…

Read More »

QM oo war cusub kasoo saartay doorashada Somalia

0 Visits: 230 | Sunday November 29, 2020 - 22:01:26
..

Read More »

Milatariga Itoobiya oo ku raadjooga hogaamiyayaashii TPLF

0 Visits: 278 | Sunday November 29, 2020 - 20:51:33
Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigrey, maalin uun ka dib markii ay dowladda federaalka sheegtay inay la wareegtay magaalada madaxda Tigrey ee Mekelle. Lama oga ilaa iyo imika halka ay ku sugan yahay hogaamiyihii gobolka Tigrey ,Debretsion…

Read More »

Madaxweynaha Itoobiya oo booqasho ku tagtay Jabuuti lana kulmeysa Madaxda dalkaas

0 Visits: 241 | Sunday November 29, 2020 - 20:50:06
Madaxweynaha dowladda Itoobiya Sahle-Work Zewde ayaa booqasho rasmi ah waxaa ay ku tagtay dalka Jabuuti halkaas oo Maanta siweyn loogu soo dhaweeyay, iyada iyo wafdiga la socda. Madaxweynaha ayaa la filayaa inay la kulanto Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadli doona arrimo…

Read More »

Maxamed Bin Salman 'oo xiriirka Israel la sugaya' Biden

0 Visits: 241 | Sunday November 29, 2020 - 20:48:31
Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salman ayaa la sugaya inta uu maamulka Joe Biden xilka kala wareego kan Trump, si uu xiriir rasmi ah ula yeesho Israel, waxaa sidaas weriyey Reuters iyo Wall Street Journal. "Caadiyeynta xiriirka waa soo jiidasho diiradda Biden looga weecinayo arrimaha kale ee…

Read More »

RW Rooble oo Ammaanay Kaalinta Qurbajoogta Soomaaliyeed ee Dib u Dhiska Dowladnimada

0 Visits: 239 | Sunday November 29, 2020 - 19:26:12
Ra'iisul wasaare, Maxamed Xuseen Rooble ayaa aaladda Internet-ka uga qeyb galay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed. Shirka ayay qurbajoogtu ku soo bandhigeen daraasado iyo baaritaanno ay ka sameeyeen fursadaha horumarineed ee ka jira Soomaaliya una baahan in looga faa'iideysto…

Read More »