HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JUNE-2020

0
Tuesday June 09, 2020 - 10:26:13 in Wararka by
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JUNE-2020

    Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxwey nayashi hore iyo Guddoonka 2da Aqal? Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed iyo Xasan Sh.Maxamuud oo hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ee mucaaradka ah ayaa Dorraad kulamo gaar gaar ah la qa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxwey nayashi hore iyo Guddoonka 2da Aqal? Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sh.Axmed iyo Xasan Sh.Maxamuud oo hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ee mucaaradka ah ayaa Dorraad kulamo gaar gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha 2-da Aqal ee BFS Md.Maxamed Mursal Sh/C/rax maan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulanka 1aad ayay Madaxda Madasha la qaateen Guddoomiyaha G/Shacabka Maxa med Mursal Sh.C/ maan,kaa sooka dhacay hoyga Gud doomiyaha oo ku dhow agagaarka Madaxtooyada. Ilo ku dhow dhow kulanka ayaa sheegaya in Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran ay u gudbiyeen Guddoomiye Mursal farriin ku aaddan mowqifka Madasha ee ku aaddan doorashada, iyagoo ka dalbaday Guddoomi yaha in farriintan gaarsiiyo Madaxweynaha. Fariinta ayaa aheyd mowqifkooda doorasha da dalka in waqtigeeda ku dhacdo, oo aanay aqbali doonin in hal maalin dib u dhacdo, do orka Baarlamaan ka ee arrintan kaga aad dan, in la helo doorasho la isla oggol yahay oo saamileyda siyaasadda qeyb ka yihiin. Guddoomiye Mursal ayaa sheegay in farr iintan uu gaarsiin doono Madaxweyna ha iyo R/Wasaaraha, wixii uu kala soo kulmana uu dib ula soo wadaagi doono. Intii uu socday kulanka Madaxweynayaa shii hore iyo Guddoomiye Mursal ayaa wax aa si kala gaar gaar ah Taleefanka Guddoo miyaha u soo wacay Madaxweyne Farma ajo iyo R/Wasaare Kheyre, waxaana ay ka codsadeen Guddoomiye Mursal inuu talefan ka ugu dhiibo Madaxweyanayaashii hore, si ay ula hadlaan, waxaana kaddib Madaxwey naha iyo R/Wasaaraha la hadle en Madax dii hore, iyadoo ay dhex martay Sallaan iyo sheeko kooban. Dhinaca kale waxaa Shalay la filayaa in Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran ay shir jaraa'id kaga hadlaan xaalada dalka, do orashada iyo kulankii ay la qaateen Guddoo nka 2da Aqal ee Baarlamaanka FS, iyadoo mar kale Madasha Xisbiyada Qaran ku celin doonaan mowqifkooda ku aaddan doorasha da iyo nooca ay suurta galka tahay inay no qoto oo ah mid la isla ogol yihiin dhammaan saamileyda siyaasadda. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhegan Doorasho uu sheegay inay ku dhaceyso wa qtigii loogu talogalay oo dadweynaha Soom aaliyeed ka qeybgeli doonaan, wuxuuna arr intaasi qabaa inay go'aankeeda leeyhiin xil dhibaannada BFS oo kaliya.Xigasho:BBC
Guddoomiye Filish” Bishaan Gudahee da ayaan fureynaa waddooyinka xiran”

    Guddoomiyaha Maamulka G/Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa sheegay in la xaqiijiyay amniga Guud ee M/Muqdisho,isla markaana dhawaan ay furayaan wadooyinka xiran ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha waxaa uu sheeg ay in maadaama ay xaqiiqsadeen in Amniga Muqdisho uu hagaagay in koontoroolada fa raha badan la qaado si bulshada ay u dare emaan in nabad la gaaray.

     "Waxaan rajeynayaa Bisha hadda lagu jiro oo ah bisha lixaad gudahee da maadaa ma la xaqiijiy ay amniga Muqdisho in ba rkoontoroolada laga qaa do gudaha magaalada la na geeyo goobo durugsan oo Magaalada cirrifkeeda ah ayuu yiri” Duqa Muqdisho.

    Ugu dambeyn guddoomiye Cumar Filisha ayaa u mahad celiyay Ciidamada DFS gaar ahaan kuwa ka howlgalla M/Muqdisho oo uu sheeg ay in amniga Shalay la he ysto ay iyaga dhaliyeen.

lama oga sida uu ku dhaq an geli karo ha dalka gudd oomiyaha G/Banaadir maadaa ma markii la doortay ee uu xilka la waree ga yay uu balan qaaday in wadooyinka la fura yo balse hadalkas uu noqday midaan fulin.

Xukuumadda Soomaaliya oo ka shirtay Arrimaha doorashooyinka

    R/Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa Shalay waxaa uu shir gudoomiyey shirka Guddi hoosaadka tubta siyaasad da loo dhan yahay ee Golaha Wasiirrada.

    Shirka ayaa waxaa looga hadl ay Dhamey stirka wada xaajoodyada muhiim ka u ah ge eddi socodka federaalaynta iyo demoqor aadiyadaynta dalka, awood-qaybsi ga siyaas aded iyo dhaqale ee DF iyo D/go baledyada.

    Sidoo kale waxaa shirka diirada lagu sa aray iskaashiga heerarka dowladda ee Qa bashada doorashooyinka 2020-2021 oo siy aasiyiin badan ay shaki geliyeen inay waqti geeda ku qabsoonto.

Qaad si qarsoodi ah loo geliyay Muqdi sho oo la gubay

     Ciidanka BS ayaa Shalay fagaare ku yaa lla M/Muqdisho waxaa ay ku gubeen qaad fa rabadan oo si qarsoodi la gu soo geliyay Caasimad da dalka, xili kal hore Do wladda mamnuucday qaa dka.  Qaadka la gubay ay aa waxaa gacanta ku soo dhigay 4-tii bisha an Juun 2020 Cii danka Ilaalada xeebaha ee Dowladda, kaasi oo lagu keenay doon no oca kalluumeysiga, hayeeshee arrintaas ay shacabka kusoo wargeliyeen Ciidanka, sidaasina lagu qab tay.

    Afhayeenka Ciidanka Booliska dowladda Captain Saciid Doodishe oo la hadlay warb aahinta ayaa waxaa uu sheegay in qaadka markii laga soo dejiyay doonta ay dhac u geysteen rag Maleeshiyo oo goobta ka dha waa, iyadoo markii dambe Ciidanka Boolis ka ay si xoog qaadka kaga celiyeen Malee shiyaadka. Sidoo kale Afhayeenka ayaa wax aa tilmaa may in qaadka la gubay uu ahaa Lix Jawaan ayna marka hore horgeeyeen Maxkamadda G/Banaadir iyo xafiiska xeer ilaalinta Qaran, iyadoo Go’aan soo baxay lagu gubay qaad kaas oo si sharci darro ah loo soo geliyay Muqdisho.  Ugu dambeyn Af hayeenka Ciidanka Bo oliska Captain Doo dishe ayaa Digniin u diray dadka qaadka ka Ganacsada, isla markaana keena Muqdisho xili dowladda u mamnuucd ay keenistiisa sa babo la xiriira faafida Cu durka COVID-19, wuxuuna xusay in wixii Shalay ka dambee ya cidii lagu qabto qaad sharciga la hor-geyn doono.

Xisbiyada Somaliland oo ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Farmaajo

     Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo oo maalinti Sabtidii ka hadla yey furitaanka kalfadhiga baarlamaanka ay aa sheegay inuu soo dhoweynayo hadal uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Mu use Biixi uu ku aqbalay in dib loo bilaabo wa da-h adalladii.

    Ayaga oo ka jawaabaya arrintaas, ayaa xi sbiyada mucaaradka Somaliland waxay ku tilmaameen hadalkii madaxweyne Farmaajo ku sheegay inuu madaxweynaha Somaliland aqbalay wada-hadalladii 2da dhinac mid siya asadaysan.

    Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga mucaa radka ah ee UCID Yuusuf Keyse ayaa she egay in hadalka Madaxweyne Farmaajo uu yahay mid siyaasadeysan oo uu ku doonayo Inuu markale dib loogu doorto.

     Waxaa uu sheegay in waqtigaan la galay xilli kala guur ah oo Soomaaliya la guda geli doono waqti doorasho balse aysan xilligaan habbooneyn inay wada hadlaan DFS& Soo maaliland,hayeeshee awooda wada-hadalla da ay leeyihiin Shacabka Soomaaliland.

M/Muqdisho oo 24kii saac ee ugu damb eysay aan laga diiwaangelin cudurka Covid-19

    Warbixinta ay soo saartay Shalay W/Caa fimaadka XFS ee cudurka Covid-19 ayaa la gu sheegay in aan laga helin kiis cusub oo cudurkan ah caasimada dalka ee Muqdisho.

Hase yeeshee warbixinta ay soo saartay W/ Caafimaadka ayaa lagu sheegay in illaa 34 xaaladood oo cusub laga helay cudurkan 24 kii saacadood ee la soo dhaafay guud ahaan dalka Soomaaliya. Waxaa cudurka ka bogso oday 29 qof, waxaana geriyoday hal bukaan.

    25 ka mid ah bukaannada cusub waxaa la ga diiwaangeliyay degaanada Somaliland 19 ,halka Galmudug laga diiwangeliyay 15 Qof.

    W/Caafimaadka &D/Bulshada XFS  Marwo Fowsiya ayaa caddeysay in 24 kamid ah bukaannada la xaqiijiyay ay rag yihiin halka 10-ka kale ay yihiin haween.

    Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka la ga diiwaan geliyay ayaa gaartay 2,368 wa xaa bogsootay guud ahaan 470 ruux. Halka 84 ruux oo kale ay u geeriyoodeen cudurka.

Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ugu baa qday mawaadiniinta Soomaaliyeed guud ah aan inay qaataan talooyinka caafimaad iyo wacyi gelinta looga digayo qatarta cudurka, qaybta uga aadanna ay ka qaataan dadall ada ka hortagga iyo xakamaynta

cudurka Covid-19.


Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa shaqaalaha la wareegi lahaa Saadaasha iyo ka digista musiibooyinka

    Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka DFS  ayaa manta tababar u furtay shaqaale iyo qubaro loogu tala galay inay ka shaqeeyaan xarumaha bixiya digniin ta musiibooyinka ee heer Federal iyo heer D/gobaleed. Tababarka oo ay bixinayaan qubaro ku taqasustay maareynta musiibooyi nka ayaa waxaa ka qeyb galaya oo ka faa’I ideysana qubarada loogu tala galay in ay sii tababaraan shaqaalaha ka shaqeyn doona xarumaha ka diga Halis-wadareedyada ee heer D/Gobaleed iyo heer Dowladda Fed eral-ka ah.

     Ilaa 20 ka mid ah shaqaalaha Wasaarad da iyo la taliyaasha ayaa ka faa’iideysana ca sharrada tababarkan oo socon doona muddo 3 cisho. Tababarista shaqaalaha ay aa qeyb ka ahayd heshiis seddex geesood ahaa oo dhawaan ay kala saxiixdeen W/Gar gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS, Barnaamijka cuntada u qaabilsan qm ee WFP iyo hey’adda sacuudiga laga leeyahay ee King-Salmaan Foundation.

    Heshiiskan  ayaa dhigayay in dhammaan D/Gobaleedyadad dalka  iyo Maamulka G/ Banaadir loo sameeyo xarumo sii faaqida ha lis-wadareedyada, isla markaasina  bixiya di gniinaha ka hor inta aanay qatartu soo dhaw aan. Sameynta xarumaha ka sii digo Qatar aha ayaa door muuqda  ka cayaari doonaan in la xakameeyo qasaaraha ka dhasha mus iibooyinka soo noq noqda ee dalka ka dhaca sida abaaraha, fatahadaha iyo duufannada.

     W/Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS ayaa furay tabarka isa goo sheegay iyo abuurista iyo kobcinta xar umaha ka sii diga halis-wadareedyada ay u sahleyso DFS inay awood u yeelato inay ka jawaabto, yareyso isla markaana maareyso Musiibooyinka

    "Waa guul kale oo ay gaartay DFS taas oo horseedi doonta in xarunta ka sii digta musiibooyinka ay howl gasho ka hor inta aanay dhammaan Juun, in Dowladda Soom aaliya ay la soo wareegto nidaamka digniin aha musiibooyinka oo hadda ku jira gacmo hey’ado ajnabi ah ay tahay arrin sii xoojiney sa madax-bannaanida Soomaaliya mana la sii sugi karo in nidaamkaasi ka sii maqnaa do gacanta Dowladda Soomaaliya.” Ayuu yiri Xamsa Saciid Xamsa, Wasiirka Wasaar adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyin ka Soomaaliya.Waxa uu intaa ku daray  in wasaaraddiisu ku dadaaleyso sidii dalka uu uga gudbi lahaa Musiibooyinka soo noqnoq da loona gaari lahaa xal waara.

Soomaaliya oo wajahaysa hadda qattar      3 geesood ah sida saf-marka COVID-19, ay ax dhibaato ku haya wax soo saarka beera ha iyo saameynta daadadka iyo fatahaada ha ayaa muujineysa sida ay muhiim u tahay in la helo xarun ka sii digta dhammaan hali syada jira ee sababa musiibooyinka. Jubbaland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

    Taliyaha Ciidamaada Daraawishta D/G/ju bbaland Jan.Aadan Maxamuud Goojaar ay aa Booqday Shalay furimaha hore ee Ciid amada Jubbaland ku sugan yihiin ee gobol ka jubbada Hoose.

    Saldhigyada uu boqday taliyaha ayaa wax aa kamid ah Deegaanada Buula Guduud,Baar Sanguu ni iyo Aar Aare,halkaas oo mararka qaar ay Ciidamada Jubbaland ka sameeyaan howlgallo kala duwan.

     Taliyaha oo Saraakiisha Ciidamada la ha dlayay ayaa ugu baaqay inay u diyaar garo obaan howlgallo dib loogu xoreynayo Caa simadda D/G/J &deegaanada kale ee ku jira Gacanta Al-Shabaab.

     Jubbaland ayaa dhowr jeer oo hore wax aa ay ku dhawaaqeen howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab,hayeeshee weli go’aan kaas uusan ka dhaqan gelin deegaannada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

QM oo soo dhaweysay dhismaha istaratij iyada qaran ee la dagaalanka musuqa

    Q/M.ayaa soo dhaweeysey talaabadii dha waan DFS u qaaday inay wax uga qabato musuq-maasuqa. G/wasiirada DFS ayaa dhawaan meel mariyey Istaratijiyadda Qaran ee la dagaalanka Musuqa, taasi oo looga tala galay in lagula dagaalamo mu suq-maasuqa, laguna awood siiyo hay’ada ha dawladda, si loo dhiso hab maamul maa liyadeed oo dawli oo cad lehna isla xisabtan.

    Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM ee Somaliya,James Swan ayaa she egay inay tahay talaab muhiim ah, ayna ku dhiira-gelinayaan in dawladda iyo dawlada ha xubnaha ka ah ay qaadaan talaabooyin dheeri ah oo ay ku xaqiijinayaan dhaqan gel inta hufnaanta, isla xisaabtanka iyo la daga alanka musuqa.

    "Waxaan soo dhaweynayna ka go’naasha ha DFS ee la dagaalanka musuqa, ayna ku dhisayso hay’ado dawli oo la aamini karo”, James Swan ayaa sidaa yir.

    Waxa uu intaas ku daray in Q/M ay ku ta ageerayso DFS.hir-gelinta Istaratijiyada Qar an ee ka dhan ka ah Musuq-maasuqa.

Ciidanka Xoogga Dalka oo Bur buriyay qaraxyo lagu diyaariye Duleedka Janaale.

      Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay aa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga taga degaanka Jannaale ee G/Sh/ Hoose waxa ay kusoo qabteen Qaraxyo ay Al-shabaab ay ku diya ariyeen duleedka jann aale. Taliyaha Ciid anka Dhulka Soomaaliya gen.C/Xamiid Dirir oo la hadlay Idaacada C/Q/Sida ayaa shee gay in Howlgal ay CXD ka fuliyeen Jannaale ay lagu soo qabtay Qaraxyo ay nabadiidka Al-shabaab ku diyaariyeen duleedka Ja nnaale. Jan. Dirir waxa uu sidoo kale shee gay in CXDS ay soo saareen Qaraxyo ay na badiidka Al-shabaab ku aaseen wadada isku xirta Janale iyo tulada urunji ee G/sh/Hoose

    Howlgalka Qaraxyada lagu soo qabtay ayuu sheegay Jan.C/Xamiid Dirir lagu diray Maleyshiyaad ka tirsan nabadiidka kuwaasi oo uu sheegay in tiradooda ay gaarayaan 13 dagaalame oo ka tirsan nabadiidka

     Ugu dambeynti Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka ayaa tilmaamay in Howlgal ka lagu bur buriyay xarun ay nabadiidka Al-shabaab ku diyaarin jireen Qaraxyada Lagu dhibaateyo Shacabka.

Tirada dadka Caalamka ee uu ku dhacay Cudurka COVID-19

    Tirada dadka uu ku dhacay cudurka saf-marka ah ee Coronavirus (Covid-19) guud ahaan caalamka ayaa ka sara martay 7 mil yan oo ruux, iyada oo Latin America ay had da tahay meesha dhimasha badan uu ka gaysanayo.

     Waxa cudurka u dhintay in ka badan 400,000 caalamka oo dhan halka 3,477,104 ruux ay ka soo bogsatay, balse cudurka ay aa hadda waxa uu fara ba’an ku hayaa dalal ka Brazil, Mexico ilaa Peru oo Latin America ah.

     Brazil waa dalka 3-aad uga dhimashada badan marka laga soo tago Mareyka, Ingirii ska, waxa uuna ka dilay sidan: Mareykanka 112,477, Ingiriiska 40,542 halka Brazil-na uu ka dilay dad dhan 37,312

      Waxa xusid mudan in dalal badan ay horumar ka sameeyeen dadaalada lagu xak amaynayo cudurka, mana jiraan tiro hor leh oo badan oo laga diiwaan gelinayo hadda, si doo kale waxaa dib loo furayo ganacsiga, isu socodka, waxbarashada iyo duulimaadya da caalamiga.

      Dalkeena hooyo, Soomaaliya waxa cud urkan saf-marka ah ee Coronavirus ku dhac ay 2,334 xaaladood, waxana u dhintay 83 ruux halka 441 ruux kale ay ka bogsadeen si da ay xaqiijisay wasaarada caafimada dawla dda Federal-ka Soomaaliya.

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

    Kooxo Burcad K/Afrkaan ah ayaa Gudaha dalkaasi waxaa ay xalay ku dileen muwaa din Somaliyeed oo kamid ahaa dadka Gan acsi ahaan u tegay dalkaas oo muddo ku noolaa,iyaga oo goobta ka baxsaday.

 Kaasoo lagu magacaabi jiray Ibrahim Moh amed Hasan  ayaa xilliga la dilayay waxaa uu ku sugnaa Xaafadda Samora oo hoos ta gta M/Cape Town ee K/ Afrika.

    Ciidamo ka tirsan Booliska K/Afrika ayaa gaaray halka uu dilkaka dhacay, iyaga oo ha lkaasi ka sameeyay howlgal ay ku baadi go obayeen nin ii ka dambeeyey dilkaas,walow aysan ku guuleysan inay qabtaan.

Madaxweynaha Mareykanka oo Eedeeyn kulul loo jeediyay

   Xoghayihii hore ee Arrimaha dibadda Ma reykanka Colin Powell ayaa si adag u cabm aareeyey sida uu Madaxweyne Donald Trump uu u maareeyey mud aharaadyada cunsuri yada looga soo horjeedo, isaga oo sheegay inuu dastuurka Mar eykanka uu aad uga fogaad ay.

  Sargaalkan hore oo ka tirsanaa xisbiga Ja mhuuriga, ayaa ka mid noqday saraakiisha hore ee dhaleeceysay sida uu Trump jawa ab uga bixiyey mudaharaadyada oo ay ka mid ah cidanka uu shegay inuu adegsanayo.

  Wuxuuna Mr Powell sheegay doorashada dhaceyso bisha November inuu codkiisa siin doono musharraxa xisbiga Dimuqraadi ga Joe Biden.

    Madaxweyne Trump oo hadalka Mr Pow ell ka jawaabay wuxuu ku tilmaamay "mid xad dhaaf ah”    Mr Powell, oo ah ninka keli oo Madow oo soo noqday taliyaha madaxa taliska sare ee ciidamada Mareykanka, ayaa ku soo biiray saraakiisha milatari ee weerar tay mowqifka madaxweyne Trump.

WAR Ku Cusub Dhagaysiga Dacwadda SI GAARKA Ee Shirkadda British Ame rican Tobacco iyo Dowladda K/Afrika.

    Shirkadda British tobacco’s, ayaa u muu qaneysa inay ku murqo weyn tahay kiiskii Maxkamadda yaalla, kadib markii qaaliga Maxkamada sare ee Pretoria uu Dowladda Madaxweyne Ramaphosa sii yay muddo 14 maalmood ah oo ay ku soo kala cadeeyaan sababta ka dambeysa hakin ta Cigarettes ama Sigaarka ee la xanibay horaantii Bandowga.

    Docda kalena, Madaxa ugu sareeya Shir ka ugu weyn ee soo saarta sigaarka ama ka ganacsata wadanka South Africa British American Tobacco Mr massoti ayaa qiray in uu hoos u dhac kii ugu weynaa uu ku yimi ganacsigooda sigaarka ee South Africa.

Massoti wuxuu warar aan sal iyo raad toona laheyn ku sifeeyey in uu wax xirir ah kala dhaxeeyo Wasiirad Dlamini Zuma.

      Iyadoo dalku galay (Level 3) oo qeyb ka ah khafiifinta Bandowga #COVID19, ayaa dhawaan waxay Dowladda K/Afrika dib u fas axday iibinta Khamriga oo sida Sigaarka ma mnuuc ahaa, waxaana qubaradu ku dood ayaan in Sigaar-yacabku ka khatar yaryahay kan Cabsan

Abdulrazak IndhaJaceyl

Tweet-kii Imaaraadka Carabta ee lama fila anka ku noqday Israel iyo Mareykanka

     Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cab baas waa hanjabayaa, boqorka Jordan boqor Cabdalaha waa cambia reynayaa, madaxa siyaas adda arrimaha dibad da ee Midowga Europe Josep Borrell waa cambaareynayaa, hase yeeshee dhammaanto od cid dhageysaneysa ma lahan.

Si kastaba diblomaasiga ay erayadiisu la xir iiraan qorshaha Israel ay ku goosaneyso Daan ta Galbeed ee saameynta adag ku yeelanaya Washington iyo Israel waa diblomaasiga Imaar aadka Carbeed ee Anwar Gargash.

     Gargash oo ah wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa twitter-ka ku qoray uguna baaqay Israel in ay joojiso qorshaheeda. "Wadahadallada socda ee lagu goosanayo dhulka Falastiin waa in la joojiyaa” ayuu qoray.

 "Talaabo kasta uu u gaar ah Israel waxay dha bar-jab ku noqon doontaa geedi-socodka nab adda, waxayna cuuryaamin doontaa go’aanka gaarista Falastiin waxayna sii wadi doontaa diidmada iyo cambaareynta caalamka,” ayuu yiri.

     Muxuu qoraalka Gargash, oo ah nin aan si daas looga aqoon meel ka baxsan Imaaraadka uu muhiim u noqday? Sababtoo ah – falcelin aan ahayn midda Maxamuud Cabbaas, Cabd allaha Jordan iyo Borrell oo arrimaha dibadda u qaabilsan Midowga Yurub ma ahayn wax la saadaalin karay.

Safiiradda Imaaraadka Carabta iyo Baxreyn waxay joogeen aqalka cad markii bishii Janua ry uu Madaxweyne Trump daaha ka rogayay qorshaha nabadda bariga dhexe, kaasi oo da maanad qaadaya in Maraykanku uu qaybo ka mid ah Daanta Galbeed u aqoonsado dhul ay u madax banaantahay Israel. Dalalkaas ma ay san cambaareyn qorshaha Mareykanka.

    Xaqiiqdii, safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaaladda Washington waxaa ay websi te keeda ku dabacday war ay ku tilShalayy in "qorshuhu uu bar-billow muhiim ah u yahay dib usoo celinta wada xaajoodyo waafaqsan naqshadda caalamiga ah oo Maraykanku hogaaminayo.”

     Safiirka Imaaraadka ee M/Washington wa xaa qorshaha ku tilmaamay "hindise muhiim ah oo la tacaalaya dhibaatooyinkii soo ifbaxay sanadihii lasoo dhaafay.”

Billowgii February, kulan ay lahaayeen Jaamac adda Carabta oo lagu diiday qorshaha Trump ayuu kasoo horjeestay Gargash waxaana uu ka istaagay "mowqif dhex-dhexaad ah” taasi oo aad loo cambaareeyay.

      Sanadkii lasoo dhaafay Gargash cambaar eyn adag ayuu kala kulmay dunida muslimka ah markii wareysii uu siiyay wargeys laga leey ahay Imaaraadka Carabta uu ku sheegay in du nida muslimka ah ay khalad xun ku ahayd in ay wadahadalka u jaraan Israel .

     "Sanado badan ka hor, markii carab ay go’ aansatay in aan xiriir la sameyn Israel, taasi waxay ahayd go’aan aad u khaldan, markii dib loo eego” ayuu yiri. "Sabaabtoo ah, waa in aad kala soocda oo kala saartaa arrin siyaasaded iyo in xiriirkaadu uu furnaado.”

     Sidaas darteed Gargash iyo Imaaraadka Carabta midna kama soo horjeesan qorshaha Trump.  Qoraalka Gargash ee ka dhanka ah goosashada dhulka Falastiin ee Israel  waxaa uu farriin u yahay Washington iyo Israel, taasi oo loogu sheegayo in wada-shaqeynta qarso odiga ah ee dhowaanahan u dhaxeysa Israel iyo dalalka Khaliijka uu dhaawici karo qorsha ha Israel ku goosaneyso Daanta Galbeed. Far iintaas ka timid qof loo heystay inuu taageersanyahay iskaashi lala yeesho Israel, waxay sida la filayo ay ka qeylo dheeraaneysa Jawaabaha ka yimid Maxamuud Cabbaas, Boqor Cabdalla iyo Borrell.

    Qoraalka Gargash waa in sidoo kale lagu dhex arkaa inaysan dalalka suniga ah wada aq balaynin aragtida dhul goosashadda ee Israel

7adkii lasoo dhaafay, sheeko uu daabacay wa rgeyska Israel Hayom ee kasoo baxa Israel ay ey si aad ah u sii baahiyeen warbaahinta Carb eed.      Warbixintu waxay sheegtay in ka sok oow mucaaradadda dunida muslimka ah ee qorshaha Israel, haddana ay dalalka suniga ah ee Jordan, Masar iyo Sucuudigu ay aqbalaya an islamarkaana ay Maraykanka iyo Israel kala shaqaynayaan cadaadiska ka dhanka ah Iran, waxaana arrinta Falastiin uga muhiimsan sidii looga adkaan lahaa Iran, taas darteedna ay u ga tagayaan qadiyaddii Falastiin

Caasimadda.Net

Madaxweyne Magafuli ”Tanzania waan ka cirib tirnay covid-19”

     Madaxweynaha J/Tanzania john magafuli ayaa ku dhawaaqay in dalkiisa laga cirib tiray xanuunka coronavirus, waxa uuna u mahad ce liyay muwaadiniinta qarankaasi oo uu tilmaam ay inay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip