HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-JUNE-2020

0
Saturday June 20, 2020 - 10:41:47 in Wararka by
  • Visits: 965
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-JUNE-2020

    Ra'iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti R/Wasaaraha JFS Md.Xasan Cali Kheyre ay aa kulan kula qaatay M/Djibouti Madaxweyn aha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibo uti Ismaaciil Cumar Geelle. R/Wasaaraha ayaa Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti R/Wasaaraha JFS Md.Xasan Cali Kheyre ay aa kulan kula qaatay M/Djibouti Madaxweyn aha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibo uti Ismaaciil Cumar Geelle. R/Wasaaraha ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahad celiyay gogosha uu u fidiyay Dowla dda Federaalka iyo Soomaaliland iyo dadaalka dheeraadka ah ee uu ku bixiyay in wadahadal lada ay guul ku soo dhamaadaan. R/Wasaare Khayre iyo madaxweyne Geelle ayaa sidoo kale ka wada hadlay xoojinta xiriir ka iyo iskaashiga dhinacyada amniga dhaqaa laha iyo istaraatiijiyadda labada dal ee walaala ha ah.

Guddiyo ka tirsan Golaha Shacabka oo Su’aalo weeydiiyay Guddiga Doorasho oyinka Qaranka

     Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyin ka Qaranka (GMDQ) ayaa Shalay oo Khamiis ah waxaa ay  la kulmeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ee Golaha Shacabka.

     Ajendaha kulanka ayaa ahaa in Guddiga laga dhageysto talooyinkooda ku aaddan Wax-ka-beddelka iyo Kabista Sharciga Xisbiyada    Siyaasadda ee uu hadda gacanta ku hayo Guddiga Arr. Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ee Golahaha Shacabka ee Baarla maanka Soomaaliya.

    Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Go bolada iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa su’aalo dhowr waxaa ay weeydiiyeen Guddiga, iyada oo kulanka uu kusoo dhamaaday si is afgarad ah.

Duqa Muqdisho oo guddoomiyey kulan loo ga hadlayay todobaadka Xoriyadda

    Kulan looga hadlayey u diyaar garowga Maa lmaha qiimaha badan ee Xoriyadda 7aadka oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha G/Banaa dir ahna Duqa M/Muqdisho Cumar Maxa muud Maxam ed Cumar Finl ish ayaa lagu qabtay xa runta Dhalinyarada Gobolka Banaa dir.

     Kulanka oo ay joogaan qaar ka mid ah Gudoomiye ku xigeenada G/Banaadir, Gudo omiyaasha Degmooyinka, Agaasimayaasha Wasxyaha kala duwan ee G/Banaadir iyo Gud oomiyaha Dhalinyarada G/Banaadir ayaa geb agebadii waxaa loo saaray 15 xubnood soo di yaarinta Munaasabadaha 7aadka Xoriyadda Soomaaliya oo ku beegan inta u dhexeysa 26-ka June iyo 1-da Luulyo.

    Dowladda Soomaaliya ayaa ku jirta diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan 7aadka Xurriyada oo maalmo kaliya inaga xigaan, iya da oo la filayo in la qabto munaasa bado koo ban sabao la xiriira COVID-19.

Dowladda oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

3 Ruux oo rayida ayaa ku dhimatay halka 3 ka le ay ku dhaawacantay Shalay oo Khamiis ah qarax miino oo ka dhacay xaafada Taleex ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir.

Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta, Ismaciil Mukhtar Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab ay bartilmaameeysteen dad rayida oo aan waxba Shalaysan oo saarna mo ota Bajaaj.

    "Qaraxa waxa uu dilay haweenay iyo cunugee da oo mooto saaran iyo qof wadada marayey ha lka 3 ruux kale ay dhaa wacmeen,waxaa meesha maray gaadiid nooca ciidanka ah ilbir iqsiyo ka hor qaraxa ayuu yiri” Mr. Mukhtaar Oronjo.

     Afhayeenka ayaa cambaareeyey qaraxa is agoo adeegsaday erayada uga adag,waxa uu i ntaasi ku daray in aan la dhalaysan fariimaha amni ee la xiriir bed-qabka waddooyinka la adeegsanayo.

Wasiir Sabriye "Waxaa Guullo hordhac ah laga gaaray shirka Jabuuti oo lagu ballamay in..”

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo hoggaaminayay Xub naha Guddiga Dowladda ee wada hadalka So maliland ayaa ka warbixiyay kulamadii ugu da mbeeyay iyo go’aamadii ay ku soo kala tageen maamulkaas.

     Sabriye ayaa sheegay in guullo hordhac ah laga gaaray shirka Jabuuti oo lagu ball amay in labada dhinac ay isu soo dhawaad aan, kana wada hadlaan sidii loo dhameystiri lahaa kulamada soo socda waxyaabaha miiska saaran.

    "Shirka ujeedadiisu waa in dib loo bilaabo wada hadalka labada dhinac, waa howl adag, waana dadaalnay oo waxaa naga go’an ka gu ngaarista waxyaaaha miiska saaran ee guu laha horudhaca ah laga gaaray” ayuu yiri Was iir Cabdi Maxamed Sabriye.

    Guddiga DFS iyo Somaliland ayaa dib Jab uuti ugu laaban doono 15-cishe kadib, sida ku xusan warmurtiyeedka ay wadajirka usoo wa da saareen labada dhinac ee kulanka 4-cishe qaatay ku yeeshay Jamhuuriyadda Jabuuti.

Shirka gaarka ah ee u dhaxeeyay Guddiga ay aa mar ku dhawaaday in ay ku kala tagaan la bada dhan, balse waxaa kusoo baxay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ugu dambeyn sameeyay dadaalo lagu soo saaray warmurt iyeed uu ugu weyn yahay dib isugu soo laa bashada.   Dhanka kale Wafdiga DFS ee ka qaybga lay shirkii Jabuuti ayaa xalay dib ugu soo lab tay M/Muqdisho, waxaana ay sameyn doona an wada xaajood gudaha Dowladda ah, halka xubnaha Somaliland sidaas oo kale kulamo ay kaga arrinsanayaan kulankooda kan xiga ay bilaabayaan.

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musi ibooyinka DFS oo hirgalisay xarunta ka dig ista halis-wadareedka iyo musiibooyinka

      Wasiirka W/Gargaarka iyo Maareynta Mus iibooyinka Soomaaliya Md.Xamsa Saciid Xam sa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya diya arisay hab- dhismeedka xarunta, shaqaalaha ka howl-gali lahaa iyo khubaro tababarro joo gta ah siiya shaqaalaha xarunta.

     Md Xamsa Saciid Xamsa waxa uu sheegay in xogta la xiriirta dhammaan halis-wadareed ka oo ay horay u bixin jireen hey’ado iyo ururro aan dowli ahayn ay hadda wixi ka dambeeya laga heli doono xarunta qaran ee ka digista halis wadareedka.

     "Diyaarinta iyo hirgalinta xarunta kaliya ku ma saabsana adeeg cusub oo la helay, hase yeeshee waxey tallaabo loo qaaday xoojinta madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaal iya. Annaga oo adeegsaneyna xaruntaan, wax aan awood u yeelan doonnaa in innaga gacan ta ku heyno xogto cimilada iyo macluumaadka la xiriiro ee dalka.” Ayuu yiri Xamsa Saciid Xa msa Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo     Maareynta Musiibooyinka DFS.

      Wasiirka oo hadalkiisa sii wata wuxuu she egay in Sameynta xaruntan ay ka mid tahay gu ulaha sii xoojinaya madax bannaanida Soo maaliya si la mid ah soo celinta maamulka haw ada Soomaaliya oo muddo dheer ka dib ku soo noqotay gacanta Dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiisa Soomaaliya Md Maxamed Cabdi Xayir oo ka mid ahaa masuuliyiin kormeer ku tagtay xarun ta ayaa sheegay in Soomaaliya gaartay mid ka mid ah guulaha wax ku oolka marka ay timaa do wax ka qabashada iyo yareynta musiibooy inka sida abaaraha, fatahaadaha &dabeylaha.

    ”30 sano ayaa naloo sheegayay xog kala dhiman oo ku saabsan halisyada dhaca, marar ka qaarna waxaa xogtaasi naloo sheegayay marka wixi dhici lahaa ay dhacaan, manta ka dib DS waxey, iyada oo adeegsaneysa agab horumarsan, ogaaneysaa sii odorasaysaa ha lisyada soo fool leh iyado oo loo diyaar garoobi karo waxna laga sii qaban karo.” Ayuu yiri Wasiirka

     Sadaasha iyo la socodka halis wadareedka ayaa xaruntan ka hor bixinayay hey’ado raac san qaramada midoobay.Xaruntan ayaa la raje ynayaa in ay ka mid noqoto mashaariicda la dhammaystiray ee dhawaan ay xarigga ka jiri doonto xukuumadda Soomaaliya.


Afhayeenka Tigrayga oo ka hadlay qorsha ha R/W Abiy Ahmed ka wado Somaliya

    Getachew Reda, Afhayeenka ‘Tigray Peop le’s Liberation Front’, kana mid ahaa hoga an kii sarre ee dowladdii Melez Zenawi, ayaa si adag uga hor-yimid dhex-dhex aad inta xiligan uu Abiy Axmed ka wado Somaliland iyo Sooma aliya.

    Getachew oo u waramayey ideacada VOA laanteeda Amharic-ga ayaa she egay in xiligan looga muhiimsan-yahay in Abiy Axmed uu ku mashquulo wada-hadaladaasi, maadama uu qalalaase siyaasad eed ka taa gan yahay guda ha Itoobiya.

  Reda ayaa aaminsan in R/wasaare Abiy Axm ed uu deg-degayo, isla markaana uu dal alka geeska iyo Itoobiyaba u horseedayo nab ad-ga lyo daro halis galisaneysa amniga dalal kaasi, waa sida uu hadalka u dhigaye.

   "Itoobiya waxa Ra’iisal Wasaare ka ah nin aad u deg-degaya oo khatar galinaya nabadda Itoobiya iyo wadamada dariskeeda ah. Waxa ka jira qalalaase siyaasadeed gudaha Itoobiya. Waana taas sababta ay isku casishay Afhaye enka Golaha Federaalka Itoobbiya Keria Ibrah im” ayuu yiri Getachew Reda.

      Wuxuuna intaas kusii daray "Abiy Axmed inta aanu dhex-galin Somaliland iyo Somalia waa inuu usoo jeestaa waaqica ka jira gudaha Itoobiya, iyada oo qalaalaasaha ay ku sii fid een gobollada gudaha Itoobiya, taas oo ay sa bab u tahay doorashooyinka uu dib u dhigay”.

     R/ wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa inta badan lagu dhaliila inuu door weyn ka qa ato dedaalada wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland, xili ay dalkiisa ka holcayaan xiisado ka dhashay talaabooyin uu qaaday.

Somaliland oo fasaxday maandooriye halis galin kara bulshadeeda

     Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa fasax rasmi ah siisay isticmaalka maandooriye halis galin kara bulshadeeda oo qaar kamid ah dunidana laga mamnuucay, sida ay xog ku heshay Caasima da Online.

     Xogta ay heshay Caasimada Online, ayaa ti baaxeysa in ogolaanshiyo rasmi ah ay xuku umada Muuse Biixi ka heleen qolooyin cadaan ah oo lagu sheegay Hay’addo caal ami ah oo gacan ka helaya ganacs ato Som aliland ah. Maandooriyaha ay xukuumada Somaliland u fasaxd ay in lagu isticmaalo gudaha deegaana deeda ayaa lagu magacaaba "Tobacco LYTE Nicot ine”, oo ah Tubaako aad u sareeya la qa bsigii su, isla markaana ay ku jirto maado uu qa bat inkoodi uu sareeyo.

      Wasaarada ganacsiga, warshadaha iyo dal xiiska Somaliland ayaa waraaq fasax ah siisay isticmaalka iyo ka ganacsiga Tubaakadaasi hal ista bulsho wadata, iyada oo ay arrinkaasi kala qeyb qaateen Wasaarada horumarinta maaliy ada, Hay’adda dhowrista Somaliland iyo wel iba ciidamada ilaalinta canshuuraha, sida ay ogaatay Caasimada Online.

     LYTE Nicotine ayaa ah Tubaako uu qabatin toodi uu sareeyo, iyadoona khal-khal galineysa macdanta ji dhka ku jir ta, isla mark aana ku qas beysa qofka caba inuu raadiyo markasta, haddii uu waaya na ay wax weyn ka badaleyso shaqada wadnaha, maskaxda iyo weliba ruux da aad amaha.    Waraaqda lagu fasaxayey Tu baakadaasi   halista caafimaad u horseedi kar ta bulshada Somaliland ayaa si toos ah ugu so cotay Maa mulka madaarka Hargeysa ee Cig aal Internati onal ee Wasaarada ganacsiga.

     Waxa xusid mudan in Caasimada Online og aatay in hore loo hakiyay arrinka Tubaakad an oo muddo soo socotay, balse ugu dambey ntii ay fasaxday Wasaarada ganacsigu, taasi oo ku saxiixnaa Agaasimaha guud ee wasa arad aasi.

     Xukuumada Somaliland ayaa ku dooda in ay la dagaalanto maandooriyayaasha la keeno deegaanadeeda, xili ay si cad u fasaxday Tuba kadan ay halista badan ku jirto, isla markaana halis weyn ku ah bad-qabka caafimaadka dad keeda.XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Al-Shabaab oo dagaal culus kadib ‘afduub ka geystay’ Sh/Hoose

    Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii la soo dha afay dagaal u dhexee yey kooxda Macaw iisley iyo Al-Shabaab uu ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose.

     Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, ka dib markii dagaalyahanada Al-Shabaab ay we erareen goobo ay ku sugnaayeen kooxda Mac awiisley oo ku yaalla  deegaannada Yaaq bariweyne iyo Kaba-Hirig oo u dhow garo onka   diyaara daha Balidoogle.  Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in koox da Macawiisley oo ka war-helay weerarkaasi ay dagaal kala hortageen Al-Shabaab, islamar kaana uu jiro khasaara isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

   Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo ku sugan Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in la gu jabiyey dagaalkaasi kooxda Al-Shabaab, isl amarkaana lagu gaarsiiyey khasaare aad u cu lus. Sidoo kale sarkaalkan ayaa sheegay in da gaalyahanada Al-Shabaab ay horey u afdu ubteen afar qof oo shacab ah oo labo ka mid ah uu xusay inay toogasho ku dileen, sida uu hadalka u dhigay.

     Xaaladda ayaa haatan ah mid degan, wax aana goobihii lagu dagaalamay ku sugan koo xda Macawiisley, iyadoona lagu soo warrama yo inay raggii weerarka soo qaaday ay dib u labteen.

Arrimo aad uga baxsan bani’aadannimada oo ka socda degmada Wanlaweyn

  Kufsi, jirdil, toogasho toos ah, barakacin, dha ca dadka iyo cabsi gelin ayaa si joogta ah uga jirta degmada Wanlaweyn ee gobalka Shab eelada Hoose. Degmadaas waxaa la dagay da gaalada qabiilka, waxaana si xun isugu laa ynaya labo kamid ah beelaha waa weyn ee de gmada oo mudooyinkii ugu dambeeyay uu dagaal ka dhaxeeyey.

     Guddoomiye ku xigeenkii hore ee gobalka Sh/Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle ayaa war baahinta u sheegay in Wanlaweyn ay noqotay magaalo marti gelisa xadgudubyada bani’aad inimada iyo tacadiyo ay ka siman yihiin qof ka sta oo nool oo degaanka ku sugan, gaar aha an bulshooyinka ka soo jeeda beelaha dagaal amaya."Ku-simihii guddoomiyaha ahna guddo omiye ku-xigeenka ayaa gacantiisa dil iyo dha awac ugu geestay dad shacab ah, maalin kas ta dhiig ayaa ku daada nolasha waa sii adkaa neysaa” ayuu yiri Cabdifataax.

     Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan guddi u saartay dagaalkii ka dhacay Wanlaweyn ka as oo lagu gubay maydad caruur, dumarna la gu laayay, hase yeeshee arrinta ayaa u muuq ata in ay ku dhamaatay afdaboolan dahab oo aan cidna wax iska weydiinin.

      Lama oga sida ay ku dambeyn doonto xaa ladda magaalada Wanlaweyn oo ay dadkeedu wajahayaan nolal adag iyadoo ay magaalada asi si buuxda gacanta ugu haayaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed.

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale: "Uma adeegsan doonno kursiga Golaha Amm aanka khilaafka Soomaaliya..”

    Kenya ayaa ku guulaysatay kursi aan joogto ahayn oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee Q/Mi doobay, kadib markii ay codadkii loo baahnaa ka heshay tartankii kala dhe xeeyay Jabuuti.

Nairobi ayaa wareegga labaad ee doorashada heshay129 cod , halka Jabuuti ay heshay 62 cod.

     Hogaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamaan ka Kenya, Adan Barre Ducaale, ayaa sheegay in dalkiisa uu ka shaqeyn doono wanaajinta ammaanka caalamka, gaar ahaan kan gobolka

      Ducaale oo BBC laanta af-Soomaaliga u warramay ayaa sheegay in dalkiisa aanu kurs iga u adeegsan doonin khilaafka kala dhexee ya Soomaaliya ee salka ku haya muranka xud uud badeedka labada dal.

    "Waxaan u maleynayaa in Soomaaliya ay ka mid ahayd dalalkii noo codeeyay markii aan [musharraxa] ka ahayn Midowga Afrika…. Ari nta badda waxay hor taallaa maxkamadda caa lamiga ah ee ICJ. Soomaaliya waxay ogosha hay maxkamadda waxay go’aamiso, anagana sidoo kale. Dalal walaalo ah ayaan nahay, ma na kala go’ayno,” ayuu yiri Adan Barre Duca ale. Guusha Kenya ayaa ka dhigan in bisha January 2021 ay muddo 2sano ah kamid no qon doonto 15-ka xubnood ee golaha ugu awo odda badan marka laga hadlayo ammaanka iyo xasilloonida caalamka.

     Go’aannada ay Kenya ku lug lahaan karto waxaa kamid ah cunaqabateynta, adeegsiga awood milateri si loo ilaaliyo nabadda iyo wel iba doorashada xaakimiinta maxkamadda cadaallada adduunka (ICJ).

     Loolanka xooggan ee dhexmaray Kenya iyo Jabuuti ayaa daaha ka rogay khilaafka u dhex eeya qaar kamid ah dalalka Bariga Afrika.

      Soomaaliya ayaa taageertay hamiga Jab uuti ee kursigaasi, kadib markii uu dalkaasi yar ka horyimid go’aankii Midowga Afrika uu ku tag eeray musharraxnimada Kenya. Soomaaliya & Kenya ayaa waxaa ka dhexeeya muran ku aad dan xuduud badeedka 2 da Dal, kaasoo hadda

 horyaalla maxkamaddaICJ.Xigasho:BBC


Dowladda Somaliya oo war kasoo saartay guushii Kenya ay ka gaartay Jabuuti

    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Ax med Ciise Cawod ayaa ka hadlay guushii dow ladda Kenya ay ka gaartay Jabuuti oo ay ku wada tartameen Kursiga aan joogtada aheyn ee golaha ammaanka  QM.

Doorashadii 1ad ayaa 2da dowladood ay isku mari waayeen hase’ahaatee sida sharciga ah waa lagu celiyay maadaama midkoodna uu heli waayay codadkii ay u baahnaayeen, wax aana codeyntii ku celiska aheyd ku guuleystay Kenya.

    Qoraal kooban oo lagu daabacay Twitter-ka Wasiirka arrimahadibadda Soomaaliya ayaa hambalyo loogu diray Kenya waxaana uu shee gay in Somaliya ay ku kalsoontahay in Kenya ay ka shaqeyn doonto danaha gobolka.

  

Muddaharaadyo ka bilowday Boosaaso iyo Ceeldaahir

   Wararka ka imaanaya M/Boosaaso ee Xaru nta G/Bari ayaa sheegaya in Shalay oo Jimce ah halkaasi uu ka dhacay Muddaharaad koob an oo looga soo horjeedo Hannaanka loo qeybiyay Afarta Waaxood ee Boosaaso.

     Qaar kamid ah Dadweyna ha muddaharaadka sameeyay ayaa ku dhawaaqaya ereyo ka dhan ah Barm aamijkaas oo sida ay sheegeen lagu saleeyay Hab Qabiil ku dhisan oo ka baxsan Cadaalad da islamarkaana aan la aqbali Karin.

     Dadka muddaharaadka dhigay oo u badnaa dhalinyaro ayaa socdaal ku maray waddooyin ka qaar waxaana ay dalbanayeen in Caddaal ad lagu saleeyo Barnaamijkaas Dowladuwado.

    Maamulka G/Bari iyo kan D/Boosaaso ayaa xakameeyay Muddaharaadka waxaana Cida mo  lagu daadiyay gudaha M/Boosaaso.

    Degaanka Ceeldaahir ee G/Bari ayaa isna waxaa Shalay k dhacayMuddaharaad kaasi lamid ah oo looga horjeedo Hannaanka loo qay biyay Waaxyaha Boosaaso.

Xilliga dib loo furayo iskuullada Kenya oo la shaaciyey

    Wasaarda Waxbarashada ee dalka kenya ayaa shaacisay xiliga dib loo furi doono iskuull ada dalka as oo horey loogu xiray faaf itaanka cudurka COVID-19 aawadii.

    Wasaaradda ayaa sidoo kale asteysay xiliga ay ardaydu u fariisan doonaan Imtixaannada qaran. Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay inay wasaaradda caafimaadka kala shaqeyn do onto tallaabooyin caafimaad oo laga hirgel inayo iskuullada, si looga hortago faafitaanka cudurka.

Wasiir Fiqi oo booqday xerooyin Ciidan balan qaadna sameeyay

    Wasiirka Amniga Gudaha D/G/Galmudug  Axmed Macalin Fiqi ayaa Shalay booqday tal iska Ciidamada Badda ee Booliska Galmudug (Galmudug Marit ime Police Unit) oo saldhigoodu yahay M/Hobyo.

Wasiirka ayaa warbixin ka dha gaystey taliya asha ciidanka, asagoo faahfaahiyey baahida loo qabo ciidamada Badda Galmudug iyo muh imadda ay ugu fadhiyaan Galmudugta cusub.

     Wasiir Fiqi wuxuu ugu danbayn  ballanqaa day in la tayeyn doono ciidamada Badda Gal mudug si ay ugu guuleystaan ilaalinta maraaki ibsta sida sharci darrada ah u kalluumeysta.

     W/ Amniga Galmudug ayaa waxaa ay hor ay ula wareegtay maleeshiyaad iyo Gaadiid da gaal oo ku sugnaa degaano ka tirsan gobolka Mudug,kuwaas oo la sheegay in laga dhigayo Ciidamada Daraawiishta Galmudug.

Ibraahim Cismaan oo noqday Madaxweyne ku xigeenka dowlad degaanka Soomaalida

    Xisbiga talada haya ee Dowlad Degaanka Soomaalida ee dalka Itoo biya ayaa Ibraahim Cismaan u magacaabay madaxweyne ku-xig eenka cusub ee ma amulkaas.

     Tilaabadaan ayaa timid kadib markii Aadan Farax oo xilkaas hayay dhawaan loo magacaabay afhayeenka baarl amaanka Federaalka ee Itoobiya.

Sido kale xisbiga waxay afahayeenka baarlam aanka cusub u magacaabeen Malaw Ibraahim Cabdi (Mandela), sida ay ku warrantay warba ahinta Dowlad Deegaanka.

&l



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip