Featured

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGTIMES EE MAANTA 21-NOV-2019

0 Visits: 1217 | Thursday November 21, 2019 - 09:21:10
Qodobo Laga Soo Saaray Kul ankii MW Farmaajo Iyo Madaxdii Hore Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud ayaa faah faahfiyay kulankii Shalay dhexmaray isaga iyo Sh.Shariif Sh Axmed iyo Madaxweyne Ma xamed Cabdullaahi Farmaajo. Md.Xasan Sheekh oo Habeen hore shir Jaraa'id warbaahinta ugu…

Read More »

XUSKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PAPER OO 18 /11/2019 LOO DABBAAL DAGAY LIX IYO GUURADIISA MAANTA

0 Visits: 1484 | Tuesday November 19, 2019 - 13:50:04
Munaasabad si aad ah u heer sareysa oo ahyed mid lagu maamuus ayey xuska sanadguurada wargeyska Mogadishu times ayaa waxa ay xalay ka dhacday xarunta wargeyska ee M/Muqdisho Munasaada ayaa waxaa ka soo qeygaleen qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed sida aqoonyahanno, siyaasiyiin,Haween,Dhallinyaro…

Read More »

"BIIBTO " Waa howl adag oo dulqaad kaaga baahan inaan Muqdisho ku daabacdo Wargeys 26-sano jirsaday

0 Visits: 1111 | Thursday November 14, 2019 - 16:33:51
Iyadoo sanadba sanadka ka dambeeya uu sii yaraanayo akhriska Soomaalida oo u batay inay dhageysiga iyo muuqaalada guud ahaan dalka Soomaaliya u guuraan, taasoo hoos u dhac weyn ku keentay wargeysyadii ka soo bixi jiray magaalada Muqdisho, iyadoo arrintaasi ay sii kordhisay kaddib markii ay soo kordheen…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABT 19-Ka OKTOOBAR 2019-KA

0 Visits: 1197 | Saturday October 19, 2019 - 09:22:43
ADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGGA KA JARAY TAALLOOYIN TAARIIKHI AH OO DIB U DHIS LAGU SAMEEYAY FB_IMG_1571420704220-1024x683 Madaxweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 2-DA OKTOOBAR 2019-KA

0 Visits: 1296 | Wednesday October 02, 2019 - 10:06:07
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MAGACAABAY TALIYE KUXIGEENKA CIIDANKA BOOLIISKA SOMALIA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Mudane Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WAARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA SEBTEMBAR 2019-KA

0 Visits: 1279 | Monday September 30, 2019 - 09:48:28
MAXAA LOOGA HADLAY KULANKII MD.CALI MA HDI, SHEEKH SHARIIF IYO XASAN SHEEKH? Madaxweynayaashii hore ee dalka Md.Xasan Sheikh Maxamuud iyo Md.Sha riif Sheikh Axmed ayaa Shalay hooyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho wa xa ay ku boo qdeen madax weynihii iyaga ka horeey ay ee Soomaliya Md.Cali Mahdi…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 1168 | Saturday August 17, 2019 - 09:40:37
DOWLADDA SOMALIYA OO SHEEGTAY INAY HEYSTAAN CULEYSO CAALAMI AH wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xuk uu madda Soomaaliya Maxa med Cabdi Xa yir Maaree ye ayaa sheegay in dowl adda Fed raalka Soomaali ya ay heystaan caqab ado uga imaanaya Caa lamka, hayeeshee ay u baahan tahay in taageero loo muujiyo.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 10-KA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 1277 | Saturday August 10, 2019 - 09:45:24
GAROONKA KUBADDA CAGTA EE KOONIS OO LOOGU MAGAC DARAY MARXUUN ENG YARIISOW Kulan loogu duc eynayay marx uum Eng C/raxmaan Cu mar Cusmaan Yarii sow gudd oomiyihii G/Banaadir ahaana Duqii Muqdi sho ayaa shalay lagu qabtay garoonka kub adda Cagta Koonis ee M/Mu qdisho,kaasi oo haatan loogu magac daray…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH OO AH ARBACO 7-DA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 1376 | Wednesday August 07, 2019 - 09:44:45
DFS OO SOMALILAND UGA MAHADCELISAY SOO DHAWEYNTA ODAYAAL DHAQMEED HARGEYSO GAARAY R/Wasaare kuxigeenka XFS, Md.Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay odayaasha dhaqanka ee dhawaan Hargeysa kula kulmay Madaxw eynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Nabadoon Maxamed Xasan Xaad…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGWEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 1-DA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 1246 | Thursday August 01, 2019 - 09:35:20
GUDDIGA QABAN-QAABADA DIB U HESHII SIINTA GALMUDUG OO BAAQ U DIRAY SIYAASIYIIN Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalmaha an socdaal ku marayay deegaannada Galmudug, ayaa dib ugu soo laabtay mag aalada dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Guddoomiyaha iyo…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WAREGYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 29-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1225 | Monday July 29, 2019 - 09:36:01
WASIIR BEYLE OO LA KULMAY QAAR KA MID AH MADAXDA WADDAMO CAALAMI AH Wasiirka maaliyadda XFS, C/raxmaan Ducaale Beyle, oo ku su gan M/Washingt on DC ee Caasim adda Dalka Maray kanka ayaa kualmmo la qa atay qaar ka mid ah mada xda Dal kaasi iyo hay'ado Caala mi ah. Md, Beyle, ayaa shirar gooni-gooni…

Read More »

HALKAA KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 28-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1248 | Sunday July 28, 2019 - 10:14:00
WASIIRKA WAXBARASHADA SOOMAALIYA OO TABBABAR U FURAY TABBABARAAYASHA MACALLIMIINTA QARANKA Tababarka ayaa loo furay in kabad an 100 macallin oo loogu talagay in ay sii tababaraan ma ca llimiinta iskuullada gobalka Banaadir . Tababarka macallimiinta oo socon doona muddo 10 maalmooda ayaa waxaa bixin…

Read More »

KA HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 24-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1379 | Wednesday July 24, 2019 - 10:11:53
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA HADLAY GUUSHA BORIS JOHNSON Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/hi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Bor is Johnson oo ku guuleystay jagada Ra'iisul wasaaraha dalka Ingiriiska. Johnson oo mar soo noqday duqa caasimadda London ayaa xilkan kaga gu uleystay wasiirka arrimaha dibadda…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 20-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1025 | Saturday July 20, 2019 - 10:33:11
GUDDIGA DIB U HESHIISIINTA GALMUDUG OO SHALAY GAARAY DHUUSAMAREEB Guddiga dib u heshiisiinta ayaa Shalay gaaray M/Dhuus amareeb ee xar unta Galmudug, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. jeeddada socda alka guddiga ayaa lagu sheegay inay la xir iirto sidii ay u billaabi la haayeen howlaha dib u heshiisiinta…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 18-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1005 | Thursday July 18, 2019 - 09:25:06
MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO WAR KASOO SAARAY NABADOONKII LA DILAY Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa marka hore waxaa uu tacsi u diray Bulshada Reer Gaalkacyo iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaan Cabdullaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo xalay…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 17-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1041 | Wednesday July 17, 2019 - 10:04:03
CAWAD OO WEERAR CULUS KU QAADAY SOMALILAND Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shalay markale ka hadlay talaabada DF Somalia xirii rka u gu jartay dalka Gini ee galbeedka Afrika. Wasiir Cawad ayaa sheeg ay in waddanka Gini ay roog cas u dhigtay hogaamiye sheeganaya inuu ka go'ay…

Read More »

CALL FOR APPLICATIONS: PROGRAM AND ADMINISTRATION MANAGER Background

0 Visits: 1135 | Tuesday July 16, 2019 - 18:04:23
DefendDefenders (the East and Horn of Africa Human Rights Defenders Project) seeks to strengthen the work of human rights defenders (HRDs) in the East and Horn of Africa sub-region by reducing their vulnerability to the risk of persecution and by enhancing their capacity to effectively defend human…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 16-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 992 | Tuesday July 16, 2019 - 09:40:37
WASIIRKA WAXBARASHADA OO XARIGGA KA JARAY QEYB KA MID AH XARUNTA AKADE MI YADA, CILMIGA, FANKA IYO SUUGAANTA Wasiirka waxbarashada XFS C/hi Goo dax Barre ayaa Shalay xariga ka jaray qe yb ka mid ah Xar un ta Akademiya da, Cilmi ga, Fan ka iyo Suugaanta oo dayactir lagu sa meynayo, isla mar kaana ay…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 15-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 848 | Monday July 15, 2019 - 09:23:40
MADAXWEYNE LAFTAGAREEN OO KULAN LA QAATAY WAFDI KA SOCDA DFS & QM Wafdigan oo isugu jira Wakiilka Q/Mid oobay Uqaaabilsan Arrimaha Dacadiyada ha Ka dhanka Haweenka Goobaha Dag alada Ka soc oda iyo wasiiradda Haween ka Xuquuqul insaanka DFS ayaa Shalay waxaa ay gaar een M/Baydhabo.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 11-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1037 | Thursday July 11, 2019 - 10:07:37
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO XALAY SAMEEYAY HOWLO BURBURIN AH.. Ciidamada Ilaalada deegaanka iyo Waaxda Nadaafada Dowladda Hoose ee Maamulka Gobolkan Banaadir ayaa xalay waxaa ay siwadajir ah howlo burburin iyo nadaafad ah uga sameeyeen goobo Ganacsi oo ku yaalla wadada MakaAlmukarama ee Magalada Muqdisho.

Read More »