HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 11-KA LUULYO 2019-KA

0
Thursday July 11, 2019 - 10:07:37 in Wararka by
  • Visits: 1043
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 11-KA LUULYO 2019-KA

    MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO XALAY SAMEEYAY HOWLO BURBURIN AH.. Ciidamada Ilaalada deegaanka iyo Waaxda Nadaafada Dowladda Hoose ee Maamulka Gobolkan Banaadir ayaa xalay waxaa ay siwadajir ah howlo burburin iyo nadaafad ah uga sameeyeen goobo Gana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO XALAY SAMEEYAY HOWLO BURBURIN AH.. Ciidamada Ilaalada deegaanka iyo Waaxda Nadaafada Dowladda Hoose ee Maamulka Gobolkan Banaadir ayaa xalay waxaa ay siwadajir ah howlo burburin iyo nadaafad ah uga sameeyeen goobo Ganacsi oo ku yaalla wadada MakaAlmukarama ee Magalada Muqdisho.

Howlaha burburinta ayaa waxaa sigaar ah looga sameeyay Hareeraha wadada MakaAlmukarama,waxaana Ciidamada Ilaalada deegaanka ay burburiyeen Sandaqado iyo miisas yaryar oo dad ay Ganacsiyo ka sameys teen,waxaana Maamulka Gobolka Banaadir uu sheegay inay sharci darro tahay ku Ganacsiga hareeraha Wadada.

4-50 Intii ay socdeen howlaha burburinta ayaa waxaa halkaasi tegay guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Eng Yariisow,isaga oo sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu doonayo dib u soo celinta bilicda Caasim adda.

Gudodomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdirxmaan Cu mar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in laga bilaabo km4 ilaa ExKoontorool Afgooye ee wadada Maka Almukarama ay tahay sharci darro in wadada laamiga ah qeybo ka mid ah lagu Ganacsado.

Waxaa uu sheegay in Ganacsiga iyo wasaqda ka dhalata ay keeni karto nadafaad darro iyo cuduro kala duw an,waxaana Duqa Muqdisho Eng Cabdirxmaan Cumar Cismaan Yariisow uu digniin u diray dadka ku Ganacsada hareeraha Wadada Maka AlMukarama oo qaarkood Ganacsigooda soo geliyay qeyb ka mid ah wadada.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA CUSUB EE RUUSHKA

Madaxweynaha JFS Md. Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo ayaa Shalay warqada ha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cu sub ee Dowladda Ruushku u soo magac awday Soomaaliya.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/07/7-28-696x464.jpg Danjiraha Ruushka Mudane Mikhail Gol ovanov oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Vladimir Putin ayaa ho osta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka 2da dal, isaga oo dowladda iyo shacabka Som aaliyeed uga mahad celiyey soo dhaweynta wanagsan.

Madaxweynaha iyo danjiraha cusub ayaa ka wada hadlay dib u xoojinta xiriirka diblomaa siyadeed ee Dowladda FS iyo Ru ushka si loo adkeeyo iskaashiga dhinacya da gargaarka bini’aadannimada, dhaqaala ha iyo waxbarashada.

Danjire Mikhail Golovanov ayaa Dowl adda Soomaaliya ku bogaadiyay horumar ka iyo dib u habaynta dhanka amniga iyo dhaqaalaha isaga oo Madaxweynaha kala hadlay qaabkii ay Dowladda Ruushku gac an uga geysan lah ayd tababarka shaqaala ha rayidka ah iyo laamaha amniga.

Dhankiisa, Madaxweyne Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo ayaa danjiraha la wad aagay dadaalka ay Dowladdu ugu jirto dib u soo noolaynta xiriirkii ay la lahayd wa ddamada adduunka iyo sida ay uga go’an tahay inay dalalka caalamka la yeelato iskaashi miradhal ah oo ku dhisan isqad darin iyo waxwadaqabsi.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Danjiraha cusub ugu hambalyeeyay xilka loo magac aabay isaga oo ka guddoomay martiqaad rasmi ah oo uu uga siday Madaxweynaha Ruushka Md. Vladimir Putin kaasi oo ku aaddan ka qaybgalka Shirka Afrika ee dab ayaaqada sannadkan ka dhacaya maga alada Sochi ee dalka Ruushka.

KHILAAF KA DHEXJIRA XILDHIBAANNADA HIRSHABEELLE

Waxaa xilligaan jira khilaaf u dhaxee ya xildhibaanada Baarlamaanka HirShab eelle,kaas oo kala taageersan Guddoomiyaha Baarlamaanka HirShabeelle Cusma an Barre Maxamed & guddoomiye ku xige enka 2aad ee Baarl amaanka Mamulkaas Canab Axmed Ciise. Khilaafka Xildhibaa nada ayaa salka ku haaya ka dib markii dhawaan guddoomiyaha Baarlamaanka HirShabeelle uu sheegay in kulamada baarlamaanka la soo xiray,hayeeshee taa si ay ka hortimid guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka HirShabelle Can ab Axmed Ciise. Guddoomiyaha Baar lama anka Maamulka HirShabeelle Cusmaan Barre Maxamed ayaa haatan ku sugan Baladweyne oo uu Dorraad gaaray,halka guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarla maanka HirShabeelle Canab Axmed Cii se ay Shalay shir guddoomin doonto kul an ay Jowhar ku yeelanayaan qaar ka mid ah Xildhibaanada HirShabeelle.

Xildhib aan Nuur Xaashi Warsame oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka HirShabeelle ee ku sugan Magalada Jo whar ayaa Risaala u sheegay in guddoomiye Cusmaan Barre uusan xaq u laheyn xerit aanka kulamada,isla markaa na Shalay kulan uu uga furmayo Magalada Jowhar.

Dhinaca kale waxaa Magalada Balad weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku sug an xildhibaano ka tirsan Baarl amaanka Hir Shabeelle,kuwaas oo la socda guddoomi ye Cusmaan Barre,isla markaana qeyb ka ah xalinta xiisadii ka dhalatay xilka qaa distii Yuusuf Dabageed.

DANJIRAHA INGIRIISKA U FADHIYA MAREYKANKA OO ISCASILAY

Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadh iya Mareykanka Kim Darroch ayaa Shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay is casilaaddii sa kaddib markii si hoose loo dusiyay had allo uu ku aflgaadeynayey madaxweynaha dalka Mareykan Donald Trump.

Danjiraha Ingiriiska u fadhiya Mareykanka oo iscasilay Danjire Darroch ayaa ku andacooday in ay adagtahay in si caadi ah uu u sii wa to shaqadiisa isla markaana wuxuu dalk iisa ka codasaday in danjire cusub ay soo magacaabaan walow muddo xile edka danj ire Darroch uu ku egyahay dhamaadka sanadkan 2019ka.

"Inkastoo uusan booskeyga shaqo uu ku egyahay ilaa iyo laga gaaro dhamma adka sanadkan, haddana, waxaan aamis annahay xaaladdan lagu jirto darteed, in aan aqb alo in la soo magacaabo danjire cusub.”

Darroch, waxa uu ahaa dibmulaasi sare oo Boqortooyada Ingiriiska u joogay Wa shington tan iyo 2016kii. Safiirka Ingiriiska ayaa Trump ku eedeeyey in uu yahay qof aan xasillooneyn islamarkaasi na aan laheyn wax xirfad ah, shaqo fiicana aysan ka socon aqalka cad.

Madaxweynaha Mareykanaka ayaa saf iirka isna dhankiisa ku eedeeyey khibrad xumo iyo in uu gabay shaqadiisa.

Dowladda Ingiriiska ayaa barbar istaag u muujisay safiirkooda inkastoo ay sheeg een in aragtida safiirka aysan ka turjume ynin mowqifka Ingiriiska.

TURKIGA OO DIGNIIN CULUS U DIRAY MAREYKANKA

Turkiga ayaa Shalay uga digey Marey kanka in uu qaado 'tallaabooyin qaldan' ka dib markii wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ay sheegtay in ay cawaa qib xun ka dhalan doonto haddii Ankara ay ka soo iibsato Ru ushka nidaamka gantaal ada difaaca ee S400.

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/IMG_FCDBEB-1EF14C-FFE441-580BDC-CD3750-F48F1C.jpg War ka soo baxay wasaaradda arrima ha dibadda ee Turkiga ayaa lagu yiri, "Wa xaan ugu baaqeynaa Marey kanka inuu ka fogaado in uu qaado tallaabooyin qaldan, taas oo meesha ka saareysa diblumaasiy adda iyo wada ha dal, islamarkaasina dha awaceysa xiriirka." Arrintani ayaa imaaney sa kadib markii Mareykanku uu soo cu sbooneysiiyay digniintiisa ku wajahan Ank ara, oo ay sheegeen in ay jiri doonto cawa aqib xun oo dhab ah, haddii ay Ankara soo gaba gabeyso soo iibsashada gantaal lada S400. Morgan Ortagus oo ah afhaye en u hadashay wasaaradda arrimaha diba dda Mareykanka ayaa sheegtay in cawaa qibta ka dhalan doonto arrintaasi ay ku jirto ka qeyb qaadashada barnaamijka f35.

Waxa ay sheegtay in Turkigu uu si buu xda ula socdo in uu ka hor imaanayo sha rciga cunaqabateynta Mareykanka, kaas oo Congresska uu meel mariyay 2017dii. Sharcigaasi oo cuna qabateyn ku soo ro gaya cid kaste oo hub ka soo iibsata Ruu shka. Madaxweynaha Turkiga Recep Tay yip Erdogan ayaa sheegey bishii hore mar uu la kulmay dhiggiisa Mareyk anka, Don ald Trump, in Turkiga uu kalsooni buuxda ka qabo in aan cuna qabateyn loo saari doonin soo iibsa shadooda S400.

XUUTIYIINTA YEMEN OO DIL KU XUKUNTAY DAD LAGU EEDEYEY BASAASNIMO

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_E5E896-9A40A7-3D8B74-ED342A-1180D8-12855A.jpg Maxkamadda Maleeshiyadda Xuutiyiin ta ku leeyihiin caasimadda dalkaasi ee Sansa waxay Dorraad dil toog asho ah ku xu kuntay 30 qof oo lagu eedeeyey inay u ba saasi jireen Isbahaysiga Mill iteriga Sac uudiga ee weerarka ku haya Xuutiyiinta.

Ilo Garsoorka ayaa sheegay in dadka la soo eedeeyey ku jiraan Aqoonyahano, Culu maa'udiin, Arday iyo Ganacsato, kuwaa si oo ay Xuutiyiinta u xirnaa ugu yaraan hal sanno.

Dhibanayaasha dilka lagu xukumay wa xaa ka mid ah Yuusuf Albawaab oo ah Professor ku takhasusay Luqadaha, kaasi oo la xiray dabayaaqadii sannadkii 2016kii.

Dhinaca kale, Hay’adda u dooda Xuq uuqda Aadanaha ee Amnesty Internati onal waxay cambaareeyeen Xukun kaasi, waxayna ugu baaqeen Xuutiyiinta inay sii daayaan dadka ay dilka ku xukumeen.

MAREYKANKA OO DOONAYA ISBAHAYSI CUSUB OO ILAALIYA AMMAANKA GACANKA CARABTA ILAA GEESKA AFRIKA

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_A8E74C-E94A2E-C6C9F2-3F45D3-3F5A38-5C888B.jpg Taliyaha Taliska Wadajirka ee Milliter iga Maraykanka, Jeneral Joseef Dunford ayaa sheegay inay ka shaqeyn ayaan dhis maha Isbahaysi Milliteri oo badbaadiya Maraakiibta Ganacsi ee ka gudba Xe eba ha ka baxsan dalalka Iiraan iyo Ye men, xilli ay Maraakiibta shidaalka weeraro kala kulmeen baddaasi.

Waxa uu tilmaamay inay Qorshahaasi u gudbiyeen dalalka saaxiibaadda ee Go balka ee doonaya sugidda Ammaanka Bi yaha Gacanka Bershiya iyo Badda u dhe xey sa Gac anka Cadmeed iyo Geeska Afrika.

Jeneral Joseef Dunford waxa uu tilm aamay inay diyaariyeen Qorshaha Isbaha ysiga Cusub, lana filayo in lagu dhawaaqo isbuucyo gudahooda dalalka doonaya inay ku soo biiraan Isbahaysigaasi.

50,000 Oo SHAQAALE ETHIOPIAN OO LOO DIRAYO IMAARAADKA CARABTA

IMG_3F3559-A12C21-99E3D5-88E5A6-DB3A54-FBC4D0 Ra'isulwasaraaha dalka Ethiopia,Abiy Ahmed Aliayaa sheegay inay Dowladda Imaaraadka la saxiixdeen Heshiis lagu shaqaalaysiinayo 50,000 oo shaqaale Ethi opia ah sannadkan 2019ka iyo sannadka soo socda ee 2020ka.

Abiy Ahmed waxa uu hadalkaasi ka she egay Khudbad uu u jeediyey Xildhi baanad da Barlamaanka dalkiisa, wuxuuna xusay in hadafka dalkiisa yahay sidii 50,000 oo shaqaale Ethiopian ah loogu dirayo da lka Imaaraadka, kaasi oo ah Barnaamij lagu horumarinayo Xoogsata da gudaha iyo falceliska xiis adda diplomaasiyadeed ee doorka Imaar aadka ee dalalka Geeska Afrika.

Waxa kale oo uu sheegay inay Dowla diisa qorsheynayo in muddo kooban lagu yareeyo Heerka shaqo la’aanta ee Muwaa diniinta Ethiopia, wuxuuna xus ay in mid ka mid ah qorshaha la dejiyey inay tahay in Shaqaale Xirfad leh loo diro dalalka dibe dda.

Ra’isulwasaareAbiy Ahmed Aliwaxa kale oo uu khudbadii uu Isniintii la soo dha afay u jeediyey Xildhibaanadda Barlama anka dalkiisa ku sharxay nuxurka Heshiis ka ay la galeen Dowladda Imaaraadka, wu xuuna xusay inay ku heshiiyeen in 50,000 oo shaqaale ah loo diro Imaaraadka san nadmiisaaniyeedka 2019 ilaa 2020ka.

Waxa kale oo uu tilmaamay in labada Dowladood u socdaan wadaxajaood kale, si 200,000 oo Shaqaale Ethi opian ah lo ogu diri lahaa Imaaraadka muddo 3 sanno gudaheeda.

"Ethiopianka waxay ka walaaceen si dii ay Mushara fiican u heli lahaayeen iyo inay awoodaan inay xaqiijiyaan Aqoontoo da” ayuu yiri Abiy Ahmed.

Dhinaca kale, waxa uu Khudbadiisa ku sheegay inay Wadaxaajood shaqaaley siin ah kula jiraan dalal ka tirsan Europe oo uusan carrabaabin iyo dalka Japan.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Imaa raadka waxay door dhexdhexaadin ah ka la qeyb qaadatay Dowladda Sacu udiga Heshiiskii ay Dowladaha Ethiopia iyo Eritr ea kala saxiixdeen bartamihii sannadkii ho re, laguna soo afjaray dagaalkii u dhexe eyey Ethiopia iyo Eritrea, kaasi oo socday intii u dhexeysay bihii May ee sanadkii 1998dii ilaa bishii June ee sannadkii 2000, iyadoo ay ku geeriyoodeen ilaa 80, 000 oo qof oo labada dhinac ah.

MADAXWEYNE DENI OO QAABILAY ERGAYGA MIDOWGA EUROPE EE SOOMAALIYA

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_CEFB71-DF8BF0-EA8930-134E81-823DB1-62CE21.jpg Madaxweynaha Puntland Siciid Cabd ullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ergayga Midow ga Europe uu dhowaan usoo magacaabay Soomaa liya Ambassador Nicolas Berlanga Martinez iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yih iin ku xigeenkiisa Fulgencio Gar rido Ruiz oo hadda xafiiska baneenaya iyo Masuuliyiin kale.

Kulanka ay yeesheen Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Erg ayga Midowga Europe Ambassador Mart inez, waxaa looga hadlay xaaladda Soom aaliya gaar ahaan Puntland sida Amniga, Siyaasada, Mashaariicda Horumarineed ee Midowga Europe ka fuliyo Puntland iyo arr imaha bani'aadantinimada. "Waxaan Puntland hadaan nahay u sheegnay una cadeynay inaan marwalba diyaar unahay inaan qeyb libaaxleh ka qaadano dibu dhiska Soomaaliya, ku dhisan Midnimadii Soomaaliya, ku dhisan Nid aamka Federaa liga ah ee ay qaadatay.

Waxaan marwalbo rajeynaynaa in Pun tland doorkeedu uu caddaado, dadkeeda ay u adeegto, Soomaaliya ay ka qeybqaad ato sidii horumar waara ay u gaari lahayd oo ku dhisan Nidaam iyo Sharci, iyadoo la tixgelinayo mar xaladaha Siyaasadeed ee hada la marayo, Waxaan rajeynaynaa in muddada uu joogo uu qeyb ka qaadan doono dhismaha Siyaasada, Amniga iyo dhaqaalaha dalka Soomaaliya" Ayuu yiri Madaxweyne Deni. Ergayga Midowga Eu rope ee Soomaaliya Ambassador Nico las Berlanga Martinez ayaa uga mahad celiyey Madaxweynaha Puntland soo dho weynta, Wafdiga Midowga Europe ka soc da ayaa inta ay socdaalka ku joogaan Garoowe, waxaa ay kulamo la qaadanaya an Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Qorsh eynta oo ay kala hadli doonaan Mashaari icda socda ee Midowga Europe fulinayo iyo kuwa cusub ee la qorsheynayo.

QEYB KA MID AH SIRTA DAGAALKA JENARAAL KHALIIFA XAFTAR OO LA HELAY

Faransiiska ayaa beeniyay inuu jebiy ay cunaqabateynta hubka ee saaran dalka Liibiya, kadib markii afar kamid ah gantaall ada lidka taangiyada ee dalkaasi laga hel ay saldhig ay leeyihiin maleeshiyo daacad u ah Jeneraal Khali ifa Xaftar.

Wasiirka gaashaandhigga ee dalk aasi ayaa sheegay in gantaallada oo aan "la isticmaali" karin aan looga gol lahayn in la siiyo kooxaha Liibiya, isla markaana la rabay in la burburiyo.

Haftar Balse hubka ayaa laga helay saldhig ku yaal Koonfurta caasimadda Tripoli, oo ay ad eegsadaan xooggag daacad u ah jen eraalka fallaagada ah ee doonaya inuu qa bsado magaala madaxda dalka.

Duullaanka uu Jeneraal Xaftar ku qab san rabo Tripoli ayaa bilowday bishii Abriil, waxaana tan iyo markaa ku dhintay boq olaal qof.

Afarta gantaal ayaa la helay bishii Ju ne, markaas oo ciidammada dowladda uu caal amka aqoonsan yahay ay qabsadeen saldhigga, taasoo dhalisay in baaritaan ay sam ayso xukuumadda Washington.

Faransiiska ayaa qoraal uu soo saaray Shalay ku sheegay inuu leeyahay gantaal lada oo loo adeegsado taangiy ada iyo gawaarida kaleba.

"Hubkaasi waxaa lagu ilaalinayay xoo ggaga ku hawlan xog ururinta iyo ka hort agga argagixisada," ayaa lagu sheegay warka ka soo baxay wasaaradda gaasha andhigga Faransiiska.

Waxa ay intaa ku dartay in gantaallada ay ahaayeen "kuwo hallaabay oo aan la adeegsan karin" isla markaana "si kumeel gaar aloo xareeyay ka hor inta aan la burburin".

Faransiiska ayaa marar badan beenis ay inuu hub siiyo xooggaga Jen. Xaftar, balse waxa uu u fidiyay taagero diblomasi.

Muxuu salka ku hayaa dagaalka Liibiya? Waddanka Liibiya tan iyo markii la riday nidaamkii Mucamar Qadaafi lana dilay 2011 waxaa hareeyay qalalaase iyo kala qaybsanaan.

Maamul si buuxdo gacanta ugu haya waddanka Liibiya ma uu jiro dalkuna ma degana, oo dagaal u dhaxeeya ururo siya asadeed iyo kuwo milateri oo ay ugu mu hiimsan yihiin dowladda ay Qaramada Mi doobay baritaarto ee loo soo gaabiyo (G NA) ee uu hogaamiyo Ra'iisul wasaare Fa yez Mustafa alSarraj, iyo Jenaraal Xaftar oo hogaami ya Xoogga Qaranka Liibiya ee loo soo gaabiyo (LNA).

Dhibaatada Liibiya: Dagaalka loogu jiro gacan ku haynta magaalada Tripoli mu uqaalkan ayaa sharaxaya

Jaranaalka ayaa siyaasadda Liibiya wa xa uu ku soo jiray muddo ka badan afartan sanadood waxa uuna mar ka mid ahaa xulafadii aadka ugu dhaweyd Qadaafi ilaa dabayaaqadii 80tamaadkii ay arrin isku qabteen kaddibna lagu qasbay inuu dibadj oog ku noqdo Mareykanka.

Yaa kala taageeraya dhinacyada Liibiya?

Dowladda ay Qaramada Midoobay aq oonsan tahay iyo xooggaga LNA ayaa lab aduba leh taageerayaal caalami ah.

Jen. Xaftar ayaa waxaa muddo dheer taag eerayay Masar iyo Isutagga Imaaraadka Carabta, waxaana hadda taage eradaasi ku soo biiray Ruushka iyo Sacuudi Carab iya.

Mar uu ku dhawaa inuu qabsado caasi madda Tripoli, ayaa waxaa telefoonka kula hadlay oo u hambalyeeyay madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, balse xiriirkaasi ayaa u muuqda mid aan hadda xoog lahayn.

Dhanka kale dowladda ay Qaramada Midoobay aqoonsan tahay ayaa taageero ka hesha Turkiga iyo Qatar.

Jaranayaal Khaliifa Xaftar waxa uu hogaamiyaa Xoogga Qaranka Liibiya ee loo soo gaabiyo (LNA)

Dowladaha Reer Galbeedka ayaa dha mmaantood taageersan dowladda midnim ada qaran. Tan iyo markii uu bilowday dag aalka Tripoli, Qaramada Midoobay, Mara ykanka iyo Midowga Yurub ayaa dhamm aantood ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo xabbada oo wadahadal lagu dham eeyo arinta.

Faransiiska ayaa sheega inuu colaad da Liibiya ka qaatay dowr dhexdhexaadin ah. Haseyeeshee waxaa xira tu hun ah in uu taageero Jen. Xaftar.

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa ahaa hogaamiyihii ugu horreeyay ee Yur ubiyaan ah Jeneraalka ku marti qaada wad ahadallada nabada, waxaana diyaaradaha Faransiiska ay duqeeyeen xooggag Chad ka yimid oo dhabar jabin lahaa ciidamada LNA ee Khaliifa Xaftar.

Khubarada arimaha Liibiya ayaa she egaya in taageerada Faransiiska ee Jen. Xaftar ay salka ku hayso khatar uga imana ysa maleeshiyaad khalkhal gelin kara am maanka gobolka iyo weliba danaha shid aal ee dalkaasi uu le eyahay. xigasho;BBC

MAXAA LOOGA HADLAY SHIRKA HORUMARINTA IYO DIBUDHISKA DALKA?

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_D8A32C-D953FE-3CE22C-14D3C6-E11193-34EB2F.jpg R/wasaare kuxigeenkaXFS, Md. Ma hdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ma anta guddoomiyay shirka horumar inta iyo dibudhiska Soomaaliya (SDRF) oo lagu qabtay Muqdisho ee caasimadda dalka.

Shirka oo ay ka qayb galeen beesha caal amka iyo deeq bixiyaasha ayaa lagaga hadlay barnaamijyada horumarinta dalka. Kulanka ayaa warbixin looga dhagayst ay maamulka gobalka Banaadir, dowlad gob aleedyada iyo wasaarahaha haw eenka iyo qorsheynta. Wasaaradda howlaha guud ee DFS ayaa intii uu shirku soc day waxa ay soo bandhigtay mashaariic bangiga ad duunku uu ka fulinayo goball ada dalka So omaaliya. Shirka horumarinta iyo dibudhi ska Soomaaliya (SDRF) oo ay kasoo qayb galaan dawladda federaalka, maamul gob aleedyada, qaramada midoobay, Midawga Yurub, Ururuka Iskaashiga Islaamka, Ban giga adduunka, Bangiga horumarinta Afr ika iyo dhammaan dhinacyada Soomaali ya kala shaqeeya horumarinta ayaa looga hadlaa arrimaha horumarineed ee dalka.

XARUNTII LAGU QABAN LAHAA SHIRKA DIB U HESHIISIINTA GALMUDUG OO LA DIYAARIYAY

Sida uu horay u shaaciyay R/Wasaa raha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre M/Dhuusamareeb ee G/Galgadu ud ayaa dhawaan waxaa la filayaa in uu ka furmo shirka dib u heshiisiinta Galmu dug, iyada oo la diya ariyay xaruntii lagu qaban lahaa.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/07/4-41.jpg In kastoo dad ka reer Galmu dug qaar ay diidan yihiin in shirkaasi Dhuusamar eeb lagu qabto ayaa hadana wax aa Xaru nta loogu talo galay shirka booqday Wasiiru dowladaha Wasaaradda arri ma ha Gudaha Sooma aliya Cabdull aahi Faarax wehliye. Wa xaan kormeeray xar unta Shiirkole oo ah goobta loo diyaariyey in lagu qabto shirka DibUHshiisiinta bu lshada reer Galmudug ee ka furmi doona Dhuusamareeb. Waxaa ka socda diyaar garow balaaran oo dhina cyo badan leh ,Maamulka Galmudug iyo ganacsatadii diy aarisay waxaan leeyahay waajib qaran ay aad gudateen ayuu yiri Xildhibaan C/hi

Faarax wehliye.

R/ W KHAYRE OO XARUMO KA DHAGAX DHIGAY M/GAAL KACYO

R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khay re ayaa Shalay dhagax dhigay Hoyga Na badadda M/Gaalkacyo.

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_149221-6C2454-27106B-F60806-F602D8-9C38ED.png R/Wasaaraha oo dhismaha hoyga nab adda ku tilmaamay sharaf u soo hoyatay Mu dug iyo dadka Soom aaliyeed oo dhan ayaa ku ammaanay maamullada 2da dhinac ee M/Gaalkacyo iyo G/Mudug dad aalkooda ku aaddan nabadaynta waxa u una kula dardaarmay inay sii laba jibbaa raan si guriga nabadda Gaalkacyo loo gaa rsiiyo guriga nabadda Soomaaliya.

"Gaalkacyo midaysan waa Soomaaliya mideysan, Gaalkcayo nabad ah waa Soo maaliya oo nabad ah", Ayuu yiri R/ Was aare Khayre. Munaasabad dhagax dhigga oo ay ka qayb gal een guddoomiyayaasha gobalka Mudug iyo gudoomiyayaasha de gmada Gaalkacyo ee Puntiland iyo Galm udug iyo bulshada qaybaheeda kala duw an ayaa ka dhacday qaybta Koofureed ee magaalada Gaalkacyo.

Hoyga Nabadda Gaalkacyo ayaa sal dhig u noqnaya dadka ka shaqeeya naba dda Gaalkacyo, odayaasha dha qanka iyo dadka samaddoonnada ah ee bulshada isu soo duma, si sare loogu qaado isdhex galka bulshada, dibuhe shiisiinta, loogana shaqeeyo soo celinta sharafta iyo karaa mada ummadda Soomaaliyeed.

HAY'ADAHA AMNIGA OO SOO BANDHIGAY DUKUMIINTIYO BEEN ABUUR AH IYO QALAB

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed & xeer ilaalinta Qaranka ayaa Shalay Ma galada Muqdisho waxaa ay ku soo bandhi geen Dukumiintiyo Been Abuurka ah iyo Qalabka lagu Farsameeyo, kadib howlgal laga sameeyay Maga lada Muqdisho.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2019/07/5-36-696x464.jpgQalabkaan aya hay'ada ha Amniga waxaa ay sheegeen in loo ade egsan jiray sameynta leysimada baabuur ta oo been abuur ah iyo warqadaha Can shuuraha,waxaana lagu soo bandhigay Xa runta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliy eed, iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Wasiir kuxigeenka Wasaradda Maaliyadda Soomaa liya iyo Taliyaha hoggaanka Can shuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliy eed. Taliyaha hogaganka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cab dullaahi Xasan Bariise ayaa sheegay in sidoo kale Qalabkaan loo adeegsan jir ay sameynta,Fiisooyinka, Warqadaha Caa fimaadka ee Isbitaalada iyo Waxbarash ada oo Shahaadooyin lagu sameyn jiray.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa dhankiisa sheeg ay in hay'adaha Amniga ay ka ga abiyeen waxka qabashada dadka ku howlan farsa meynta dukumiintiyada been abuurka ah iyo waxyaabo kale oo lidi ku ah amniga. Waxa uu sheegay in waajib ay tahay in tall aabo cad laga qaado dadka sameynaya dukumiintiya da lana ciribtiro,

BANNAANBAX KA DHACAY MAGALADA CEERIGAABO

Banaanbaxaan ayaa waxaa dhigayay qaar ka mid ah Shacabka ku nool Magal ada Ceerigaabo,waxana ay ka dambeys ay,kadib markii duleedka degmadaasi ay ku dagaalameen Ciidamo ka tirsan Soo maaliya iyo kuwa uu wato Col, Caare oo horay uga goostay Cidamada Soomaa liland. Barqanimadii Shalay ayaa waxaa deegaanada dhoob iyo Biya gaduud ee bariga gobolka Sanaag uu dagaal kha saaro geystay ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Soomaaliya iyo kuwa uu wato Col, Caare,taas oo keentay in dadka ay bann aanbax dhigan.

Dadka banaanbaxa dhig ayay ayaa wa xaa ay taayaro ku gubeen qeybo ka mid ah wadooyinka mara Maga lada Ceeri gaabo, iyaga oo wadooyinka qar xiray,isla markaana u diiday inay Gaa diidka isticm aalaan,waxaana la she egay in Shacabka ay taageerayaan Col, Caare. Wararka haa tan naga soo gaaraya Magalada Ceerigaa bo ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaladu ay degan tahay,isla markaana isku socod ka dadka iyo gaadiidka ay dib u bilaabme en,kuwaas oo u istaagay banaanbixii dhac ay.

BANDOW LAGU SOO ROGAY DEEGAANO KA TIRSAN GOBOLKA SANAAG

Wararka laga halayo Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Soomaalil and ay Bandow kusoo rogtay degmada CeelAfweyn iyo tuulooyinka hoostaga halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay da gaal beeleedyo ka socdeen.

Bandowga ay aa degmada CeelAfw eyn iyo deegaana da hoostaga ka dhaq angalay Shalay 7:00 Subaxnimo, waxana dadka deegaanadaas ay sheegeen inay dareemeen bandowga. Ciidamo ka tirsan kuwa Soomaaliland oo Dorraad gaaray degmada eCelAfweyn ayaa lagu arkaya yay, iyaga oo hakiyay isku socodka dadka, Gaadiidka iyo Ganacsiga intaba, hayee shee maleeshiyaadkii dagaalamay aan weli la kala qaadin. Madaxweynaha Soo maaliland Muu se Biixi Cabdi oo kulan deg deg ah Dorraad la qaatay saraakiisha Ciida mada ayaa am ray in Ciidamo la kala dhexdhigo malee shiyaadka ku dagaalamay deegaa nada hoostaga degmada CeelAfweyn,iyada oo la geeyay Ciida mo ka tirsan kuwa Sooma aliland. Dagaalka laba dii maalmood ka so cday deegaanka Duudcarraale ee duleed ka degmada CeelAfweyn ayaa inta la xa qiijiyay waxaa ku geeriyooday in ka badan 20 ruux halka 30meeyo kale ay ku dhaa wacmeen,kuwaas oo u badan mal eeshiy aadkii dagaalamay.

BOGGA CAYAARAHA

TABABARE U DHASHAY TUNISIA OO LAYLIN DOONA NAADIGA K/CAGTA EE MOGADISHU CITY CLUB

Munaasbaad lagu soo dhaweynayo Tab abaraha cusub ee Naadiga K/Cagta ee Mogadishu City Club, Mestiri Ma xamed Lamjed ayaa waxaa Shalay lagu qabtay Graoonka Exmunushiibiyo oo ku yaalla Xaafadda Xararyaale ee Degmadda Warta Nabadda ee magaalladdan Muqdisho.

Guddoomiyaha Naadiga Mogadishu City Club, Abuukar Maxamed Sheekh oo ka hadlay Munaasbaadaasi waxa uu faah faahin ka bixiyey Taariikhda Naadigaas ee ku ciyaara magaca Dowladda Hoose ee Muqdisho.

Wuxuuna xusay inay ku faraxsan yih iin in Tababare cusub loo keeno Naadiga, kadib, markii uu Tababarihii Hore ee u dhashay dalka Uganda ee Kooxda Laylin jirey uu xilligii Heshiiska ka dhamaaday.

Guddoomiyaha Naadiga Mogadishu City Club waxa kale oo uu ka hadlay Diy aargarowga Kooxda iyo Tart amaha Gud aha iyo Dibedda ee ku soo fool leh, wuxuu na Ciyaartoyda ku booriyey inay ka faa’id eystaan Khibradda Tababaraha cusub, isla markaana ay u diyaar garoobaan Tart amada ku soo fool leh, gaar ahaan Tar tanka Koobka confederationka ee Qaarad da Afrika ee"The CAF Confederation Cup”.

dhinaca kale, Tababaraha cusub ee Naadiga Mogadishu City Club, Mestiri Ma xamedLamjed waxa uu ka mah ad celiyey Soodhaweynta loo sameeyey, wuxuuna xusay inuu culayska saari doono sidii ay Kooxda u noqon lahayd Koox magac we yn ku dhex leh Naadiyadda Somalia iyo ku wa Heerka Caalamiga.

Si kastaba ha ahaatee, Tbaabaraha Cusub ee Naadiga Mogadishu City Club waxamuddo hal sanno ah laylin doonaa Kooxda Mogadishu City Club oo ka mid ah Kooxaha ugu awoodda badan Naadiyadda K/cagta ee ka dhisan dalkeenna



.

          


UNOPS

Vacancy Announcement


FINANCE SENIOR ASSOCIATE –LICA 7/ ICS 7

UNOPS Somalia Country Office (SOCO) has had a solid and continuous in-country expert presence successfully implementing programs since the mid-1990s, where it is currently undertaking various projects and initiatives in close collaboration with the Federal Government of Somalia (FGS), Federal Member States (FMS) and partners from the global donor community.

UNOPS’ projects in Somalia focus on several key sectors that include infrastructure development, institutional capacity building, project management, advisory services, and procurement services. These projects cut across multiple sectors, including education, healthcare, national security, law enforcement, immigration services, justice, transport, and public works among others. UNOPS work in Somalia is geared towards driving growth and development in the country, a process that requires developing a close relationship with the FGS and the other development partners.

What drives us is a passion to fight inequalities and to provide opportunities to those most vulnerable. This means we often work in the most challenging environments, building foundations for communities to function and people to live with dignity and respect.

To succeed here, he/she need to be able to combine creativity with the organizational skills to manage numerous different projects to tight deadlines simultaneously, as well as working with the different units to meet their expectations.

We are therefore, looking for potentially curious talented Somali citizens with knowledge in Accounting /Finance and good communication skills with stakeholder focus to join the formidable team. Things happen quickly at UNOPS-SOCO and the work culture encourages you to be an enthusiastic team player - a self-starter who can work cross-functionally and isn't frightened to take risks or try out new ways of doing things within UNOPS.

Apply now at:

https://jobs.unops.org/pages/viewvacancy/VADetails.aspx?id=18070

The Vacancy Announcement includes: Terms of Reference, required educational qualifications & work experience as well as the contract conditions.

Please note:

·The closing date is midnight Copenhagen time

·This is a local position and only Somali citizens are eligible to apply.

·Applications received after the closing date will not be considered.

·Only those candidates that are short-listed for interviews will be notified.

·Qualified female candidates are strongly encouraged to apply.

·Duty Station: Mogadishu and it is a non-family station.

·UNOPS seeks to reasonably accommodate candidates with special needs, upon request.

·Work life harmonization- UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands. We have a progressive policy on work-life harmonization and offer several flexible working options. This policy applies to UNOPS personnel on all contract types

·UNOPS seeks to reasonably accommodate candidates with special needs, upon request.

·For staff positions only, UNOPS reserves the right to appoint a candidate at a lower level thanthe advertised level of the post

·The incumbent is responsible to abide by security policies, administrative instructions, plans and procedures of the UN Security Management System and that of UNOPS.

All candidates are requested to submit their application online, through the above-mentioned links and following the instruction included in the vacancy announcement. No paper application or any other means of transmission will be accepted.

Closing date: Monday, July 15, 2019



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip