Maqaallo

Nabad-diidka Soomaaliya ma argagixisaa?…qof walbow madaxaada meyrax ku xiro ayay mareysaa maanta!!

0 Visits: 1116 | Wednesday March 02, 2016 - 11:01:23
Xaaladda dalka Soomaaliya oo muddo 25-sano ah marba xaalado kala duwan ku soo jirtay waxay maanta mareysaa "Qof walbow madaxaada meyrax ku xiro" taasi oo la micno ah in dalka aysanba ka jirin wax dowlad ah iyo kala dambeyn si kasta oo dadaallo xoogan loo galay sidii ay dalka uga dhalan lahayd…

Read More »

Ganacsato iyo Mukhallasiin Siyaasadeed

0 Visits: 1159 | Tuesday March 01, 2016 - 11:41:37
Ganacsato waxaa jira mar haddii waxa ay damceen ay helayaan aan dan ka lahayn dadka iyo dalka. Dan aan ka lahayn meesha ay ka helayaan iyo cidda ay heshiiska la gelayaan.

Read More »

Puntland oo gaartay Hadafkii ay ka laheyd Shirka Turkiga & Hamigii madaxda DF oo…

0 Visits: 1081 | Saturday February 27, 2016 - 10:30:56
Iyadoo magaadala istanbuul ee dalka turkiga lagu soo gaba-gabeeyay shirkii Arimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galeyn Madax ka kala socotay Dowlada Federaalka, Beesha Caalamka & Madaxda sar sare ee Dowlada Turkiga ayaa waxaa markaan soo baxaya Xog ku aadan Puntland oo qorshe gaar ah ka laheyd shirkaasi.

Read More »

Eedayn iyo bah dilaad: Sheekadu waxay noqotay Lax waliba halka ay is dhigto ayaa lagu gowracaa

0 Visits: 1342 | Thursday February 25, 2016 - 12:36:55
Raalli gelinta bani'aadankaqofkuu doono ha ahaadee,waxay leedahay dhibaato iyo caro Alle,sunnooyinka Tirmidi waxaa ku xusan xadiis ay soo werisay Caa'isha Allaha ka raalli noqdee,kaasoo sheegaya in rasuulka sallallaahu caleyhi wasallama uu yiri:qofkii dalbada oo weydiista raalli gelinta Allah,

Read More »

Khudbo siro laguma dhisi karo Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ)

0 Visits: 1148 | Wednesday February 24, 2016 - 17:51:34
Nasiib daro ayaa ku habsatay Saxafiyiinta Soomaaliyeed, lama jecla iyagana isma jecla, ma jirto isku kalsoonaan dhexdooda ah, kali-kali u noolaansho ayaa caado u ah, Saxafi walba col ayuu la yahay bahdiisa, shalay wey is-haysteen maanta waa kala qeybsan yihiin berina waxaa suura gal aha inay kala sii…

Read More »

M. GHEDI: "Goormay Soomaaliya ka dhalan doontaa Dowlad kasban kareysa kalsoonida shacabka?"

0 Visits: 1141 | Wednesday February 24, 2016 - 11:00:10
Laga soo billaabo dowladii KMG aheyd ee sanadkii 2004-kii ee uu hoggaaminaayay ( AUN) Madaxweyne Abdullahi Yusuf Ahmed, ilaa tan rasmiga ah ee uu adduun-weynnuhu aqoonsan yahay ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamoud, wuxuu shacabka Soomaliyeed la'yahay dowlad uu ku qanco maamulkeeda…

Read More »

SIYAASIYOOW ISKA FIIRI LUUQYADA! (BY: Prof. Yaxye)

0 Visits: 1301 | Tuesday February 23, 2016 - 11:59:06
Ma ogi in siyaasiyiinteenu ay ka war hayaan iyo in kale, laakin haddii aad masuul ummadeed tahay waa in aad la socotaa taariikhda iyo luuq kasta oo lagaa soo gali karo. Dhul ayaa naga maqan midna waa nalagu sheeganaa, waa waajib in aan ku dadaalnaa shanta laakin labaddii ayaa la isku heeystaa.caaqiladii…

Read More »

I soo raac raac (Qiso cajiib ah)

2 Visits: 5672 | Monday February 22, 2016 - 11:35:52
Qiso cajiib ah ayaa maanta waxa ay ka dhexdhacday gaari BL ah ee aan kasoo raacay isgoyska No 4, dadweyne aad u fara badan ayaana saarnaa waxaa qof waliba u socoday danahiisa gaarka ah. Ninwalbana waxa uu ku dagayay meesha uu rabay marka uusoo gaaro.

Read More »

Waxaan Fursad u Heley markii ugu Horeysey in aan Wareysto Ruux qaba Xanuunka Juudaanka (Leprosy)

0 Visits: 1124 | Sunday February 21, 2016 - 11:00:14
Inkastoo markaan garaadsdey oo wax bartey aan ogaadey in Xanuunka Juudaanka uu yahay Xanuun ka mid ah Xanuunada Dunida ka jira lana daweyn karo, hadana Yaraanteydii aad baa laygu Cabsiin jirey, weliba marka la gaaro habeenkii ayaa nala oron jirey "Hayey Xaafadda Juudaanley ayaa soo gashey" markiiba…

Read More »

Qodobadan hoosta ku qoran aqriso,haddaad ka mid noqoto Allah ka baq kana fogow

0 Visits: 1280 | Sunday February 21, 2016 - 10:49:37
Saxiixul Bukhaari lambar 6069 iyo saxiixu Muslim lambar 2990waxaa ku xusan xadiis uu soo weriyay abi Hureyra Allaha ka raalli noqde,kaasoo sheegaya in rasuulka sallallaahu caleyhi wasallama uu yiri:ummaddeyda oo dhan waa la cafiyay,

Read More »

(LA-YAABKA & Sawiro):Britain oo laga digay Kalluun ilkaha dadka oo kale leh oo Khatar gaar ku ah ragga.

0 Visits: 1076 | Friday February 19, 2016 - 17:58:26
Waa kalluun lagu magacaaboPach, waxa uu leeyahay ilkaha dadka oo kale, waxa uu ku nool yahay Webiyadda dalalka Koonfurta Latin America, waana Kalluun khatartiisa xambaarsan.

Read More »

Garsoor Gardaran oo Garab heley !!

0 Visits: 1249 | Thursday February 18, 2016 - 15:26:46
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa inaga oo ciyaal iskuul ah waxaan soo raacnay Bas, waxaa ka daarnayd Hees uu ku luuqeynayey Fanaanka Xasan Aadan Samatar, erayadeeda waxaa ka mid ahaa Waraf iyo Shinbirihii War isuma hayaan waaya aaragnimo la'aaneey ba', waxaa la qaaday qaar ka mid ah

Read More »

QISO KU CIBRA QAADASHO MUDAN!!

0 Visits: 2110 | Tuesday February 16, 2016 - 19:54:21
(walaal fadlan qisadan aqrinteeda waxa ay kugu qaadaneysaa 1 daqiiqo, ha ka bakhaylin aqrinteeda lana wadaag walaalahaaga ka dibna fiiri in uu shaydaan isku dayayo in uu kuu diidayo in aad sidaas sameyso iyo in kale).

Read More »

Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?

0 Visits: 1188 | Tuesday February 16, 2016 - 11:22:02
Su'aasha kor ku xusani maaha midaan anigu maankayga ka keenay. Waa su'aal jirta oo dood weyn dhex dhigtay ku-xeeldheerayaasha cilmiyada buslshada, dhaqaalaha, iyo siyaasadda. Waana su'aal ay ila noqotay inaan maanta idin soo hordhigo, si aynu u wadaagno aqoonisweydaarsi ku saabsan aafada…

Read More »

Maxaad ka taqaan Valentine Day (Maalin Jaceylka)? (HADABA AKHRI)

0 Visits: 2168 | Sunday February 14, 2016 - 18:37:41
Maxaad ka taqaan maalinta Jaceylka Aduunka? Diinta Islaamkuse ma ogoshahay Maalinta in la weyneeyo oo loo dabaal dago? Waxaa naxdin ah in maalinta taarikhdu tahay 14 February oo ku beegan Maalinta Jimcaha ah ay dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen Roman…

Read More »

DUNI LAGU CADAABANYAHAY!! (Ra'yi)

0 Visits: 1076 | Saturday February 13, 2016 - 10:15:27
Waxaa dadkaygii Soomaaliyeed ku batay dhibaatooyin nooc kasta leh oo aad wada garanaysaan, waxaana suuragal ah in dadka qaarkii ay ku mashquulaan yuu yahay iyagoo aan qiimayn waxa aan aaminsanahay ee islaanimada ama Soomaalinimada.

Read More »

Ra'yi: KALSOONI DARADDA IYO SOOMAALIDA!!

0 Visits: 1222 | Saturday February 13, 2016 - 10:11:56
Baaritaan la sameeyay waxaa lagu ogaaday in sedexdii qof ee soomaali ah ba uu mid ka mid ah qabo cudarada ku dhaca maskaxda sida(stress iyo depression), arintaasna waa ay ka dhex muuqataa marka aad u fiirsato hab dhaqanka bulshadda soomaalida gaar ahaan qoysaska,waxaad ka dareemeysaa sida ay u dhaqmanyaan…

Read More »

(LA YAABKA & SAWIRO): Haweeney Ilaalo ka ahayd Xabsi oo jeclaatay Maxbuus, kadibna la baxsatay.

0 Visits: 1204 | Thursday February 11, 2016 - 20:16:03
Haweeney ka mid ahayd Ciiddanka Ilaaladda ka ah Xabsi ku yaalla Caasimadda dalka Switzerland ayaa lagu soo waramay inay jacayl daran u qaatay Maxbuus u dhashay dalka Syria oo ku xirnaa Xabsiga ay ilaaladda ka ahayd oo lagu magacaabo Limmattal Prison oo ku yaalla duleedka magaalladda Zurich.

Read More »

Warbixin ku saabsan xaalada nololeed ee gobolka Gedo (Sawiro)

0 Visits: 1704 | Sunday February 07, 2016 - 20:08:52
Dalka Soomaliya oo ka mid ah wadamada dhaca geeska Afrika waa wadan Hodan ku ah kheyraad kala duwan sida xoolaha iyo beeraha, waana dalka kaliya ee aduunka lagu tilmaamo in uu ka mid yahay wadamada leh xoolaha ugu badan dunida,Soomaaliya marka aan eegno gobolada ugu wax soo saarka badan waxaa ka mid…

Read More »

Barnaamijka Dilaaga weriyaha oo lagu faaqidayo ciddii ka dambeysay dilalkii Saxaafadda ee Soomaaliya -Video

0 Visits: 1173 | Saturday February 06, 2016 - 16:49:19
Barnaamijkaan waxaa uu ku saabsan yahay dilalka waayihii la soo dhaafay loo geysanayay saxaafadda ka shaqeysa Soomaaliya, iyadoo mid ka mid ah dadka la tuihunsan yahay ku lug lahaanshaha arinkan lagu magacaabo Xasan Xanafi Xaaji oo ah maxbuus ka tirsanaa ururka Al shabaab.

Read More »