Maxkamadda gobolka Baay oo xukun dil Toogasha ah ku riday Nin horay dil u geeystay

0
Sunday May 18, 2025 - 15:18:24 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda gobolka Baay oo xukun dil Toogasha ah ku riday Nin horay dil u geeystay

    Maxkamada gobolka Baay ayaa u fariisatay dhageysiga dacwadda kiis dil ah oo loo heysto Axmed Cabdullaahi Maxamuud oo Baydhabo ku diley marxuum Abshir Xasan Cabdiraxmaan. Maxkamadda ayaa la horkeeney marqaatiyaal goob joog u ahaa falkan dilka ah iy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada gobolka Baay ayaa u fariisatay dhageysiga dacwadda kiis dil ah oo loo heysto Axmed Cabdullaahi Maxamuud oo Baydhabo ku diley marxuum Abshir Xasan Cabdiraxmaan. Maxkamadda ayaa la horkeeney marqaatiyaal goob joog u ahaa falkan dilka ah iyadoo ugu dambeyn maxkamadda gobolka Baay ay eedeysanaha ku xukuntay dil toogasho ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip