HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WAREGYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 29-KA LUULYO 2019-KA

0
Monday July 29, 2019 - 09:36:01 in Wararka by
  • Visits: 1233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WAREGYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 29-KA LUULYO 2019-KA

    WASIIR BEYLE OO LA KULMAY QAAR KA MID AH MADAXDA WADDAMO CAALAMI AH Wasiirka maaliyadda XFS, C/raxmaan Ducaale Beyle, oo ku su gan M/Washingt on DC ee Caasim adda Dalka Maray kanka ayaa kualmmo la qa atay qaar ka mid ah mada xda Dal kaasi iyo hay&

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WASIIR BEYLE OO LA KULMAY QAAR KA MID AH MADAXDA WADDAMO CAALAMI AH Wasiirka maaliyadda XFS, C/raxmaan Ducaale Beyle, oo ku su gan M/Washingt on DC ee Caasim adda Dalka Maray kanka ayaa kualmmo la qa atay qaar ka mid ah mada xda Dal kaasi iyo hay'ado Caala mi ah. Md, Beyle, ayaa shirar gooni-gooni ah ku la qaatay Magaalada Washington mas'uu liyiin ka tirsan hay' adda Lacagta Adduun ka ee IMF, Bangiga Aduunka iyo xubno ka le oo ka socday Dalalka Ingiriiska, Talya aniga iyo Sacuudi Carabiya. "Waxaan M/Washington shirar gooni go nni ah kula qaatay madaxda IMF, Bangiga Aduunka iyo xubno kale oo ka socday Dalalka UK, Italy iyo Saudi Arabia" ayuu yiri Wasiir Beyle. Wasiirka maaliyadda Soomaaliya , C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in madaxdii uu la kul may ay wadaageen xogo ku aadda is-beddalka maliyadeed ee Soomaaliya iyo hiigsiga ku saabsan de yn cafinta Soomaaliya.

WASIIRKA A/DIBADDA SOMALIA OO QAABI LEY WAKIILKA CUSUB EE HAY’ADDA WFP

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaa shiga Caalamiga, Md. Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa Sha lay xafiiskiisa Wasaarada kaga guddoomay warq adaha aqoo nsiga Wakiilka cusub ee Barn aamijka Cu nnada Adduunka ee QM ee marka magaci isa la soo gaabiyo loo yaq aan (WFP) u qa abilsan Soomaaliya, Md. Cesar Arroyo.

CALAMO5Kulanka ayaa looga hadlay iskaashi wa daagga u dhexeeya XFS iyo WFP iyo ho wlaha ay ka fuliso guud ahaan dalka, oo ay ku jirto dhiirrigelinta beera ladayda Soo maaliyeed iyadoo laga iibsanayo wax soo saarkooda dalagga beeraha, shaqa-gelin ta dhalinyarada, taageeridda haweenka iyo wax ka qabashada deegaannada fog ee miyiga si loo hagaajiyo xaaladda nolole ed dadka halkaasi ku nool si loo yareeyo xaaladaha abaareed ee soo noq-noqday.

Wakiilka cusub ee WFP Soomaaliya waxa uu carabka ku adkeeyay ballanqaadkiisa dhammaystiran iyo wadashaqaynta hey’ad diisu la leedahay Soomaaliya si looga guul keenno dhowr howl-qabad oo istiraatiiji leh.

TALISKA BOOLISKA KG OO DIGNIIN U DIRAY ERGADII SOO DOORATAY XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA

Taliska Booliska K/Galbeed iyo Oday aasha dhaqanka maamulka KGS ayaa Kulna ku yeesheen M/Baydhabo. Kulanka ayaa waxaa looga had lay amniga deegaanda K/Galbeed,isla markaa na waxaa kulanka mar kii uu dhamaaday laga soo saaray Ammarro ku socda Ergadii soo door atay Xildhibaa nada Baarl amaanka BF Mahad Cab dirax maan Aadan oo ah Taliyaha Ciidan Boolis ka K/Galbeed oo la hadlay warbaahinta ay aa waxaa uu she egay in Amarkii kasoo ba xay Al-shaba ab ee loogu yeeray socda Er gadii soo doo ratay Xildhibaanada Baarla maanka ay fuliyeen qaar kamid ah Odaya asha, isag oona tilmaamay in kuwaas ay la mid yihiin Shabaab.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Mahad Cabdiraxmaan Aadan in Odayasha ku dhaqan M/Baydhabo ee aada dhulka Al-shabaab aysan ku soo noqon doonin Mag aalada,isla markaana ay ka mid noqona yaa iyaga.

Isaga oo soo hadlayay Taliyaha Ciidan Booliska K/ Galbeed ayaa waxaa uu xus ay in ciddii fulisa amarkaas ay talaabo ad eg ka qaadi doonaan,isla markaana ay xabsiga dhigi doonaan.

Hadalka Taliyaha Ciidan Booliska K/Gal beed Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxaa uu ku soo aadayaa,iyadoo dhawa an Al-shabaab ay u yeereen Ergadii soo dooratay Xildhibaannada Baarlamaanka DFS,kuwaasi oo ku tilmaameen inay galeen Dembiyo Culus.

MASAR OO SOOMAALIYA KA TAAGEEREYSO DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA

Dowladda dalka Ma sar ayaa ballan-qa ad day in dowladda Soom aaliya ay ka ga cansii nayso dag aalka ay kula jirto kooxaha argagixi sada ah ee kasoo hor jeeda. War qoraal ah oo kasoo baxay was aaradda arrimaha dibadda Masar ayaa la gu sheegay in xukuumadda Masar ay mar walba barbar taagantahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

"Masar waxay mar walba u heellan tah ay in dhiggooda Soomaaliya ay garab ku siiyaan dadaallada ay ku cirid tireyso xagjirnimada iyo argagixisada" ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda. Masar waxa ay sidoo kale cambaareyn dusha uga tuurtay ciddii ka dambeysay weerarkii ismiidaamin ta ahaa eel ala eegtay xarunta dowladda hoose ee Xamar kaasoo galaaftay nolo sha masuuliyiin ka tirsan maamulkaas ku wa kale oo uu ku jiro duqa Muqdishana uu dhaawac kasoo gaaray. Wasaaraddu iya da oo ka wakiil ah dowladda iyo shacabka Masaarida ayay tacsi u dirtay qoysaskii ay ka geeriyoodeen dadkii weerarkaas ku geeriyooday iyaga oo caafimaad deg deg ahna u rajeeyay kuwa dhaawaca ah. Weer arkii khamiistii aynu kasoo gudubnay lagu qaaday xarunta dowladda hoose ee Xam ar oo ay masuuliyaddiisa sheegteen koox da al-Shabaab ayaa sababay geeri iyo dhaawacyo soo gaaray masuuliyiin ka tirs an maamulka gobolka Banaadir

G/MAXKAMADA SARE EE SOMALIA OO DALAB U GUDBIYAY SOMALILAND

Guddoomiyihii hore ee Maxkam-adda sare ee Soomaaliya, Ibraahin Iidle Suleymaan, ayaa codsi u diray Xuku-umada Somaliland ee uu hogaamiyo Mad-axweyne Muuse Biixi.

Ibraahin Iidle ayaa Ciidamada Boo-liska Somaliland ka codsaday in baaris lagu sameeyo dil toogasho oo ka dhacay degmada Ceel-Afweyne.

Mudane Iidle ayaa sheegay in dilkaasi loo geystay wiil uu adeer u yahay, oo lagu magacaabi jirey ‘Rooble Mahdi Iidle’.

Ibraahin ayaa xukuumada Biixi ka dalbaday in cadaalada la horgeeyay cidii ka dambeysay dilka loo geystay wiilka uu adeerka u yahay.

"Waxaan ka codsanaynaa Bileyska Somaliland inay baadhis rasmiya ku sam-eeyaan toogashada shalay lagu diley Rooble Mahdi Iidle, taas oo ka dhacday magaalada Ceel Afweyn, isla markaana caddaalada la horgeeyo ciddii ka danbe-ysey” ayuu yiri Ibraahin Iidle.

Caasimada Online

SHARIIF XASAN OO SAAMI WEYN KU YEESHAY BANKI CAAN AH

Wargeyska Indian Ocean ayaa qoray in isbeddel weyn oo dhanka maam-ulka iyo saamiga ah uu ka dhacay Ban-kiga Salaam African Bank ee dalka Ja-buuti.

Warbixint wargeyska ayaa lagu sheegay in afhayeenkii hore ee baarl-amanka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu noqday qofkii labaad ee saamiga ugu badan ku leh bankiga.

Shariif Xasan ayaa ku xiga saami laha ugu weyn bankiga oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Axmed Cali oo madax ka ah shirkadda guryaha ee Al-Rayaan, sida warbixinta ay tiri.

Wargeyska ayaa sidoo kale she-egay inay suurta-gal tahay in Shariif Xasan uu dhowaan ku biiro guddiga maa-mula Bankiga, oo sidoo kale ay ka mid yihiin Maxamed Axmed Cali iyo Cusmaan Ducaale Dirir.

Xiriir aan la sameynay Shariif Xas-an si aan wax uga weydiino arrintan no-oma suurta-gelin inaan jawaab ka helno.

Shariif Xasan oo ka degay xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed bishii November ee sanadii 2018 kadib dagaal siyaasadeed adag oo uu la galay dowl-adda federaalka, ayaan lagu arag saaxa-dda siyaasadda iyo goobaha dadweynaha tan iyo markaas.

MADAXWEYNAHA UGANDA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDDAMO AY KU JIRAAN KUWO SOOMAALI AH

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/07/MUSEVENI-1.jpg Madaxweynaha dalkaasi, Yoweri Kag uta Museveni waxa uu Dorraad Tababar u soo xiray 203 Askar ka tirsan Ciiddanka Difaaca Uganda ee UPDF iyo 20 Askari oo ka socotay ciid danka Qaranka Somalia ee SNA, kuwaasi oo muddo 52 isbuuc taba bar ku qaatay Akadeemiyadda Milliteriga Uganda ee Kabamba oo ku taalla Degm adda Mub ende ee Bartamaha dalkaasi.

Ciiddanka Isku-dhafka ee tababarka loo soo xiray waxay qaateen Tababaro ku aa dan Khibradaha Asaasiga ee Ciiddan ka, Dagaal-gelinta iyo Khibradda Hawlgala da Farsamo iyo xeeladaha guud ee Ciidd amadda.

Madaxweyne Museveni waxa uu Ciidd anka UPDF kula dardaarmay inay xubno ka yihiin Ciiddanka Xorreynta, isla markaa na ay ka fogaadaan Dhaqanadda Qabyaa lladda iyo Ciiddanka Gumeystaha, taasi oo uu xusay inaysan ahayn arrin waxtar u leh Danaha Ummadda.

Waxa kale oo uu intaasi ku daray inay awoodeen inay lacag la’aan dhisaan Ciid dan Awood leh oo badbaadiyey Uganda, isla markaana kaalin ka qaata Hawlgal lada Nabadda ee Gobalka. Madaxweyne Museveni waxa uu u shee gay Ciiddanka tababarka loo xirray inay diiradda saaraan shaqooyinkooda, iskana ilaaliyaan wa xya abaha qatarta sida Cudd ur-sidaha HIV AI DS-ka,si ay ugu guuleystaan noloshooda.

Dhinaca kale, Ciiddanka Tababarka loo gu soo xiray Akadeemiyadda Milliteriga Ug anda waxaa qeyb ka ahaa 20 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Qaranka Somaliya, kuw aasi oo uu Tababarkooda qeyb ka ahaa dadaalka lagu xoojinayoAwoodda iyo Khi bradda Ciiddanka Qaranka Somaliya ee SNA, si ay Ciiddanka Hawlgalka AMISOM ugala wareegaan Amniga Guud ee Som alia.

Dowladaha Somaliya iyo Uganda ayaa na Heshiis ka gaaray Tababarka ay Ciidd an kaasi ku soo qaateen Akadeemiyadda Milliteriga ku taalla Uganda. Munaasbaad da Tababarka loogu soo xirayey Ciiddan ka Uganda iyo kuwa Soomaalida waxaa go objoog ka ahaa Wafdi ka socday DFS oo uu hoggaaminayey Taliye-xigeenka Cii ddanka dhulka, Sarreeye Guuto C/rashiid C/hi Shire, Taliyaha Ciiddanka Dhulka ee Uganda, Jeneral Sam Kavuma, taliye-xige enka Ciiddanka Cirka Uganda, Jeneral Ga vas Mugyenyi iyo Saraakiil kale.

MADAXWEYNAHA SOMALILAND IYO WAKIILKA QM OO KULAN KU YEESHAY MAGAALADA HARGEYSA

http://www.somaliweyn.org/wp-content/uploads/2019/07/Qm1-500x345.jpg Madaxweynaha Somaliland Muuse Bi ixi Cabdi ayaa Shalay kulan gaar ah la ye eshay wafdi ballaaran oo ka socda jimci yadda quruumaha ka dhaxaysa oo uu hog gaaminayo wakiilka gaar ah ee xog-hayaha guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador James Swan.

Kulankanayaa 2da dhin ac waxaa ay uga wada ga dleen ayaa lagaga wada-ha dlay arrimo ay ka mid yihiin hirgelinta ma shaariicda kala duwan ee hay’adaha QM ka wadaan Somaliland, sidii ay QM iyo Somaliland iskaga kaashan lahaayeen ka mira-dhalinta hawlaha bani’aadamnimo ee ka socda Somaliland iyo arrimo kale.

Kulanka ka dib, waxa saxaafadda si wada-jir ah ula hadlay wasiirka horumarinta maa liyadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay Amassador Jam es Swan, waxaana ay tilmaameen in kulan kaasi kusoo dhammaaday guul iyo is afgarad buuxa.

Ambassador James Swan, ayaa ugu horrayn madaxweynaha Somalilnad uga mahadnaqay sida diirran ee uu usoo dhaw eeyey, isagoo bogaadiyey horumarka ay Somaliland ka gaaray dhinacyada, amma anka iyo dhaqaalaha.

Isaga oo ka hadlaya waxyaabaha ay sida gaarka ah madaxweynaha uga wada-hadleen, waxa uu yiri "Waxa aan wada-ha dal wanaagsan la qaatay madaxweynaha iyo wasiirradiisa, waxa aannu si gaar ah u ga wada hadalnay sidii dhidibbada loogu adkayn lahaa guulaha iyo horumarka ay Somaliland gaartay, iyada oo si nabadgel yo ah loo xallinayo dhammaanba waxyaa baha lagu kala duwan yahay, lana joogtay nayo hannaan wada-hadalka,” ayuu yidhi James Swan.

Waxa uu sidoo kale guul ku tilmaamay xalka ay madaxddu ka gaareen caqabadi hii ka taagnaa qabsoomidda doorashooyin ka goleyaasha deegaanka iyo wakiillada, taas oo uu calaamad u ah horumarka So maliland ku socdo.Sidoo kale, waxa uu wakiilku hoosta ka xarriiqay inay dedaal badan geliyeen kor u qaadista hawlaha bani’aadamnimo iyo

QM OO WAR CUSUB KASOO SAARTAY XAALA DDA QAXOOTIGA SOOMAALIYEED EE KU NOOL XERYAHA DHADHAAB

Hay,ada UNHCR Xafiiskeeda Dadaab ayaa soo saartay warbixin ay uga hadlay so xaladaha Qaxotiga Dadaab iyo tirada Dadka halkaas ku nool oo hoos u dhacday oo ay gaartay meeshii ugu hooseysay abid. Warbxin Billa ah oo ka soo baxday Xafiiska UNHCR Dhadhaab qeybtiisa Sax aafadda iyo arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in tirada Dadka ku sugan Xerya ha Xaqootiga ee Xarar dheer, Dhagaxleey iyo Ifo ay gaarayaan 2010,475 Qof, oo u dhiganta 44%, Boqolkiiba 57 ka mid ah waa Carruur gaartay heerka waxbarshada Iskuullada, 62,610 Carruur ah ayaa dhiga ta Dugsiyada , 49% ka mid ah ayaa aadda xarumaha waxbarshada halka inta dhiman na sababa aan la cayimin darteed anay Iskuullada ku biirin.

Hay’adda Qaxootiga Adduunka ayaa warbxinteeda ku sheegtay in laga soo billa abo Bishii Disembar Sanaddii 2014-kii ay Soomaaliya si iskood ah ugu laabteen Qa xooti gaaraya 80,368 Qof, barnaamijka as oo ay fuliyeen Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya hay’adda UNHCR.

UNHCR ayaa sheegtay in ay hoos u dhacday dhaqaalihii ay Qaxootiga siin jire en deeq bixiyayaasha Caalamka, isla mar kaana ay hadda helayaan oo keliya 30% qarashaadkii ay u baahnaayeen.

Xerada Qaxootiga ee Kambi Cows ayaa la xiray 31-kii Maarso 2017, halka Xearada Ifo-2 la xiray 31-kii Maajo 2018, waxaana 2dooduba si rasmi ah loogu wareejiyay Dowladda Kenya 21-ka Juun 2019.

Hay’adda ayaan warbixinteeda ku xu sin Qaxootiga aan Diiwaan gashanayn ee ku nool Xeryaha Dhadhaab iyo waxyaaba ha ugu qorsheysan, iyadoo sheegtay in ti rada Qaxootiga ay marba marka ka dambeysa sii yaraaneyso.

gacan siinta bulshada nugul iyo qaxoo tiga ay qaramada midoobay caawiso.

SHIR LOOGA HADLAAYAY AMNIGA DEEGAANA DA PUNTLAND OO LAGU QABTAY GAROOWE.

Kenya Airways oo beenisay baqdin ay ka qabto weerarro uga yimaada al-Shabaab Madaxweynaha dowlad Goboleedka Pu ntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir guddoomiyey shirka Amniga Puntland Shir kan oo ka qabsoomay qasriga Madaxtoo yada Garoowe waxaa qayb ka ahaa Mada xweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ax med Cilmi Cismaan Karaash.

Waxaa kale oo Md Dani iyo Ku-xige enka ku wehelinaayey shirka Wasiirka Am niga, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta, Taliyaha Ciidamada Booliska, Taliyaha qe ybta gobolka Nugaal, Taliyaha Ciidamada Asluubta, Taliyaha Ciidamada Birmadka, Taliyaha CID-da, Taliyaha Ciidamada Mad axtooyadda, maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe iyo masuuliyiin kale.

Ujeedka Shirka Amniga Puntland ayaa daaranaa is xog-wareysi guud, dardargelin hawlgalada amniga lagu sugayo iyo u diya ar garawga Xuska Aasaaskii Puntland.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid C/hi Deni ayaa ka dhegaystay Masuuliyi in ta laamaha amniga warbixin la xiriirta Am niga iyo howlaha dardargelinta amniga ee ay hada-wadaan Ciidamadu, Waxaana ay sheegeen in xaaladda amni ee dhammaan degaanada Puntland ay wanaagsantahay.

Ugu danbeyn Madaxweyne Deni ayaa faray Saraakiisha Ciidamada, iyo Masuuli yiinta laamaha amniga ee heer dagmo iyo heer Gobol adkeynta Amniga Guud, iyo si gaar ah in la xoojiyo amniga maalmaha la gu jiro Todobaadka Puntland iyo dabaald egyada 1-da August, ee dhammaan ka dhacaya Gobollada kala duwan ee Puntl and.

KENYA OO DIB U QARAMEYNEYSA SHIRKAD DA DUULLIMAADYADA DALKEEDA

Dowladda Kenya ayaa dejisay qorshe 2 sano ah oo dib loogu qarame eynayo diyaar ad da Kenya oo khasaaro bad an galeysay sanadihii lasoo dhaafay.

Baarlamaanka Kenya ayaa u codeeyay in dib loo qarameeyo diyaaradda kaddib khasaarihii iyo deymihii ay diyaaraddu gashay sanadkii 2014-kii. 23 sano ka hor ayay aheyd markii diyaar adda Kenya lagu wareejiyay ganacsato iyo bangiyo kala duwan oo maalgashi ku sameeystay shirkadda.

Dowladda Kenya ayaa saamileyda yaryar ee shirkadda ka iibsaneysa saami yadooda oo u dhigma 3% saamiyada gu ud ee shirkadda maadaama dowladda ay leedahay saami dhan 48% wax ayna markaa dowladda Kenya yeelan doontaa saamiga ugu badan shirkadda. Guddiga gaadiidka ee baarlamaanka Kenya ayaa sheegay inay 3 bilood u qabteen wasaara dda gaadiidka Kenya in ay ka soo fikiraan xalna ka keenaan maamulka iyo saamiy ada shirkadda Kenya Airways.

Guuldarro ku timid qorshaha ballaarinta ee fashilmay ee shirkadda ayaa qasabtay in ay dib u amaahato lacag dhan 2 Bilyan oo doollar sanadkii 2007-dii taas ayaana soo dedejisay soo jeedinta guddiga gaadii dka ee baarlamaanka Kenya.

MALEESHIYAAD HUBEYSAN OO DILAY DAD SOO AASAY MEYD

23 qof oo ka soo laabtay mayd ay so aaseen ayaa lagu dilay Gobalka borno ee W/bari ee dalkaasi, sida ay sheegeen Mal eeshiyo ka tirsan Kooxda BokaHaram oo wadatay 3 mooto ayaa la sheegay inay ta cshiirad huiweiyeen koox rag ah oo ka soo laabtay mayd ay ku soo aaseen Tuulladda Goni Abajari ee Degmadda Naganzay una dhow caasimadda Gobalka Borno ee Mayduguri.

Hoggaamiyaha Maleeshiyo Deegaanka oo lagu magacaabo Bunu Bakar Mustafa ayaa sheegay inay soo heleen maydadka 23 qof oo ay Maleeshiyadda Boko Haram ku dileen Deegaankaasi.

DHAKHAATIIR KU LE'DAY DUQAYMO KA DHACAY LIBYA

Xukeemadda Libya waxay sheegtay in diyaaradaha duqaymaha gaystay uu lahaa general-ka fallaagoobay ee Khalif Xaftar. Duqayn dhanka cirka ah ayaa lagu dil ay shan dhakhtar oo ka hawl galay ey cs bitaal ku ya al caasimadda Lib ya ee Tripoli, sida ay sheegeen ma suuliy iinta xukuu mad da dalkaas ee QM ay taageerto. Diyaara do dagaal oo uu leeyhaya Khalifa Xaftar, oo ah general fallaago ah oo hoggaamiya ciidamada la baxay Ciidamadii Qaranka Libya, ayaa qaaday weerarka, sida uu she egay afhayeen u hadlay wasaaradda caaf imaadka dalkaas.

Wali wax war ah kama soo bixin Ciid amada Qaranka Libya ee General Xaftar.

Khilaaf ayaa hareeyay dalka Libya tan iyo markii sannadkii 2011 xukunka laga tuuray hoggaamiyihii waqtiga dheeraa ee Muam mar Gaddafi. Dagaalka u dhexeeya xuk uumadda ay Qaramada Midoobay taageer to ee uu hoggaamiyo R/Wasaare Fayez al –Sarraj, iyo ciidamada Qaranka Libya oo uu hoggaamiyo Khalifa Xaftar, ayaa galaaf tay nolosha 1,100 oo qof tan iyo bishii Apr il, sida ay sheegtay Hay'adda Caafimaad ka Adduunka ee WHO.

Dagaalkan oo la isku mari waayey ay aa ka socda hareeraha Magaalada caasi madda ah, halkaas oo labada dhinacba ay duqaymo isu adeegsanayaan, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

Duqaymo dhacay Sabtidii ayaa lagu dha awacay 7 qof, oo ay ku jiraan qaar ka mid ah dadka wax soo samata bixiya, sida uu sheegay Afhayeenka wasaaradda caafim aadka Lamine al-Hashem."Waxa uu aha a weerar toos ah oo lala beegsaday cisbi taalka oo ay maamulaan kooxo caafimad," ayuu yidhi Mr Hashemi.

Weerarkan ayaa ah kii 3aad oo lala bee gsado cisbitaalkan, sida ay sheegtay AFP.

Colaadda ayaa sidoo kale halkaas ku qab satay muhaajiriinta Afrikaanka ah ee Sii mara Libya inta ay u sii socdaan Yurub. Xukuumadda Libya ayaa ciidamada Gen. Xaftar ku eedaysay duqaymo dhanka cirka ah oo bishii hore lagu qaaday xarumo dad ka lagu hayo oo lagu dilay ugu yaraan 50 qof oo muhaajiriin ah.

Si kastaba ha ahaatee, ciidamada Gen. Xaftar ayaa sheegay in ay weerarkaas ku qaadeen ciidamo dawladda taabacsan oo deggenaa meel xaruntaas u dhow kuwaas oo duqaymo ku jawaabay isla markaasna waxyeelleeyey xarunta muhaajiriinta.

Madaxa guddiga xuquuqda aadanaha u qaabilsan QM, Michelle Bachelet, ayaa sheegtay in weerarkaas uu ka mid noqon karo dambiyada dagaalka.

Yaa maamula Libya?

Maleeshiyaadka kala duwan ee ka dagaa lama Libya ayaa dhab ahaantii hoggaanka u haya talada dalka Libya - kuwaas oo ay kala taageeraan labo awoodood oo siyaa sadeed oo kala ah Bariga iyo Galbeedka.

Xukuumadda dalkaas ka dhisan ayaa wa xaa hoggaamiya R/Wasaare Fayez Sarraj, oo ah nin Injineer ah xirfad ahaan.

Bishii March ee sannadkii 2016-kii ayuu tagay M/ Tripoli, afar bilood ka dib markii la gaaray heshiis ay garwadeen ka ahayd QM, si uu halkaas maamulkiisa uga hirga liyo. 3-dii sano ee la soo dhaafay wuxuu ka shaqeeyey sidii uu taageero uga heli la haa maleeshiyaad iyo siyaasiyiin kala du wan, balse awood badan kuma lahan tala da dalkaas.

Markii qolyihii gacanta ku hayey M/ Trip oli ay diideen inay isdhiibaan sannadkii 2014-kii, R/wasaaraha oo markaas la soo doortay wuxuu u guuray Magaalada deked da leh ee Tobruk, oo 1,000km u jirta caas

imadda.

GUDDI LOO MAGACAABAY MAAREYNTA QARAXII KA DHACAY XARUNTA GOBOLKA BANAADIR OO WARBIXINTII U HORREYSAY SOO SAARAY

https://www.hiiraan.com/images/2019/July/2019728636999149614435949FB_IMG_1563983924604.jpg Guddi uu R/wasaare ku-xigeenka u ma gacaabay maareynta qaraxii ka dhacday xarunta G/Banaadir iyo sidii gurmad deg-deg ah loogu fidin lahaa dhaawacyada ka dhashay qaraxa, ay aa bulshada Soomaali yeed la wadaagay warbixin hor-dhac ah oo ku saabsan wax-yaabiihii u qab sooma y 2dii maalmood ee la soo dhaafay.

Warbixinta howlaha u qabsoomay Gud diga

B. Maareynta Dhaawaca Waxaa la xaqiij iyey ilaa hadda dhimashada toban (10) qof iyo dhaawac gaar aya illaa 9 ruux oo uu ku jiro Gud.G. Banaadir.

Waxaa la helay liiska dhaawaca xaaladoo du aadka u liidato ee u baahan daryeel ca afimaad oo dibedda ah, xamilina kara sa far dibedda ah oo gaaraya 6 qof.

Waxaa sidoo kale looga faa’iiday fursa dda imaanshaha diyaaradda dhaawacya dii shacab kale oo caafimaadkooda dalka wax looga qaban waayey kuwaas oo wax ku noqday Kismaayo (3), Muqdisho (2)& Boosaaso (1). Sidaasi darteed isu-geyn waxaa la qaaday 12 qof oo dhaawac ah.

Waxaa isla habeenkiiba loo sameeyey baasaboorro ay ku safraan dhaawaca la qaadayo iyo dadka la safraya ee aan lah ayn baasabooro.

T..Dhimashada: Tirada dhimashada la xa qiijiyay waa 10 Waxaa la qorsheyeey sidii loo heli lah aa xiriirka ehelada dadka geer iyoodey, lala wadaagay, lagalana tashtay tacsida, qorshaha iyo goobta salaadda iyo duugta.

Allaha u naxariistee waxaa lagu aasey 9 kamid ah dadka geeriyoodey goobihii loo qorshee yey.

Gabagabo

Inkasta oo qeybtii hore ee gurmadka deg degga ee Guddiga ay soo dhammaat ay, haddana warbixinta uu gudbiyay mada xda sare ee dalka wuxuu ku taliyay:

In hay’adaha ammaanka ay si degdeg ah u soo gudbiyaan natiijada baaritaan kooda si loo ogaado sida ay wax u dhace en.

In lala xisaabtamo ciddii lagu helo inay qeyb ka ahayd shirqoolka ama ka gaabi say mas’uul iyaddii saarneyd.

In kulan duco ah loo sameeyo mas’uuli yiintii ku shahiiday qaraxa.

In meel lagu ogaado Xaasaska iyo Carruurtii ay ka tageen shuhadada.

In guud ahaan la kordhiyo diyaar-gar owga dal ahaaneed ee xaaladaha noocan oo kale ah, loona sameeyo qorshe dham mey stiran oo isugu jira ka-hor-tag iyo la-taca alid intaba.

Guddiga ayaa ugu dambeyntii u ma had celiyay dowladda Qatar oo si degdeg ah gurmad ugu soo fidiyay dhaawacyadii qaraxan. Wuxuu sidoo kale Guddigu u ma had celiyay madaxda ugu sarreysa dalka sida Madaxweynaha, R/-waasaaraha iyo R/-wasaare ku-xigeenka oo iyagu saacad saacad ula socday hawlaha Guddiga iyo sidii loogu fududeyn lahaa hawlahooda.

DAHABO AHMED OMAR OO KA MID NOQOTAY 100-KA QOF EE UGU SAAMAYNTA

http://www.somaliweyn.org/wp-content/uploads/2019/07/Dahabo-500x281.jpg Golaha Guud ee QM ayaa ansixiyey Qaraar tirsigiisu yahay 68/237, kaasi oo la soo saaray bishii December 23-dii ee sannadkii 2013-kii, taasi oo lagu go’aam iyey 10-ka sanno ee Caalamiga ee dadka asalkooda Afrikaanka yahay (The Internati onal Decade for People of African Desc ent).

Qaraarkaasi waxa uu asteeyey 10-ka sa nno ee dadka asalkoodu yahay Afrikaanka ee ugu caansan Caalamka, iyadoo Billad Sharaf la siiyo sannad kasta.

Hiigsiga QM ee dhiirigelinta dadka asal ahaan Afrikaanka ah ee kaalimaha wacan ka qaata Is-dhegalka, Caddaaladda iyo Horumarinta.Qorshaha Hiigsiga Abaalm arin sannadeedka ayaa waxa uu bilowday sannadkii 2015-ka wuxuuna socon doon aa ilaa sannadka 2024-ka.

Haddaba, waxaa la magacaabay 100-ka qof ee asalkooda Afrikaanka yahay ee ugu awoodda badan, kuwaasi oo da’doo da ka hooseysa 40-jirka, kuwaasi oo Bill adaha lagu guddoonsiin doono Xarunta dhexe ee QM ee Magalada New York.

Haweeney Somali-Canadian lagu ma gacaabo Dahabo Ahmed Omar ayaana ka mid ah dadka sannadkan la guddoonsiin doono Billadda Hawl-karnimadda dadka Asalkooda Afrikaanka yahay.

Dahabo Ahmed Omar waxay aad u jeceshahay inay ka fekerto caalamka, wa xayna hawl badan ka qabatay La-dagaa lanka Cunsuriyadda lagu hayo dadka Mad ow ee ku nool dalka Canada, waxayna ka mid tahay La-asaasayaasha Isbahaysiga Caddaalad-u-doonka Marxum Abdirahman Abdi (the Justice for Abdirahman Coali tion) ,kaasi oo ay dacwadiisa ka socoto ca asimadda dalkaasi ee Ottawa.

Dahabo Ahmed Omar waxay sheegtay inay Caalamka daawanayaan Kiiska dilka Marxuumkaasi oo u xiran Askar ka tirsan Boliska Canada, isla markaana waxay rajo ka bixisay guusha Caddaaladda ee Kiiska Marxuumka Abdirahman Abdi.

Mar wax laga weydiiyey sida ay u ara gto in iyada loo aqoonsado mid ka mid ah 100-ka qof ee asalka Afrikaanka leh ee sannadkan la siin doono Billadda ku aaddan Waxqabadkooda.

Waxay sheegtay inay la ashqaraartay dhacdadaasi iyo inuu Caalamka aqoonsaday Hawlaha Bulsho ee ay u olol eyso. Waxay kaalin ka qaadatay Isbedelka lagu sameeyey Nidaamka Garsoorka iyo xoojinta sharciga ee dalka Canada, tan iyo geeridii Marxum Abdirahman Abdi ee ka dhacday magaalada Ottawa sannadkii 2016-kii.

Dahabo Ahmed Omar waxay kaloo ka shaqeysaa Xiriirka dadka Kanadiyaanka Madow (Black Canadians) iyo Xarunta So omaalida Ottawa ee Adeegga Qoysaska ee (Ottawa’s Somali Centre for Family Ser vices). Munaasbadda Abaalmarinta Billad aha QM ee 100-ka qof ee ugu firfircoon da dka asalkooda Afrikaanka ah waxaa la fil ayaa inay dabayaaqadda bisha Septemb er ama bilowga bisha October ee soo so cota lagu qaban doono Xarunta Dhexe ee QM ee Magaalada New York.

Munaasbaadda waxay ka barbar dhici doontaa Kulanka Golaha Guud ee QM, inkastoo aysan QM soo abaabuli doonin Munaasabaddaasi

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA OO SU’AALLO KA WEYDIIYEY QARAXII LAGU EEDEEYAY DOWLADDA QATAR EE BOOSAASO.

Waxaa Shalay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho kulan ku yeeeshay Guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Sha cabka Baarlamaanka Federaalka Soomaal iya iyo Wasiirka W/Arrimaha Dibadda XFS Md.Axmed Ciise Cawad.Guddiga ayaa wasiirka su’aalo ka weydiiyay shaqooyinka wasaaradda, sha qooyin ka la xiriira arrim aha dibadda ee Soomaali ya iyo eedeynta loo jeediyay dowladda Qa dar ee la xiriirta qaraxii ka dhacay M/Boo saaso.

Gud.Guddiga arrimaha dibadda ee Gol aha Shacabka Xildhibaan C/qaadir Cosob le Cali oo kulanka shir guddoomina ayay, isla markaana waxaa ka qeyb galay xub naha ka tirsan Guddiga arrimaha dibad da. Kul anka ayaa markii uu dhammaaday ka dib waxaa warbaahinta uga warbixiyay Xil.C/dir Cosoble oo kulanka shir guddoo minaayay qodobadii ay ka wada hadleen

Wasiirka iyo Guddiga.


OGEYSIISKA Sharciga Caalamada ganacsi (gudaha dhulka 

SOMALIA)  Ogaysiiskan waxa bixinaya

SHANDONG HONGSHENG RUBBER TECHNOLOGY CO., LTD. Shirkad Ganacsi Chinees ah / Ujeedooyin: Shirkadaha wax soo saarka iyo Ganacsiga, oo Xaruntooda guud e xafiiskoodu yahay Bariga SHENGLI ROAD, WEST OF XINGGONG ROAD, DAWANG TOWN, GUANGRAO COUNTY, DONGYING CITY 257335, SHANDONG PROVINCE, CHINA

Wuxu leeyahay Caalamadahan ganacsi e hoos ku xusan?

https://i2.wp.com/somalisan.net/wp-content/uploads/2019/07/kabsen.jpg?resize=421%2C85&ssl=1

Calaamadaha kor ku xusan waxay ka kooban tahay ereyga KAPSEN oo ku qoran xarfaha waawayn e laatinka oo midabkodu madowyahay. waxaana loo isticmaalaa fasalka caalamiga ah12.


Fasalka 12aad: Taayirada baabuurta; taayirro adag oo loogu talagalay muraayadaha baabuurta; taayirada muraayadda; muraayadaha taayirada qalabka loo isticmaalo hawada; taayirada gaboobay dib u samayntooda : taayirada diyaaraddaha; taayirada baabuurta; tuubooyinka gudaha ee baabuurta; taayirada baaskiiladaha saddex lugoodka ah iyo kuwa laba lugoodka ahba ; tuubooyinka gudaha ee baaskiiladaha, sadex lugoodka ah iyo laba lugoodka ahba
OGAYSIIS

Waxaanu ogaysiskan u bixinaynaa inaanu in dacwad sharci ah la tiigsan doono qof kasta ama shirkad kasta oo isticmaala/ isticmaasha calaamad an ama cidkasta oo ku xad gudubta lahaanshaha calaamadan ama si ka soo horjeeda u isticmaala oo jabiya xuquuqda lahaanshaha ganacsi e calaamadan

­­


CAUTIONARY NOTICE TRADEMARK (in the territory of SOMALIA)

CAUTIONARY NOTICE TRADEMARK(in the territory of SOMALIA)

NOTICE IS HEREBY GIVEN that

SHANDONG HONGSHENG RUBBER TECHNOLOGY CO., LTD.A Chinese Limited Company / Objectives: Manufacturers and Merchants, with head office at EAST OF SHENGLI ROAD, WEST OF XINGGONG ROAD, DAWANG TOWN, GUANGRAO COUNTY, DONGYING CITY 257335, SHANDONG PROVINCE, CHINA

Is the owner of the following trade mark?

https://i2.wp.com/somalisan.net/wp-content/uploads/2019/07/kabsen.jpg?resize=421%2C85&ssl=1

The above trademark consists of the word KAPSEN written in stylized and capitalized Latin characters in black color. and is used in the international class12.

Class 12: Vehicle tires; solid tires for vehicle wheels; wheel tires; casings for pneumatic tires; treads for retreading tires; aircraft tires; automobile tires; inner tubes for automobile; tires for bicycles, tricycles; inner tubes for bicycles, tricycles.

NOTICE IS ALSO GIVENthat legal proceedings will be instituted against any person or company that uses the same trademark or any imitation thereof, or against anyone that violates this trade mark ownership rights.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip