HALKAA KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 28-KA LUULYO 2019-KA

0
Sunday July 28, 2019 - 10:14:00 in Wararka by
  • Visits: 1254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAA KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 28-KA LUULYO 2019-KA

    WASIIRKA WAXBARASHADA SOOMAALIYA OO TABBABAR U FURAY TABBABARAAYASHA MACALLIMIINTA QARANKA Tababarka ayaa loo furay in kabad an 100 macallin oo loogu talagay in ay sii tababaraan ma ca llimiinta iskuullada gobalka Banaadir . Tababarka macallimi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WASIIRKA WAXBARASHADA SOOMAALIYA OO TABBABAR U FURAY TABBABARAAYASHA MACALLIMIINTA QARANKA Tababarka ayaa loo furay in kabad an 100 macallin oo loogu talagay in ay sii tababaraan ma ca llimiinta iskuullada gobalka Banaadir . Tababarka macallimiinta oo socon doona muddo 10 maalmooda ayaa waxaa bixin doona aqoonyahanno qibrad dheer u leh tababarka macallimiinta dugsiyada waxa na lagu tababari doonaa macallimiinta ma nhajka ay diyaarisay wasaaradda waxab arashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya. Wasiirka waxbarashada XFS, Cabdull aahi Goodax Barre ayaa sheegay in maca llimiinta lagu tababarayo manhajka fasalka 1aad illaa fasalka siddeedaad si manhajka ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya loo gaarsiiyo dalka oo dhan

"Shalay waxaan furay tababarka tababar ayaasha macallimiinta Qaraanka oo ahmi yad gaar ah u leh horumarinta waxbarash ada dalka,Manhajka lagu tababarayo mac allimiinta waxa uu qeyb weyn ka qaadana yaa tayada waxbarashada soomaaliyeed, tayado waxbarashada waxa ay ka kooban tahay sadax tiir,oo kala ah tiirka koobaad waa macallinka ,tiirka labaad waa manhaj ka, balse waa in lahelaa kormeer adag oo hubiya si loo ogaado in manhajkii iyo mac allinkii ay si wanaagsan iskula taaba qaa deen, dugsikasta iyo hay'ad kasta waxaa qasab ku ah in Fasalka koobaad ilaa fas alka sideedaad in uu isticmaalo manhajka ay diyaarisay wasaaradda waxbarasha da.." ayuu yiri wasiirka waxbarashada.

SHAQAALAHA MAAMULKA G/BANAADIR OO LA FASAXAY 3 MAALMOOD DAQIIQADO KA DIB NA AMMAR KALE OO SOO BAXAY LAGA NOQ DAY FASAXA

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/IMG_D50928-7864BF-C9AFB5-02E0A3-8A5775-430468.png Maamulka gobolka Banaadir ayaa ma anta ku dhawaaqay in la fasaxay dhamm aan shaqaalaha xarunta gobolka Bana adir,iyada oo muddada fasaxa albaabada loo xiri doono dhammaan xafiisyada xarunta gobolka.

Afhayeenka gobolka Ban aadir, Saalax Xasan Cu mar (Saalax Dheere) oo suxufiyiinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Sh aqaalaha gobolka la fasa xay muddo saddex maalmood ah.

Fasaxa ayaa ka dambeeyay,kaddib ma rkii Arbacadii toddobaadii hore weerar ism iidaamin ah uu ka dhacay hool uu shir uga socday mas'uuliyiinta gobolka Banaadir oo ku dhexyaalla xarunta gobolka.Weerarka illaa toddobo qof oo dhammaantood mas'uuliyiin ah ayaa ku geeriyooday, hal ka tiro kale oo uu ka mid yahay gudd om iyaha gobolka ahna duqa caasimadda Muqdisho, Cabdiraxmaan Yariisow uu ku dhaawacmay.

AlShabaab ayaa sheegatay mas'uuli yada weerarka, iyada oo aysan wali hay' adaha ammaanka soo bandhigin natiijada baaritaanno la xiriira weerarka, oo ilaa hadda aysan caddeyn sida uu u dhacay.

Wararka ayaa intaa Raacinaya in Am mar ka soo Baxay sida la sheegay Madax tooyada Dalka Soomaaliya looga joojijey Fasixii uu iclaamiyey Afhayeeka Gobol ka Baadir laguna unna mar kale ku wargeyli yey shaqaalahashaqaalaha ay soo shaq atagaa oo uusan jirin fasax la galayo taa soo loo sababeyey in waddo cusub aan la furin ayna shaqaalaha dowladda shaqado oda sii wataan lana dardar geliyo howlaha dowladda

MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO QAABILEY SAFIIRKA QATAR EE SOMALIA

safiirka.jpg Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa shalay MadaxtooyadaJowhar ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya oo shalay halkaasi gaaray, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira ful inta mashaariicyo horumarineed Qadar ay ka fulineyso Hirshabelle sida dhismaha Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo jowhar oo maalmaha nagu soo aadan la bilaa bayo.

Kulanka waxaa go ob joog ka ahaa Madaxweyne kuxi geenka Hirshabeelle Mudane Cali Guudl aawe Xuseen, Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle, iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Hirshabelle.

Garoonka M/Jowhar waxaa wafdiga kaga hortagay Wasiiro ka tirsan Xukuum adda Hirshabeelle.

Wagdigani Ka socday dowladda Qadar ayaa waxay horudhac u yihiin wufuud heer caalami ah oo soo gaaraya Hirshabelle kuwaasi oo mashaariicyo horumarineed ka fulinaya Deegaannada Maamulka.

AAS QARAN OO LOO SAMEEYEY MADAXWEYNIHII TUNISIA IYO MADAX KA QEYB GASHAY

dibadbax.jpgMadax ka kala socota dalal ka Carbeed iyo Kuwa Europe ayaaWa xay shalayka qeyb galeenMunaa sabad da Aaska Qaranee Madaxweynihii hore ee dalka Tunisia, Bayji Qaa’id Ese bsi oo 92jir ahaa, kaasi oo shalay lagu aasay caasimadda dalkaasi ee Tunis.

Hoggaamiyayaaasha ka qeyb galay Aaska Marxuumkaasi waxaa ka mid ah Madaxw eynayaasha dalalka Faransiiska, Portuqiis ka iyo Falastiin, Booqrka dalka Spain, Madaxa Golaha Dowlada Liibiya, Wakiilo matalayey Madaxda dalalka Kuweyt, Murutaaniya, Sacuudiga, Imaaraadka, Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta iyo madax kale.

Saraakiil Milliteri ayaa xambaarsanaa Naxashka Maydkiisa oo lagu duubay Calanka dalka Tunisia ee Casaanka ah ee bisha iyo xiddigta bartanka kaga yaallaan.

Dhinaca kale, Dadweyne fara badan oo ay tiiraanyo ka muuqatay ayaa safnaa Waddooyinka muhiimka ee magaalladda Tunis, halkaasi oo la soo marsiiyey Gaadiidkii waday Maydkiisa iyo kuwii ay la socdeen Madaxda Caalamka iyo Madaxda dalkaasi.

Madaxweynihii hore ee dalka Tunisia, Bayji Qaa’id Esibsi waxa uu ahaa Hoggaamiyihii ugu horreeyey ee dalkaasi ee si Dimuqradai ah loo soo doortay sannadkii 2011kii, wuxuuna muddo dheer ku soo jiray siyaasadda dalkaasi, isagoo soo qabtay xilal Qaran oo kala duwan.

Guddoomiyaha Barlamaanka Tunisia, Maxamed Naasir ayaa waxa uu si Kumeelgaar ah sii hayn doonaa xilka Madaxweynaha, tan iyo inta ay Doorashadda Madaxtinimadda ka dhici doonto dalkaasibisha soo socota ee September 15da.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO TACSI U DIRAY DOWLADDA TUNISIA & SHACABKEEDA

farmaaa.jpg Madaxweynaha JFS Md. Maxamed Ca bdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray Dowladda iyo Shac abka dalkaa an wa laalaha nahay ee Tu unis ayaa uga tacs iyeeyay geerida ku timi Madaxweynihii dalkaas Mudane Muxammad AlBaaji Qaa’id asSibsi.

"Waxa na soo gaaray warka naxdinta leh ee dhimashada Madaxweynihii dalka aan walaalaha nahay ee Tuunis Mudane Muxammad AlBaaji Qaa’id asSibsi oo ge eriyooday aroortii Khamiista, 25kii bisha Luuliyo 2019. Waxaan Dowladda, qoyska marxuumka iyo guud ahaan shacabka Tuunis ee aan walaalaha nahay u dirayaa tacsi tiiraanyo leh.”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuum Muxammad AlBaaji Alle uga baryey inuu u danbi dhaafo, kuna abaalmariyo jannooyinkiisa, isaga oo qoyska marxuumka iyo guud ahaan shacabka reer Tuunisna u rajeeyay sabar iyo iimaan.

CIIDAMO LA WAREEGAY GAROONKA DIYAA RADAHA MAGAALADA DHUUSAMAREEB

Wararka laga helayo Magaalada Dhu usa mareeb ee Caasimadda dowlad Gobo leedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Gar oonka diyaaradaha Magaa ladaas.

Ciidamada la Wareegay Garoonka diy aar adaha Dhuusamareeb ayaa waxaa la sheegay inay yihiin Ciidamo ka tirsanaa Ahlusunna Wal jameeca ee dhawaan lagu qarameeyay halkaas.

Wariyeyaal ku sugan Magaalada Dhu usa mareeb ayaa tilmaamay in Ciidamada xilliga ay la wareegeen Garoonka ay wate en gaa diidka nooca dagaalka,isla markaa na maamulka Garoonka ay ku amreeb in wax di yaarad aysan kasoo degi karin si doo kale aysan ka bixin karin.

Wararka qaar ee la helayo ayaa sheeg aya in Ciidamadan ay ka cabanayan Mu shaar la’aan soo wajahday Bilihii la soo dhaa fay,sidaasina ay arrintaan ku same eyeen. Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Galmudug oo ay uga hadlayaan Ciidamadii Shalay la wareegay Garoonka diyaaradaha Dhuus amareeb, waxa ana halkaas ku sugan R/Wasaaraha XFS Xasan Cali Kheyre.

Dhawaan ayaa ammaanka Garoonka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimad da dowlad Galmudug ayaa waxaa lagu wareejiyay Ciidamo ka tirsan kuwa dowla dda Soomaaliya.

GUDDOOMIYAHA D/XAMARWEYNE "WAXA AN KUSOO BARAARUGAY ANAGOO DHULKA WADA JIIFNO”

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_329CF4-5A90BA-D14644-E25810-40ADD7-E31B48.jpg Guddoomiyaha Degmada Xam ar wey ne ee Go bolka Banaa dir Cabduqa adir Maxa med Cabduqaadir ayaa waxaa uu ka hadlay qaraxii Arbacadii la soo dhaa fay ka dhacay Hoolka Shirarka Xarunta maamulka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cabduqaadir Maxamed oo ka mid ah ah aa dadkii fa dhiy ay Hool ka uu shirka ka socday xiligii uu qaraxa dhacayay ayaa waxaa uu sheegay inuu weli ka Murugeysanahay dadkii dhima shada iyo dhaawaca ku noqday Qaraxii Ismiid aaminta ahaa ee ka dhacay Gob olka Baanadir.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa wa xaa uu sheegay inuu kusoo baraarugay, iyagoo dhulka la wada jiifo, meesha dhan ay noqotay dhaawac iyo dhimasho iyo burbur,waxaana uu tacsi u diray dadkii ku geeriyooday qaraxaas,sidoo kale dadka dhaawacmay oo uu kamid ah Guddoomi yaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cu mar Cismaan Yariisow Alle uga baryay inuu Caafimaad deg deg ah siiyo.

"Allaah ayaa mahad iskaleh oo iga bad baadiyay qaraxii Alshabaab nala beegs adeen waxaan wali la murugeysanahay Asxaabteydi qaaliga ahaa oo wax yar ka hor aan wada faraxsaneen daqiiqada kadibna aan kusoo baraarugay anagoo dhulka wada jiifno meesha dhan ay noq otay dhaawac iyo dhimasho iyo burbur.

Wali qalbigeyga wey ka bixi la’dahay wixii meesha ka dhacay Asxaabti meesha no oga shahiiday Allaaha u naxariisto, inta dhaawaca ah ee uu ugu horeeyo gudomiy aha gobolka banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cisman Yariisow Allaaha caafima ad dag dag ah hasiiyo”

"Aniga waxaa igaaray jab kalxanta ah iyo firir yar ah oo lugta ah iyo muraayadihi hoolka oo wajiga iga dhaawacay, alxamdu lilaah ilaahey intaas iigu simay ayaa ma had iskaleh Waxaan si gaar ah ugu mah ad celinayaa Asxaabti isoo booqatay iyo kuwii iisoo duceeyay, aad ayaad u maha dsan tihiin”ayuu yiri Cabduqaadir Maxa med Cabduqaadir.

Alshabaab ayaa sheegtay Mas’uuliya da qaraxaas,iyagoona sheegay in ay bar tilmaameedkoodu ahaa Xoghayaha Qara mada Midoobey u jooga Soomaaliya ee Ja mes Swan,kaasi oo daqiiqado kahor ka hor ka baxay Xarunta Gobolka inta uusa dhicin Qaraxa.

JUBBALAND OO AWAAMIIR CULUS DULDHIGTAY CIIDANKOODA

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Cii damada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Amaro Cusub oo ku socda gu ud ahaan qaybaha ka la duwan Ci ida mada Jubbal and.

Xeer Ilaaliyaha Jub baland ayaa Ciida mada faray inay fuliyan Awaamiirta uu soo saaray,isla markaana uu qeyb ka yahay in Ciidamada Jubbaland ay ka madax ba naanaadan arrimaha siyaasad da Doora shooyinka maamulkaas.

Ugu dambeyntii Xafiiska Xeer Ilaaiiy aha Guud ee Ciidamada dowlad Gobole edka Jubbaland ayaa Saraakiisha Ciid amada faray in ciddii fulin weyda Awa amiirta inay si deg deg ah ku u horkeenaan Xafiiksa xeer ilaaliyeyaasha, lagana qaadi doono tallaabo adeg.Sikastaba Magaalada Kisamayo ayaa dhawaan lagu wadaa in lagu qabto Door ashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha Jubbaland.

Hoos ka Akhriso Awaamiirta ku socda Ciidanka Jubbaland.

HAWEENEY MARKAAS UN LA GUURSADAY OO NINKEEDA KA BADBAADISAY FALKAANO UU KU DHACAY

Nin dhawaan aqalgalay ayaa lagu dabiibayaa isbi taal ku yaal wadd an ka Mareykan ka kaddib markii uu dhaawac ka soo gaaray foolka ano uu ku dhacay xilli uu ku jiray bishii malab ka waxaana soo badbaadisay xaaskiisa.

the couple in hospital Clay Chastain ayuu madaxu dilaacay mar uu fuulayay buur ku taal jasiiradda Caribbe anka ee St Kitts. Xaaskiisa, Acaimie, ayaa durbadiiba hoos u soo boodday oo waxa ay ka caawisay inuu bannaanka u soo baxo.

Garabka ayey ka soo gashay xilli uu hunqa ac ayay xanuun darranna uu hayay, maadaama ay ka soo dhaadhacayeen 3.2 km meel u jirta dhul dhaca buurta."Waa haweeney layaab leh," ayuu Mr Chastain yiri kaddib mar kii diyaarad lagu geeyay Florida.

"Inay isoo qaaddo oo ay iga soo dajiso buur intaa uu dhirirkeedu la eg yahay xilli aanan ist aagi karin ayaa ah wax cajiib ah oo mucjiso oo kale ah," waxa uu u sheegay warbaahinta CBS

Ninkan waxa uu buurta ka dhacay 18kii July, maalma un kaddib markii arooska isaga iyo xaaskiisa uu ka dhacay Crawfordsville, ee gobolka Indiana, ee waddanka Mareykanka, halkaas oo ay ka soo jeedaan.

Kaddib markii uu gaaro halka ugu sarreysa buurta Mt Liamuiga, ayuu Mr Chastain waxa uu sheegay inuu doonayay inuu hoos ugu dha adhaco foolkaanada si uu si dhaw ugu daa wado holaca ka baxaya. Lamaanaha ayaa isgu ursaday maalma un ka hor shilka uu ninkaasi ku dhaawacmay

"Hoos ayey foolkaanadu iga jirtay… anigana waxaan ka cabsadaa joogga sare," ayey tiri Mrs Chastain, oo sharaxaysay go'aankeeda ah inay dhinaca sare ku sugto ninkeeda.

"Waxaan maqlay qeylo iyo wax u eg wax weyn oo buurta ka sii dhaadhacaya."

Mrs Chastain ayaa waxa ay qiyaasaysaa in ninkeeda uu hoos u soo dhacay 50 tallaabo

Ka dib markii ay maqashay isagoo qaylinaya oo dalbanaya gurmad, deg deg ayay hoos u aaday waxayna markiiba aragtay taleefoonkiisa gacanta ka dibna isaga oo dhulka jiifa oo madaxiisu uu dhiig ka qubanayo.

Markii ay ogaadeen in aysan jirin cid kale oo ay gacan ka heli karaan isla markaana taleefoonkii uusan shaqeynayn ayay go'aans adeen in ay hoos u daadagaan, waxayna ku qaadatay muddo saddex saac ah in ay dhulka gaaraan.

Nin Golf ciyaaraya oo uu ka dambeeyo qiiq ka soo baxaya foolkaano ku dhufatay Kilauea

Ka gudub Facebook daabacaad W.Q Clay Dhammaadka Facebook daabacaadda qore Clay

Ilaa 30,000 oo doolar ayaa loo uruuriyay si lamaanahani ay u kireystaan diyaarad khaas ah oo Chastain loo geeyo cisbital kju yaal gob olka Flor

Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in Chastain ay maskaxda iyo lafdhabarta dillaaceen oo dhecaan uu ka wado sanka.

"Mucjiso ahayd in inta karaankiisa ahi uu iscaa wiyo marka loo eego halista dhaawacyada ku yaal", ayay tiri Mrs Chastain oo la hadashay jariidadda Indianapolis Star.Bartiisa Facebook ayuu Chastain ku qoray: "Dhab ahaahntii waa arrin la yaab leh, mahadi waxay u sugnaatay Alle oo iga caawiyay in dha awaceygu uusan intan ka halis badna anin."

QAXOOTI AY SOOMAALI KU JIRTO OO DAA WEYN INDHAHA LOO SAMEEYAY

qaxooo.jpg Dhakhaatiir Turkish ah oo ka socotay Hay’adda Iskaashiga iyo Xiriirinta Turk iga ee TIKA waxay Hawlgal Daa weynta iyo Fii qista Indhaha ka fuliyeen Xer ad da Qaxotiga ee Dhadhaab iyo qe ybo ka tir san W/b ari ee dalka Ken ya.Hawlgalkaasi oo ahaa mid Lacag La’a an ah waxaa lagu maamusayey Munsa abadii 3aad ee ka soo wareegtay markii la fashiliyey Afgembigii xilka looga tuuri la haa Madaxweynaha Turkiga bishii July 15dii ee sannadkii 2016kii.

Hawlgalka ay Dhakhaatiirta Turkish ka ku wadeen Daaweynta Indh aha wa xa uu bilowdaybishan July 15dii, , sida uu she egay Xiriiriyaha Hay’adda TIKA u jooga Ke nya, Emre Yüksek oo la hadlay Wakaal ladda Wararka Turkiga ee AN ADOLU.

Waxa uu tilmaamay inay ku guuleyst een 250 Hawlgalka Ibdgaga oo ay ka fu liyeen Xeradda Dhadhaab iyo magaal ada Garissa.

20 carruur ayaa ka mid ah dadka loo fidiyey Daaweynta Indaha, halka 40 bu kaano kale indhaha loo fiiqao, kuwaasi oo haatan wax arki kara.

Qaar ka mid ah Ardayda dhigata dug siyadda ku yaalla Xeradda Dhadhaab a yaa ka mid ahaa dadkii ka faa’ideys tay Mashruucaasi, iyadoo carruurta bad ankooda la siiyey Ookiyaalaha Aragga ee Ga raadada leh, halka kuwa kal ena la siiyey daawooyin looga hortago cud duradda ku dhaca Indhaha.

Hawlgalka Daaweynta Indhaha ee ay Hay’adda Turkishka fulisay ayaa la fil ayaa in shalay la soo gebagebeeyo, iyadoo ay Qaxooti ay ku jiraan Soomaali iyo South Sudan ka faa’ideysteen Mashr uuca Indhafiiqista lacag la’aanta ah.

Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab ee Go balka W/bari ee Kenya waxay hoy u ta hay 200,000 oo Qaxooti ah, kuwaasi oo ba dankooda ka yimid Somalia, waxayna Xeraddaasi tahay midda 3aad ee ugu weyn dhamaan Xerooyinka Qaxootiga ee ka dhisan dalalka Caalamka.

JUBBALAND OO AWAAMIIR CULUS DULDHIGTAY CIIDANKOODA

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Cii damada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Amaro Cusub oo ku socda gu ud ahaan qaybaha kala duwan Ci idamada Jubbaland.

Xeer Ilaaliyaha Jubbaland ayaa Ciidama da faray inay fuliyan Awaamiirta uu soo saaray,isla markaana uu qeyb ka yahay in Ciidamada Jubbaland ay ka madax ba naanaadan arrimaha siyaasadda Doora shooyinka maamulkaas.

Ugu dambeyntii Xafiiska Xeer Ilaaiiy aha Guud ee Ciidamada dowlad Gobole edka Jubbaland ayaa Saraakiisha Ciid amada faray in ciddii fulin weyda Awa amiirta inay si deg deg ah ku u horkeena an Xafiiksa xeer ilaaliyeyaasha, lagana qa adi doono tallaabo adeg.

Sikastaba Magaalada Kisamayo ayaa dha waan lagu wadaa in lagu qabto Doora shada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha Jubbaland.

MAS’UULIYIIN KA TIRSAN DFS OO SACUUDI GA KU SOO DHAWEEYAY XUJEY SOMALIYEED

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqa afta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cus maan Aaden Dhuuboow,ayaa M/Madii na Almunawara ee Dalka Sacuudi Carabiya kusoo dhoweeyay Xujeyda So omaaliyeed ee halkaasi gaaraya si ay u gu war qabaan xaaladda Xujeyda.

Wasiirka oo ay socdaalkiisa IndhaIndhaynta iyo soo dhoweynta ah ku wehl iyaan , Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah , Ilyaas She ekh Cumar, la taliyaha Wasaaradda, Ma xamed C/raxmaan Nadiif iyo mas’uul iyiin kale ayaa waxay gaareen Garoonka Diyaaradaha ee Madiina, si ay ula soc daan Xujeyda halkaa tagaeysa iyo xaal adahooda guud.

http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_8494CA-36EABF-1C900E-713906-D821B0-26B20A.png&h=210&w=210Cusmaan Aaden Dhuuboow, Wasiir ku xigeenka Was aaradda awqaa fta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, ayaa sheegay in ay wadaan dedaallo ballaaran oo la xiriira ka war qab ka xaaladda Xujeyda iyo fulinta adeegy ada ay u baahan yihiin, taas oo ah qorshe ay ugu tala gashay Dowladda Federaalka, isagoo intaa raaciyay in ay sii Laba jibba ari doonaan howlaha ay halkaasi u joog aan.

DFS ayaa dhowaan u dirtay Dalka Sa cuudi Carabiya Guddi ka shaqeeya saac idaadda iyo la socoshada Xujeyda Soom aaliyeed, iyagoo kormeer iyo u kuurgal ku sameeyay inta badan Garoomada ay ka degaan Xujeyda, goobaha ay ka deggen yih iin Dalka Sacuudiga iyo qaabka ay acmaasha u gudanayaan.

DAGAAL KHASAARO GEYSTAY OO KA DHACAY GOBOLKA SANAAG

Wararka aan ka heleyno Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas shalayy uu dagaal ka dhacay dagaal xoogan.

Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Karin oo ka tirsan Magaalada Ceerigaabo,isla markaana waxaa uu u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan maamulka Soomaaliland iyo kuwa Jabhadda hogaamiyaha uu ka yahay Korneyl Siciid Cawil Jaamac (Caarre).

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalkan uu yimid kadib markii Jabhadda korneyl Caarre ay daraad ka guureen fariisimo ay ku lahaayeen deegaano ka tirsan Ceerigaabo una guureen degaan Cusub oo uu ku yaallo halkaas.

Khasaaro kaal duwan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhashay dagaalkaas,waxaana la sheegay inuu ku dhaawacmay hal Askari oo ka tirsan Ciidanka Somaliland,kaasi oo la dhigay Isbitaalka guud ee Ceerigaabo.

Ciidamada maamulka Soomaaliland iyo kuwa Jabhadda hogaamiyaha uu ka yahay Korneyl Siciid Cawil Jaamac (Caarre) ayaa dhowr jeer ku dagaalam ay deegaano ka tirsan Gobolka Sana ag,waxaana ka dhashay Khasaarooyin kala duwan.

MID KAMID AH GOLAHA WASIIRADA XUKUU MADDA OO KORMEER SAMEEYAY

wasiirada.jpg Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arr imaha Bulshada XFS, Saddiiq Xersi War faa, ayaa Maa nta korm eer ku tagay xar unta Guddiga shaqaa laha Ray idka, isagoo u kuurgalay sida ay howluhu ku socdaan.

Kormeerka Wasiirka ayaa sidoo kale salka ku hayay dhiirri gelin ku aaddan qor shayaal lagu horumarinayo u adeegidda shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Fede raalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa waxaa uu kulamo la ye eshey mas’uuliyiinta Guddigaasi, wuxuuna ka dhageystay warbixin ku saabsan sida guddiga uu u gudanayo waajibaadkiisa shaqo iyo howlaha adag ee ay qabtaan.

Md; Warfaa ayaa midmid u galay Xafiisy ada uu Guddigu ku shaqeeyo, isagoo QofQof uga dhagaystay howlwadeennada , wuxuuna ku ammaanay sida ay u gu

danayaan waajibaadka saaran.

THAABIT CABDI OO KU BAAQAY INAAN LA MA RIN HABAABIN KIISKA QARAXII XARUNTA G/BANAADIR

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Ba naadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa qo raal kasoo saaray qaraxii dhawaan ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

thaabit.jpgGuddoomiyaha ayaa Shacabka ugu ba aqay inay is dajiyaan isla markaasna aan la marin habaabin Kiiskaan.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook

Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Caasimadda wuxuu u ahaa usbuuc murugo badan. Waxaan lu minnay dad muhiim u ahaa geedigeenna soo kabashada, rajada mustaqbalka iyo halganka horumarka. Allaha u naxariisto dhamaantood, inta dhawaca ah ee uu ku jiro walaalkeen Gud Cabdiraxman Cum ar Cusmaan (Eng. Yariisow) Allaha caaf iyo.

Waxaan arkaa su’aallaha faraha bad an oo ay shacabku iska weydiinayaan dhacdadii xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, waxaa jira walaac badan oo la xiriira sida ay wax u dhaceen, waxaana muuqata in hay’addaha amniga looga fadhiyo warbixin faah faahsan iyo tala abooyin cad cad. Markii noogu dambey say xarunta Dowladda Hoose dhamaan waxaa shaqeynayay kaamiroyinka CC TVga kuwaas oo ku xirnaa Albaabka ko owaad ee laga soo galo xarunta ilaa iyo hoolka shirarka oo ay mashaqadu ka dhacday. Taasi waxay ka dhigantahay in baaritaanku fudud yahay oo caddeymo raadraac leh la heli karo.

Shacabku waa in ay is dejiyaaan oo aan natiijada laga hordhicin, sidoo kal ena aan kiiska la marin habaabin. Waxa an ku kalsoonahay in arrintani ay wax ba dan kaga duwanaan doonto dhacdooyin kii hore madaama raadreeb (CCTV) la heysto. Sida ay noqoto natiijadda baarist an,waxay fasiri doontaa heerka kalsooni da laamaha amaanka iyo sida ay Xafiisy adeenna Sare u yihiin goobo aamin ah. Waxaan ku talinayaa in masuuliyad dhe eraad ah la iska saaro baarista oo aan marnaba la sahlan.

aqbaliyad.pngXILDHIBAAN AQALABIYAD KU LEH BAAR LAMAANKA KENYA OO BAAQ U DIRAY SOOMAALIDA

Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlama anka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa Baaq u diray shacabka Soomaaliye ed ee ku nool dalka Kenya.

Aadan Barre Ducaale oo ka hadlay ay Munaasabad lagu qabtay Kenya ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan tirra koo ban lagu sameeyn doono dadka reer Ke nyanka ah,isla markaana xisaab looga baahan yahay Gobol kasta oo ay Sooma alida kunool yihiin.

Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlama anka ayaa waxaa uu Shacabka Soomaal iyeed ee kasoo jeeda Gobolada Kenya u gu baaqay inay dib ugu laabtaan deega anadooda si aysan u seegin tirra kooban ka lagu sameeyn doono dadka reer Ken yanka.

Isaga oo sii hadlayay Aadan Barre Ducaale ayaa waxaa uu tilmaamay in dhawaan dalka Kenya lagu tartami doo no waxkasto xisaab,isla markaana shee gay in xisaab looga baahan yahay Gobol kasta ay wax ku qaadan doonan tirade ay yihiin.

Sikastaba Bartamaha bisha soo so cota ee Agoosto 2019 ayaa waxaa lagu wadaa in dowlada Kenya ay tirra koob ku sameeyo dadka kunool dalkaas.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO FASIRAAD KA BIXIYEY QARAXII XARUNTA GOBOLKA BANAADIR

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo habeen hore hadal u jeediyay qorayaal lagu martiqaaday ban dhiga Buugaagta Garoowe, ayaa si koo ban u fasiray farriinta uu dirayo qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay xaru nta dowladda hoose ee magaalada Xa mar ay tahay meel si weyn amnige eda loo sugo, islamarkaana qaraxa ka dhac ay halkaasi uu tusaale u yahay calaam ad khatar ah oo muujinaysa rajo xumo cusub."Xarunta waxaa la ii sheegay in amn igeedu aad u adkaa, oo aysan ahayn m eelaha sida sahlan loo geli karay, marka runtii waa calaamad khatar ah meelihii sidaas oo kaleeto ahaa haddii la gaa rayo, oo dadkiiba wax la aamino la gar an waayo, iyada lafteedu waa nooc hor leh oo dadkii rajo xumo ku abuuraysa” ayuu yiri Deni.

Balse, madaxweynaha ayaa dhinaca kale sheegay in uu aaminsan yahay in qaraxaasi wax laga baran doono.

"laakiin anigu waxaan aaaminsanahay haddii Ilaahay idinka dhigo, in wax laga baranaayo markii wax dhacaanba wax baa laga bartaaye.” Ayuu yiri madaxwey naha maamulka Puntland.

"Waxaan rajeynayaa in umadda Soo maaliyeed amniga u feejignaadan. Ha dan dad Soomaali ah fududeyn way ad kaaneysaa in waxay doonan ay fuliyaan, ” ayuu Deni ku daray.

DIBADBAXAYAAL FALASTIIN OO LOO GEY STAY FAL DHIMASHO IYO DHAAWAC AH

Nin Falastiini ah ayaa la dilay, ugu yaraan 56 kalena wey dhaawaacmene, kadib, markii ay Askarta Isreal toogteen Dibadbaxayaal daraad isugu soo ururay meel ku dhow Xuduudka Israel.

Afhayeenka Wasaaradda Caafima adka magaalladda Qasa, Ashraf Alqe dra ayaa sheegay in Marxum Axmed Alqarra oo 23 jirku geeriyooday toogash adaasi, kadib, markii ay xabad kaga dha cday Caloosha.

Waxa kaleo oo uu sheegay in ugu ya raan 56 kale la dhaawacay, kuwaasi oo 38 ka mid ah ay Ciiddanka Israel toogt een, iyadoo dadka la dhaawacay ay ku jiraan 22 carruur iyo 3 haween.

Dibadbaxa Iska horimaadka watay waxa u uqeyb ka yahay Dibadbaxyadda ay dadka Reer Falastiin jimco kasta ka dhigaan Deegaanadda ay Israel haysa to, waxaana Dibadbaxyadaasi loogu ma gac daray Socodkii weynaa ee Dibula abashadda.

Tan iyo markii ay bilowdeen dibad baxyadaasi waxay Ciiddanka Israel to ogasho ku dileen 306 Falastiiniyiin, hal ka in ka badan 17,000 o okalena la dha waacay.

ALSHABAAB OO SIXIROOLE KU TOOGTAY DEGMADA SAAKOW

AlShabaab ayaa daraad gelin dambe dil toogasho ah ku fulisay nin ay sheegeen inuu ahaa Sixiro ole.

al shabaab.jpgToogashada ayaa ka dhacday fagaa re weyn oo ku yaalla degmada Saakow ee gobolka Jub bada Dhexe.

Fagaaraha lagu toogtay ninkaasi oo lagu magacaabi jiray Ibraahim Macalin C/hi ayaa waxaa ku sugnaa boqolaal dad weyne iyo xubno ka tirsa AlShabaab.

Sidoo kale AlShabaab ayaa ninkaasi ku eedeeyey in uu labo jeer Kufsaday ga bar uu isagu dhalay, sida ay ku baahiyeen barahooda Internetka.

Ibraahim Macalin C/hi ayaa 51 jir ah aa, waxaana maxkamad hoostagta AlSha baab ay sheegtay inuu qirtay dhammaan eedeymahaasi. Muddooyinkii dmabe AlShabaab ayaa kordhiyay falalka toogasha da ah, waxaana dhawaan gobollada Jubb ooyinka ay ku tootgeen dad ay ku eedee yeen basaasnimo.

WASIIR BEYLE OO JAALIYADDA SOOMAALI DA MAREYKANKA KALA HADLAY DIB U DHIS KA DALKA

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_BB410D-D5A795-14E443-5A11D6-EF3A9D-C8E7F3.jpgWasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdir axmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Waashintoon ee dalka Mareykankakul an kula yeeshay bulshada Soomaali ye ed ee ku dhaqan magaaladaasi.

Wasiir Beyle oo kulanka hadal ka jeedi yay ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka, sidoo kale wax uu Sooma alida reer Waashintoon kala hadlay in ay dowladda Soomaaliya kala shaqeeyaan sidoo loo horumarin lahaa dhaqaalah dalka.

"Soomaalidu meel walba oo ay dunida ka joogaan waa in ay si adag ula shaqe eyaan dowladda si ay gacan uga geysta an dib u dhiska dalka” ayuu yir Wasiir Beyle.

Wasiirka ayaa dhanka kalena kulamo la yeeshay saraakiil sarsare oo ka tirsan Bangiga adduunka iyo Hay’adda lacagta aduunka ee IMF isaga oo kala hadlaya halka uu marayo qorshaha deyn cafinta ee dowladda Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa sanado badan kaddib sameyneysa kobac dhaqaale oo aan horay looga arag maadaama sanado badan ay dalka dagaallo sokeeye ka socdeen.

SUCUUDIGA OO DAL KU GALKII U DIIDAY XUJEYDA KOONGO

http://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_B7F288-EBC920-EC416C-FCE10F-ED4E56-7681BF.jpg Wasaaradda arimaha dibadda Suc uudiga ayaa soo saartay go’aan ay xuja yda u dhalatay dalka Koongada Dimoqr aadiga ugu diiday in ay siiiso dal ku galkii ay Sacuudiga ku imaan lahaayeen.

Wasaaraddu waxay sheegtay in go’aan kan lagu saleeyey go’aankii hay’adda

caafimaadka adduunka ee WHO ay ku sheegtay in cudurka Ebola ee ka dillaac ay Koongo yahay halis caafimaad oo dunida saamayn karta.

"Waxaa la joojiyey fiiseyaashii ay dal ka ku soo geli lahaayeen dadka ka iman aya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, si loo ilaaliyo fayoqabka xujay da” ayey tiri wasaaraddu.

Koongo ayaa la rajaynayay in ay ka yimaadaan xujey tiradooda gaareyso 410 xaaji sida uu BBCda u sheegay Im am Djuma Twaha oo ka tirsan hogaa miyeyaasha Muslimiinta dalkaas.

Hay’adda WHO ayaa 17 bishan Juulaay ku dhawaaqday in Ebola yahay halis caa fimaad oo dunida saamayn karta waxaa nay kula talisay dalalka in ay xadidaan is ku socodka ganacsiga iyo dadka tagaya dalkaas.

Magaalada Goma ee ku taalla xud duuda dalka Koongo iyo Rwanda oo ay ku noolyihiin dad ka badan 1 milyan oo qof ayaa ka mid ah meelaha cudurkani lagu arkay.

Kiis cudurkan ku saabsan oo laga helay magaalada Goma iyo haweenay u gudubtay dhanka xadka Uganda oo cud urka laga helay ayaa soo dedejisay in xa aladdan lagu dhawaaqo.

Ku dhawaaqida xaaladdan caafima ad ee degdega ah ayaa lagu macneeyay in sare loo qaadi doono baaritaannada xudduudaha iyo garoomada ,balse WHO waxay sheegtay in xudduudaha aan la xiri doonin.

Cudurka Ebola ayaa ku sii fidayay qaybo ka mid ah Congo oo ay colaado ka taagan yihiin,iyadoo horay loo weer aray lana dilay qaar ka mid ah shaqaala ha caafimaadka ee cudurkaa la tacaala yey.

TRUMP OO KU HANJABAY INUU CANSHU URO DHEERAAD AH KU SOO ROGI DOONO MACRONKA ‘DOQONKA AH’

trump.jpgMadaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ku eede eyay inuu "doqonnimo" ku kacay markii uu canshuur ku soo rogay dhanka intern etka, waxa uuna soo hadalqaaday suura galnimada inuu canshuur aargoosi ah ku soo rogo khamriga mareykanka.Mr Trump ayaa Jimcihii waxa uu carad iisa ku soo bandhigay farriin uu soo dhig ay bartiisa Twitterka, taas oo uu kaga jawaabayay qorshe Faransiiska uu can shuur ugu soo rogayo shirkadda ball aar an ee Google.

Mas'uuliyiinta Faransiiska ayaa ku doodaya in shirkaddu ay lacag yar ay bix iso amaba maba bixiyaan canshuura ha shirkadaha ay bixiyaan ee dalalka aanay wax saldhig ah ku lahayn.

Maamulka Trump ayaa sheegay in canshuurtu si cadaalad aan ahayn loogu bartilmaameedsaday shirkadaha tiknoloji yadda waa weyn ee Mareykan ka.

"Faransiiska waxa uu haatan canshuuro ku soo rogay shirkadahayaga waa weyn ee tiknolojiyadda ee Ameerika. Haddii uu qof canshuur ku soo rogaayo, dalkooda hooyo umbaa ku soo rogi kara, waa Ma reykanka ee," Mr Trump ayaa Twitterka sidaas ku soo qoray.

"Waxaannu dhawaan ku dhawaaqi doonnaa tallaabo wax ku ool ah oo aan nu uga jawaabayno doqonnimada Mac ron. Waxaan marwalba iraahdaa khamri ga Mareykanka ayaa ka wanaagsan midka Faransiiska!"

MID KA MID DHAAWACYADII LOO QAADAY QATAR IYO MID LAGA TAGAY OO GEERIYOODAY

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Ma xamed Diiriye ayaa xaqiijisay inuu geeriyo oday mid ka mid dhaawacyadii loo qaaday Magaalada Dooxa ee Qatar.

Image result for dhaawac yadii gobolka banaadir Maxamed Cusmaan Cali ayaa Shalay ku geeriyooday isbitaalkii Xaaladdiisa Caafimaad lagula Tacaalayay. Sidoo kale, waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Cab dalla Caaqil oo kamid ahaa mas’uuliyiintii dhaawaca daran uu ka soo gaaray qarixii xoogganaa ee Arbacadii ka dhacay gud aha Aqalka dowladda Hoose.

Marxuumka oo ahaa Agaasimihii Xafiiska Xoghaya guud ee Gobolka Banaa dir Cumar C/risaaq, ayaa kamid ahaa dad kii ugu darnaa dhaawacyada xun ay ka soo gaareen qaraxa, waxaana suura gali weysay in loo qaado dalka Qatar.

Qaar kamid ah eheladiisa, ayaa Warb aahinta u sheegay in Maxamed Cabdalla Caaqil ku xirnaa Ogsajiin, taasoo suura galin weysay in mar qura laga furo, si uu qeyb uga noqdo mas’uuliyiintii dalka laga dhoofiyay Khamiistii.

Waxa uu noqonayaa mas’uulkii 8aad inta la xaqiijiyay ee gobolka Banaadir uga geeriyootay qaraxa oo mas’uuliyadiisa ay sheegatay Shabaab, wallow bartilmaame edka weerarka ay ku micneeyeen inuu ahaa James Swan oo ah Wakiilka Qaram ada Midoobey, kaasoo Saacad kahor go obta isaga tagay.

Waxaa hore loo xaqiijiyay geerida Gud oomiyeyaasha Degmooyinka C/casiis, Shangaani iyo Waaberi, Agaasimihii Nad aafadda Gobolka Banadir, C/fitaax Cumar Xalane, Agaasimihi Shaqada iyo Shaqaal aha, C/laahi Dheere, Abukaate Xasan Ma xamed Sabriye oo ahaa Lataliyihii Gudoo miyaha Gobolka Banaadir iyo Agaasimihii Qorsheynta Deegaanka Dowladda Hoose, Injineer Shuuriye, halka ay ku dhaawacme en masuuliyiin uu ugu sareeyo Duqa Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip