Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo furay shirka saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka dastuurka

0
Wednesday May 21, 2025 - 17:37:37 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo furay shirka saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka dastuurka

    Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid ayaa si rasmi ah u furay shirweynaha lagu falanqeynayo saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka Dastuurka. Madasha waxaa sidoo kale ka qeybgalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid ayaa si rasmi ah u furay shirweynaha lagu falanqeynayo saameynta dhaqaale ee qaab-dhismeedka Dastuurka. Madasha waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiirka Dastuurka, Xasan Macallin, Wasiirka Qorsheynta, Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene, iyo marti sharaf kale. Shirweynaha Saameynta Dhaqaale ee Qaab-dhismeedka Dastuurka oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, ayaa diiradda lagu saarayaa sida qaab-dhismeedka Dastuurka Federaalka uu u saameyn karo koboca iyo horumarka dhaqaale ee dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip