Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyay Shirka Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madanig

0
Sunday May 18, 2025 - 15:20:51 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyay Shirka Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madanig

    Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiin Ashkir oo Guddoominaya Kulan Sanadeedka 3-aad ee Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ayaa ka hadlay kulanka. Wasiir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiin Ashkir oo Guddoominaya Kulan Sanadeedka 3-aad ee Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ayaa ka hadlay kulanka. Wasiir Ashkir ayaa bogaadiyay howlaha u qabsoomay Guddiga Hagidda Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga sanadkii tagay, isagoo adkeeyay in si wadajir loo wajaho caqabadahii jiray, dhanka kale Wasiir Ashkir ayaa ka hadlay ahmiyadda dhamasytirka system-ka Digital-ka ee dad dhigista iyo sida ay xilligaan u haboontahay baahinta adeegyada dad-dhigista dalkoo dhan. Ugu Dambayn, Wasiir Ashkir ayaa u mahadceliyay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada, Maamulka Gobolka Banaadir iyo saaxibada caalamiga ah wadashaqaynta joogtada ah ee arrimaha dad-dhigsta.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip