Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ee labada dowladood

0
Wednesday May 21, 2025 - 17:32:44 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ee labada dowladood

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Boqortooyada Sweden ee Soomaaliya, Mudane Joachim Waern. Mas'uuliyiintan ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka lab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Boqortooyada Sweden ee Soomaaliya, Mudane Joachim Waern. Mas'uuliyiintan ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo ballaarinta dhinacyada iskaashi wadaagga. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray waxyaabaha mudnaanta wadaagga ah leh oo ay ku jirto iskaashiga istiraatiijiyadeed iyo iskuduwidda dhinacyada badan, iyadoo labada dhinac ay caddeeyeen mar kale ka go'naanshaha wada hadal mug weyn iyo sii ambaqaadidda dedaallada lagu taageerayo nabadda, xasilloonida iyo horumarka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip