Featured

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-JULY-2020

0 Visits: 816 | Monday July 06, 2020 - 11:43:27
MADAXTOOYADA oo ka hadashay baaqas ada Shirkii Madaxda Dowladda & D/Goboleedyada Shalay ayaay ku aadaneyn maalintii uu Ma daxweyne farmaajo kulanka ku casuumay Ma daxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Ban aadir,hayeeshee shirkaasi uu baaqday, waxa ana ka hadashay Mad axtooya da Soomaa liya. Agaasimaha…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-JUly-2020

0 Visits: 816 | Saturday July 04, 2020 - 11:15:33
Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Far maajo iyo Ra'iisul wasaaraha Nor way? Madaxweynaha DFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay R/Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu horayn R/Wasaaruha Norw ay oo telfo onka kula soo xiriirtay madaxweyne Farmaajo waxay ugu hambalyeysay…

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKII UU KA GEERIYOODAY QORAA SARE SH. CALI CUMAR MAXAMUUD{cALIYOOW}

0 Visits: 882 | Wednesday July 01, 2020 - 21:56:34
Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed inta badan oo kala ah:- Cali Muuse Cabdi,Maxamed Ibaraahi Nuur {Macallimuu} Muuse Maxamed Cismaan {M/Kii miko},,C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis},Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},Faarax Cumar Nuur,Jabriil Maxamuud Nuur {Jabra},Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamed Maxamuud…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 29-JUNE-2020

0 Visits: 857 | Monday June 29, 2020 - 11:13:05
Q/ Midoobay iyo Midowga Yurub oo war kasoo saartay hadalkii gudoomiye Xalii mo Yareey. Q/Midoobey ayaa muujisay sida ay ugu fa raxsan tahay hannaanka doorasho oo ay soo bandhigeen guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka oo ay hogaamineyso Xal iimo Yareey, waana hannaan la gu gaarayo doorashada tooska…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-JUNE-2020

0 Visits: 810 | Sunday June 28, 2020 - 11:05:44
Madaxweyne Farmaajo oo farriin hamba lyo u diray walaalaha Jabuuti Madaxweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Farmaajo ayaa u diray dhi ggi isa dal ka Jabuuti Md. Ismaaciil Cu mar Geelle, do wladda &guud ahaan shaca b ka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti hambalyo ku aadd an sannad guur adii 43-aad ee ka soo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 25-JUNE-2020

0 Visits: 791 | Thursday June 25, 2020 - 11:21:29
Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay go orta iyo goobta uu ka dhicidoona shirka dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ku casuumay Mada xw eyneyaasha D/Goboleedyada & Guddoomiyaha G/Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka G/Amniga Qaranka ee JFS oo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 23-JUNE-2020

0 Visits: 761 | Tuesday June 23, 2020 - 10:35:04
Madaxtooyada oo war kasoo saartay kula nkii madaxda DF iyo dowlad goboleedyada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulankii Shalay dhanka muuq aalka aaladda Zoom-ka ku dhex-maray ma daxda DFS iyo kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 22-JUNE-2020

0 Visits: 785 | Monday June 22, 2020 - 09:57:21
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay xeer loo gudbiyay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Villa Hargeysa waxaa Shalay kulan ku yee shay Xildhibaannada golaha Shacabka, wax aana kulankooda ay uga doodayeen dham eystirka dooda ku saabsan xeerka qoonda da haweenka. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-JUNE-2020

0 Visits: 964 | Saturday June 20, 2020 - 10:41:47
Ra'iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti R/Wasaaraha JFS Md.Xasan Cali Kheyre ay aa kulan kula qaatay M/Djibouti Madaxweyn aha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibo uti Ismaaciil Cumar Geelle. R/Wasaaraha ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahad celiyay gogosha uu u fidiyay Dowla dda…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH AXAD 16-KA JUUN 2020-KA

0 Visits: 799 | Tuesday June 16, 2020 - 10:11:23
Madaxweyne Farmaajo oo kusoo lab tay Muqdisho iyo wararkii ugu dambe eyey shirka Jabuuti Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Fa rmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay gabal dhacii Shalay, ka dib markii uu dalka Jabuuti uga qayb galay shi rka 2maalin qaatay oo ay ku wadahadlayeen…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-JUNE-2020

0 Visits: 778 | Monday June 15, 2020 - 10:57:27
MAXAA KA SOO BAXAY SHIRKII MADAXDA SOOMAALIYA IYO SOMALILAND EE JABUUTI? Madaxda Soomaaliya, Somaliland, Jabu uti iyo Itoobiya oo Shalay ku kulmay M/Jabuuti M/Jabuuti ee caa simadda Jabuuti waxaa Shalay lagu soo gaba-gabe eyay shir Shalay ku dhex maray madaxda DFS & ku wa Jamhuuriyadda goonni is u taag…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH AXAD 14-KA JUUN 2020-KA

0 Visits: 995 | Sunday June 14, 2020 - 12:35:42
MADAXWEYNAHA JABUUTI OO WAR KA SOO SA ARAY KULANKA FARMAAJO IYO MUUSE BIIXI Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyay in maalinta berri uu shir guddoomin doono shir u dhaxeeya Mad axweyne Farmaajo iyo Mad axweyne Muuse Biixi,kaasoo ka dhicidoona dalka Jabuuti. Qoraal uu soo dhigay bartiisa…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-JUNE-2020

0 Visits: 891 | Saturday June 13, 2020 - 10:37:23
Maxaa loo fasiran karaa cadaadiska Mareyk anka ee Dowladda Federaalka? Mareykanka ayaa bilaabay in uu DFS ku ca daadiyo inay la kulanto Madaxda Maamul Go boleedyada, si xal uga gaaraan arrimaha ay isu hayaan, oo ay ugu muhiimsan tahay doora shada dalka. Caalamka ayaa daneynaya in dal ka ka qabsoomto…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 11-JUNE-2020

0 Visits: 824 | Thursday June 11, 2020 - 09:58:11
Sheekh Shariif oo Farriin adag u diray Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qa ran Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay dowladda Itoobiya inay faraha kala baxdo arrimaha gudaha Soom aaliya, isagoo farriin u dir ay R/Wasaaraha Ito obiya Abiy Ahmed. Sh.Shariif oo Habeen…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JUNE-2020

0 Visits: 850 | Tuesday June 09, 2020 - 10:26:13
Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxwey nayashi hore iyo Guddoonka 2da Aqal? Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed iyo Xasan Sh.Maxamuud oo hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ee mucaaradka ah ayaa Dorraad kulamo gaar gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha 2-da Aqal ee BFS Md.Maxamed Mursal…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-JUNE-2020

0 Visits: 873 | Sunday June 07, 2020 - 10:06:34
Madaxweyne Farmaajo: Diyaar u nahay doorasho waqtigeeda ku dhacdo Madaxweynaha JFS Mda.Maxamed C/hi Fa rmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlam aanka FS ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo Xubnaha Baarlaman ka ee 2da Aqal wada shaqaynta wanaagsan ee ay muujiyeen sanadihii la soo dhaafay, taas oo horseedday…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-JUNE-2020

0 Visits: 903 | Saturday June 06, 2020 - 09:35:48
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shirka Tallaalka Adduunka Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Fa rmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tal laalka Aduunka ee 2020-ka,kaas oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay Dowladda Ingiriiska, isla markaana uu shirguddoomin ayey R/Wasaare Boris Johns on. Madaxweyne…

Read More »

Geerida Cabdi Tahliil Warsame: Taariikhdiisii faneed

0 Visits: 927 | Friday June 05, 2020 - 21:32:47
Cabdi Tahliil Warsame wuxuu ka mid ahaa fannaaniinta ugu caansan Soomaaliya ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo uu in muddo ahba ku xanuusanaa. Sannadkii 1952 ayuu marxuumka ku dhashay Wardheer. Aabihii Tahliil Warsame Cigaal wuxuu ka mid ahaa ciidammadii xoogga dalka Soomaaliyeed. Cabdi…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 3-JUNE-2020

0 Visits: 808 | Wednesday June 03, 2020 - 10:04:03
Duqa Muqdisho oo guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Banaadir Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxam-uud Maxamed (Cumar filish) ayaa shir-gudoomiyay kulan degmooyinka ee Ma-amulka Gobolka Banaadir, oo todobadkii mar la qabto waxaana kulankaasi goob jo-og ka ahaa…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 2-JUNE-2020

0 Visits: 741 | Tuesday June 02, 2020 - 09:43:53
Hay'adaha u xilsaaran dib-u-eegista dast uurka oo ka shiray qorshaha dhameeystir ka dastuurka W/Arrimaha Dastuurka ee XFS Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa Shalay gudoo miyay shir ay ka qeybgaleen dhamaan ma suuliyiinta sar-sare ee W/Arri maha Das tuur ka, Gudigga Baa rlamaanka ee La -socodka…

Read More »