Wararka

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 17-08-25

0 Visits: 218 | Sunday August 17, 2025 - 08:07:25
......

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 16-08-25

0 Visits: 199 | Saturday August 16, 2025 - 09:45:42
.....

Read More »

Suxufiyiinta ka tirsan Telefishinka Al-Jazeera oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gaza.

0 Visits: 510 | Monday August 11, 2025 - 15:27:28
Wariye caan ah oo ka tirsan Telefishinka Al Jazeera ee laga leeyahay dalka Qadar ayaa lagu dilay duqeyn ay Israa'iil ka geysatay Qasa, taasoo sidoo kale lagu dilay ilaa afar ka mid ahaa saaxiibbadii la shaqeynayay. Anas al Sharif ayaa lagu weeraray isagoo ku sugnaa teendho u dhow isbitaalka al Shifa…

Read More »

Gen Odawaa"Qof kasta oo qarankiisa khiyaaneeya, cadaaladda ayaa la hor keeni doonaa"

0 Visits: 251 | Monday August 11, 2025 - 13:21:59
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Odawaa Yuusuf Raagge, ayaa si adag uga hadlay ciqaabta ay mudan yihiin askar ama saraakiil ku kaca khiyaano qaran ama falal lid ku ah sharciga iyo sharafta ciidanka. Hadalka Taliyaha ayaa yimid kaddib markii maanta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ay…

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo qaabilay wafdi ka socda hawlgalka AUSSOM

0 Visits: 241 | Monday August 11, 2025 - 12:26:29
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta madaxtooyada Galmudug ku qaabilay saraakiisha Ciidamada AUSSOM. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, la dagaallanka kooxaha Khawaarijta ah, iyo sidii sare loogu qaadi lahaa awoodda Ciidamada AUSSOM ee…

Read More »

Agaasimaha hay'adda socdaalka oo kulan la qaatay wafdi ka socda Ciraaq

0 Visits: 217 | Monday August 11, 2025 - 12:24:49
Agaasimaha guud ee hay'adda socdaalka iyo jinsiyadda mudane Mustafa Duhulow ayaa kulan wax ku ool ah la yeeshay wafdi ka socday wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Ciraaq oo uu hoggaaminayo La-taliyaha Wasiirka Arrimaha gudaha, Sarreeye Guud Ziyad Daha Cali iyo Agaasimaha waaxda Iskaashiga Caalamiga…

Read More »

Wasiirka Warfaafinta ooxafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0 Visits: 258 | Monday August 11, 2025 - 12:19:55
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson. Wasiirka iyo Safiirka Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay iskaashiga iyo horumarinta dhinacyada dhaqanka iyo wacyigelinta bulshada.…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Daah-furay Dhisme Cusub oo Safaaradda Aljeeriya

0 Visits: 243 | Monday August 11, 2025 - 11:17:26
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray safaaradda cusub ee Soomaaliya ee magaalada Aljeers, dalka Aljeeriya. Munaasabadd Kooban oo ka dhacday dhismaha cusub ee xarunta Safaarada waxaa kasoo qeyb galay Wasiiru…

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 11-08-25

0 Visits: 361 | Monday August 11, 2025 - 08:10:08
......

Read More »

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku dilay horjooge ka tirsan Al-shabaab

0 Visits: 259 | Sunday August 10, 2025 - 16:32:34
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu shaacinayaa in saaka abaare 7:00 subaxnimo howlgal qorsheysan laga fuliyay deegaanka Warta Eey Duure, oo 30 km waqooyi kaga beegan magaalada Xudur, lagu dilay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab Al-Shabaab. Horjoogahan oo lagu magacaabo Cabdullaahi Abuukar…

Read More »

Dowladda oo dhaqangelisay nidaamka Casiriga ee Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah

0 Visits: 248 | Sunday August 10, 2025 - 16:28:48
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqday hirgelinta Adeegga Diiwaangelinta Madaniga ah ee Dijitaalka ah ee mideysan, kaas oo hadda ka shaqaynaya 19 degmo oo ku kala yaalla Dowlad Goboleedyada Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle, Galmudug, iyo…

Read More »

Wasiirka Amniga Gudaha ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Ciraaq

0 Visits: 236 | Sunday August 10, 2025 - 16:27:05
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Ciraaq oo uu hoggaaminayo La-taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Sarreeye Guud Ziyad Daha Cali iyo Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caaalmiga ah ee Wasaaradda…

Read More »

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan al-shabaab oo lagu qabtay dagaalkii Bariire

0 Visits: 239 | Sunday August 10, 2025 - 16:18:45
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee dhawaan gacanta ku dhigay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa soo bandhigay horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay dagaalkii ka dhacay halkaasi. Weriye Zakariye Qaasim Bagax, oo ku sugan Bariire, ayaa la kulmay labo ka mid…

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 09-08-25

0 Visits: 216 | Saturday August 09, 2025 - 12:40:27
....

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 04-08-25

0 Visits: 288 | Monday August 04, 2025 - 08:26:29
.....

Read More »

Duqa Muqdisho oo xilka u kala wareejiyay Guddoomiye kuxigeenka Cusub Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir iyo kii hore

0 Visits: 243 | Sunday August 03, 2025 - 15:24:27
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xilka u kala wareejiyay Mudane Cabdimajiid Daahir Aadan oo uu dhawaan Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddoomiye…

Read More »

Ireland oo diiday in xabsiga laga sii daayo Diblomaasi Soomaali ah oo ka titsan safaarada Sucuudiga

0 Visits: 255 | Sunday August 03, 2025 - 15:09:55
Diblumaasi Soomaali ah ayaa u gudbiyay maxkamadda sare ee Ireland dacwad ka dhan ah xarigiisa, kadib markii lagu xiray xabsi ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Dublin, isagoo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa tahriibinta dadka. Diblumaasigan oo lagu magacaabo Maxamed Cabdiladiif Xuseen, kana tirsan…

Read More »

Duqa Muqdisho oo Magacaabay Agaaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir

0 Visits: 276 | Sunday August 03, 2025 - 15:06:17
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa u magacaabay Mudane Maxamed Aadan Afrax, Agaaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana xilkii Agaaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha laga…

Read More »

Safaaradda JFS ee Dalka Hindiya oo soo dhaweysay diblomaasiyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda

0 Visits: 251 | Sunday August 03, 2025 - 15:05:05
Safaaradda JFS ee Dalka Hindiya ayaa Madaarka Caalima ah ee ' Indra Gandhi' ku soo dhaweysay toban diblomaasiyiin oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxda Safaaradda oo uu hoggaaminayo Lataliyaha Koowaad ahna Safiir…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo deeq lacageed ku wareejiyay Hay'adda SoDMA

0 Visits: 262 | Sunday August 03, 2025 - 15:03:02
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa deeq lacageed oo dhan laba boqol kun oo doollar ($200,000) ku wareejiyay Hay'adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SODMA) si loogu taaageero gurmadka abaaraha ka jira Gobolka…

Read More »