Gudoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay madaxa Islamic Relief ee Soomaaliya

0
Wednesday May 21, 2025 - 17:30:51 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay madaxa Islamic Relief ee Soomaaliya

    Gudoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kula kulmay xafiiskiisa madaxa Islamic Relief Somalia mudane Aliow iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kula kulmay xafiiskiisa madaxa Islamic Relief Somalia mudane Aliow iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqayta labada hay'adood iyo sidii loo daadejin lahaa howlaha samafalka ee Islamic Relief. Ugu dambayn waxaa laysla gartay in ay Islamic Relief si dhaw ula shaqayso hay'adda SoDMA, si looga jawaabo dhibaatooyinka ay is beddelka cimilladu sababeen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip