HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 25-JUNE-2020

0
Thursday June 25, 2020 - 11:21:29 in Wararka by
  • Visits: 794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 25-JUNE-2020

    Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay go orta iyo goobta uu ka dhicidoona shirka dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ku casuumay Mada xw eyneyaasha D/Goboleedyada & Guddoomiyaha G/Banaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyay go orta iyo goobta uu ka dhicidoona shirka dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ku casuumay Mada xw eyneyaasha D/Goboleedyada & Guddoomiyaha G/Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka G/Amniga Qaranka ee JFS oo ka dhici doona M/Muqdisho. Shirkan oo qabsoomaya inta u dhaxaysa 5-8 Luulyo, 2020 ayaa ajandihiisu yahay sidii wadatashiyo ballaaran looga yeelan lahaa doorashooyinka dalka, arrimaha amniga, da gaalka ka dhanka ah kooxaha argixisada, dhammeystirka dib u eegista dastuurka iyo horumarinta dhaqaalaha dalka. War kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in DFS ay adkaynayso muhii madda shirkan, oo ay tilmaamtay inuu dham meystir u yahay guulaha siyaasadeed, amni & dhaqaale ee ay wadajirka u xaqiijiyeen shacabka & dowladda Soomaaliyeed, waxa uuna shirku jihaynayaa geeddi socodka dim uqraadiyeed ee dalkeenna.


Dowladda Soomaaliya oo fasaxday Shaq aalaheeda

    D/F/Soomaaliya ayaa Shalay ku dhawaa qday inay dhammaan fasaxday Shaqaalah eeda laga bilaabo 27 Bishaan sababo la xi riira xuska 26 June oo ku beegan Xorriyadii G/Waqooyi ee sanadkii 1960-kii.

    Qoraal kasoo baxay W/Shaqada & Arri maha Bulshada ee XFS ayaa la ogeeysiiyay Shaqaalaha Dowladda & Hay’ adaha gaarka loo leeyahay inay fasax yihiin.

"W/shaqada iyo Arrimaha Bulsh ada waxey ku wargelineysaa dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha JFS & Hay’adaha ga arka loo leeyahay Shaqaalahooda inay tah ay maalin fasax ah maalinta Sabtida ee ku aaddan 27 June 2020, maaddama ay ku bee gantahay maalinta ka horreysa ee Jimcaha xuska qaran ee 26ka June , xorriyaddii Gob olladda Waqooyi ee sannadkii 1960.

DFS ayaa inta badan waxaa ay fasaxdaa Shaqaalaheeda kala duwan maalmaha ay jir aan munaasabadaha waaweyn oo ay Ciida ka mid tahay.

Turkiga oo war ka soo saaray is-miidaa mintii ka dhacday saldhigoda Muqdisho

     W/arrimaha dibedda dalka Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxii is-miidaaminta ah aa ee Habeen hore ka dhacay afaafka hore ee xer ada tababarka ciidamada Soomaaliya ee Turkisom. Qoraal lagu baahiyey bogga was aaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga ayaa ugu horeyn lagu cambaareeyay qaraxa as ka dhacay xarunta tababarrada ciidama da ee Turkigu ku leeyahay Muqdisho. Waxaan cambaareeney naa weerarka is-miidaaminta ah ee laga fuli yey iskuul hoose oo ku yaalla meel u dhow xerada tababarka militari ee TURKSOM ee Muqdisho” ayaa la gu yiri. Sidoo kale qoraal ka W/arrimaha diba dda Turkiga ayaa tacsi loogu diray qoysaskii ay ka baxeen dadkii ku dhintay qaraxa as.

"Waxaan walaalaheena iyo saaxiibadeena shacabka Soomaaliyeed la qeybsaneynaa murugada, waxaan naxariis ta Allaah u raje eneynaa ku wii noloshooda ku waayey weerarkan, waxaana tacsi u direynaa qoysaskooda”ayaa lagu yiri qoraalkan ka soo baxay wasaarad da arrima ha dibadda dalka Turkiga.

Warbixintan waxaa nooga diyaariyey Weriya ha Idaacadda Kulmiye Liibaan Nuur Xasan.

Somaliya, Jabuuti & Qatar oo ka horyi mid qaraar lagu taageerayay Masar

     Dalalka Somaliya, Jabuuti iyo Qatar ayaa si rasmiya uga horyimid qaraar ay Jaamac adda Carabta ku taageereysay dalka Masar, oo xilligan uu khilaaf xoogan kala dhaxeeyo Itoobiya, iyadoo labada dal uu khilaafkooda la xiriiro murunka biyaha Webiga Nile.

     Qaraarkan ayaa waxa uu faraya in Dow ladda Itoobiya ay dib u dhigto buuxinta biyo xire enka, ay dhawaan damac san tahay inay ka samey so Webiga Nile, si ay uga dhaliso quwad koronto. Qaraarka waxaa ku qeexan in Itoobiya laga doonayo inaanay ha dda sameynin biyo xireenka Webiga Nile, illaa iyo inta heshiis 3geesood kala gaareyso dalalka Masar iyo Suudaan.

     Dhammaan Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta ayaa taageeray qar aarkaasi, marka laga soo taggo dalalka Som aliya, Jabuuti iyo Qatar.

     Mowqifka JS ee murunka Itoobiya iyo Ma sar waa uu cadyahay, haddii horaan uu Wa siirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Axmed Ciise Cawad uu ka dhawaajiyay in dalkiisu dhexdhexaad ka yahay murunka 2daasi dal.

     Wasiir Cawad oo Talaadadii ka hadlayay kulan muuqaalka foggaan araga ay ku yee sheen Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Ja amacadda Carabta ayaa dalalka Masar, Ito obiya iyo Suudaan ugu baaqay inay murunk ooda ku xaliyan wadahadal, ay cid kasta dan ugu jirto, isla-markaana ay ka gudbaan khil aafkoodaan muddooyinkii ugu dambeysay soo jiitamaayay.

     Xukuumadda Qaahira ayaa maalintii Ax ada QM ka codsaday inay u kala dab-qaad do ayaga iyo Xukuumadda Addis Ababa, si xal loga gaaro murunka biyaha Webiga Nile.

    R/Wasaare Abiy Ahmed ayaa bartamihii bishan Baarlamaanka Itoobiya ka hor sheeg ay in Itoobiya ay xaq u leedahay buuxinta bi yo xireenkeeda ay korontada ka dhalineyso, sidoo kalana aanay Itoobiya wax dagaal ahi doonayn, balse haddii laga fursan waayo ay geli doonto.D/Itoobiya ayaa bisha soo socoto ee July qorsheyneysa inay buuxiso biyo xireenkeedan ay ka dhistay meel ku dhow xuduuda ay la leedahay dalka Suudaan.

D/Masar waxaa ay ka biyo diidan tahay, iya doo aan heshiis laga gaarin biyo xireenkaasi inay Itoobiya ku dhaqaaqdo, bacdamaa 100  Milyan ee reer Masar ay intooda badan ku tii rsan yihiin biyaha Webiga Nile.

Somaliland oo Xabsiga kasii deysay Fan naaniin u xirnaa in ay Muqdisho kasoo heeseen

      Maamulka Soomaaliland ayaa Shalay oo Arbaca aheyd waxa uu xabsiga kasii da ayay Fannaaniin muddooyinkaan dambe xir naa kuwaas oo kala ahaa Barwaaqo qalanjo iyo Xamda qaali,waxaana loo heystay in ay ka soo heeseen M/Muqdisho kadibna ay ku laabteen Hargeysa.

     Kadib sii deyntooda oo ay la hadleen Wa rbaahinta waxa ay sheegeen inay ku farax sanyihiin inay dib u heleen Xorriyaddoodii iyaga oo tilmaamay inay u mahad celinyaan cid ka sta oo ka qeyb qaadatay sii deyntooda.

    Maamulka Soomaaliland ayaa horay sida an oo kale Xabsiga ugasii daayay dad magic lahaaoo muddo dheer xirnaa waxana ka mid ahaa Weriye C/maalik Muuse Coldoon,inta badana waxaa maamulkaas lagu eedeyaa in aysan ixtiraamin xurriyadda hadalka.

      Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Bi ixi Cabdi ayaa la sheegay in ka dib ka qeyb galkiisii shirkii u dhaxeeyay Somaliya & Som aliland lagala hadlay sii deynta dadka ku jira Xabsiyada ee u xiran arrimo la xiriira isku socodka 2da dhinac,iyada oo siideynta fan naaniintaan oo muddo 2 bilood ah xirnaana loo malaynayo in ay ku timid wadahadlkii Jabuuti.

Maxkamadda Ciidamada oo Baaris ka bilowday deegaan ay dilal ka dhaceen

     Maxkamada ciidamada qalabka sida qe ybta 27aad iyo saraakiil kale oo katirsan gu udada 5 aad qeybta 27aad ayaa siwada jir ah ugaaray deeganka kalabeyr oo 25 km dhanka waqooyi kaga bee gan M/Baladweyne ee xa runta G/Hiiraan halkaasi oo ay maalmahaan ka jir een shiqaaqoyin qabiil.

    Maxkamada ciidamada oo ka duuleyso awaamirtii madaxda sare ee dalka ayaa kul an la qaadatay odiyaasha dhaqanka deegan kaasi oo ka kooban 2da dhinac oo ay dirirtu dhaxmartay. Odhiyaasha dhaqanka deegan ka ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyay sha qada ay maxkamadu ka waddo deeganno dhowr ah sida deegaanka jawiil iyo xadka Galgaduud iyo Hiiraan oo maalma ka hor ay ku guuleysateen  inay hishiis kala dhaxdhig aan dadkii ku dagaalamayay.

     Ku xigeenka xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada qalabka sida G/le Maxamed C/dir Maxamed oo baaritaanno ka bilabi goobta ow dilka ka dhacay ayaa codsaday in sharci ga ay gacan ku siiyaan si looga gul gaaro qa swadayaasha.G/Maxkamada CQS qeybta 27aad G/le Max mad Amiin C/lle Aadan ay aa odo yaa sha usheegay in cid walba oo is ku dayda in ay kiciso shaqaaqa qabiil ay

 maxkamadu ga can birah ku qaban doonto.

punland oo ka hadashay geerida taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta

      Guddoonka G/Wakiilada D/G/Puntland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntl and S/Guuto C/isaaq Sh.Cusm an Axmed oo ku magac dheer aa Cali Baadiye,kaas oo Shalay ku geeriyooday M/Addis Ababa ee dalka Ito obiya. Hoos Ka Akhriso qoraal tacsi ah oo kasoo baxay G/Baarlamaanka Puntland.

Wararkii ugu dambeeyay xaaladaha CO VID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay

    W/Caafimaadka Somaliya ayaa ka warbixi say xaaladihii ugu dambeeyay xanuunsida ha COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay, 24 kii saac ee la soo dhaafay.

    Warbixinta W/Caafimaadka ayaa lagu she egay in 25 xaaladood oo cusub dalka laga diiwaangeliyay, kuwaa oo 17 ka mida laga xaqiijiyay Somaliland, iyadoo Gobolka Bana adir laga diiwaangeliyay 7 xaalad, halka 1 xaalad laga helay Koonfur Galbeed.

       Bukaanada cusub ee xanuunka laga helay ayaa 19 ka mida waxaa lagu sheegay inay rag yihiin,halka 6-da kalana ay hawen yihiin. Sida lagu sheegay warbixinta maalinla ha ee Wasaaradda Caafimaadka waxaa xan uunka ka bogsaday 8 qof, taasoo wadarta guud ee ka bogsatay ka dhigeysa 837 qof.

24-kii saac ee la soo dhaafay ma jirto wax dhimasho ah oo dalka laga xaqiijiyay, sida ku cad jadwalkan ugu dambeeyay ee ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka.

    Xaaladaha guud COVID-19 ee dalka laga helay waxaa ay tiradoodu gaartay 2,860, ill aa & hadana inta laga warqabo waxaa ugu geeriyootay 90 qof.

W/C/maadka DFS ayaa maalin kasta soo sa arta warbixin kooban, oo ay kaga Hadleyso xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka ee dal ka,marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Lafta-gareen oo isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada

      Madaxweynaha KGS Md.C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa xil ka qaadis ku sameeyey qaar kamid ah golihiisa wasiira da, halka uu kuwa cusub magacaabay.

     Wareegto kasoo baxday Xafiiska Md.Laf ta-gareen ayaa xilalkii looga qaaday Wasiir ka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda iyo Wasiir kuxigeenka W/Dastuurka.

     Sidoo kale Maxdaweynaha K/G/S ayaa ayaa magacaabay 8 xubnood oo isugu jira Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru

Dowlayaal.Hoos ka akhriso wareegtada

Xiisada ka dhex aloosan Somaliland iyo Puntland oo cirka isku sii shareertay

    Xiisada ka dhex aloosan Somaliland & Puntland ayaa markale sare usii kacday ka dib markii hadalo xanaf leh ay warbaahinta isku mariyeen madax ka tirsan labada maa mul. W/warfaafinta Somaliland, Saleebaan Koore ayaa Habeen hore sheegay inay iska difaaci doonaan daan-daansi kasta oo uga yimaada maamulka Puntland, xili ay ka dhex aloosan-tahay xiisad xoogan oo mararka qaar horse da dagaal dhex-mara ciidamada kala taabac san labada dhinac.

     Wasiir Koore ayaa sidoo kale hadalo qala fsan oo aflagaado u muuqday u adeegsaday madaxweynaha Puntland, taasi oo uu ka jaw aab celiyay Wasiirka dhigiisa ah ee maam ulka Puntland.

    C/hi Timacade, W/warfaafinta Puntland ayaa isagoo daba socda hadalka Wasiir Koo re luuqad adag ugu soo jawaabay xukuuma da Muuse Biixi. Wasiir Cabdilaahi Timacade ayaa ku hanjabay inuu dhiig daadan doono, haddii ay Somaliland iskaga bixi weydo dhul xuduudkeeda ay ku murans an yihiin 2da dhinac, kaasi oo uu sheegay in uu yahay dhu lka tirsan maamulka Puntland.

     Wasiirka ayaa Saleebaan Koore ku tilma amay nin maqaar saar ah oo dhulkiisa uu ku matalo X/Somaliland lagu guumeysto, waa sida uu hadalka u dhigaye.

     "Waxaan rabaa inaan u sheego Saleeban in dhulka madaxweyne Deni ka hadlay uu ya hay Puntland haddii ay Somaliland iskaaga bixi weydaana uu dhig ku dadaan doono” ay uu yiri Wasiir Cabdilaahi Timacade.

     Wuxuuna intaas kusii daray "Waxaa Shalay ku arkayey baraha bulshada ceel-biy ood laga qoodayey Sool iyo cayn oo u jooji yey wasiirka biyaha maamulkaas una ku tilm aamey sharci daaro, Taasa saleeban ku fila an gumeysiga lagu haayo dadka reer Sool iyo Cayn.

   Somaliland iyo Puntland ayaa inta badan Iska dhigo tira baaqyo nabadeed oo laga soo saaro xiisada ka dhex aloosan, iyagoo na mararka qaar uu 2da dhinac dhex-maro dagaal khasaare badan geysta, kuwaasi oo ku saleysan gacan ku haynta deegaanada xuduudka.

BF oo loo gudbiyey mooshin ku saabs an kuraasta Aqalka Sare ee gobolka Banaadir

   GuddomiyahaG/hacabka Maxamed Murs al Sh.Cabdiraxmaan ayaa loo gudbiyey moo shin xasaa si ah oo ku saa bsan kuraasta Aqalka Sare ee gobolka Banaadir.

    Mooshinka loo gudbiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa lagu dalbaday in kuraasta Aqalka Sare ee G/Banaadir la gaa rsiiyo illaa 13 kursi.  Mooshinkaan ayaa wax aa saxiixay illa 130 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana guddo omay Gudoomiye Mursal.

Xildhibaanada mooshinka gudbiyey ayaa ku doodayo inay lagama maarmaan tahay in G/ Banaadir uu helo saami la mid ah kuwa maamul Goboleedyada maadaama Muqdi sho tahay Caasimaddii dalka.

     Dhawaan ayaa la filayaa in baarlamanka uu cod u qaado mooshinkaan, waxaana jiro olole xooggan oo iska soo horjeedo oo ku saabsan mooshinkaan, waxaana la saadaali nayaa in la ansixin doono maadaama xildhi baanada mooshinka gudbiyey ay wadaan da daal xooggan. G/Banaadir ayaa markii ugu horreysay matalaad ku yeelan doona Aqalka Sare ee baarlamanka, sida ay go’aamiyeen Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

     Guddigan, oo ka kooban 14 xubnood ay aa go’aamiyey in G/Banaadir uu Aqalka Sa re ku yeesho 7 xubnood, waxaana ka hor im aaday siyaasiyiinta kasoo jeedo G/Banaadir taasoo keentay in mooshinkaan Shalay la gudbiy

Xiisad dagaal oo ka taagan Galgaduud iyo Galmudug oo ku guul darreysatay…

    Wararka laga helayo G/Gaduud ayaa she egaya in Shalay xiisad xoogan ay ka taagan tagay qeybo ka mid ah gobolkaasi.

      Xiisada oo u dhexeysa 2 maleeshiyo bee leed ayaa waxaa laga dareemayaaa deega anka Qalanqalle ee gobolka Galgaduud.

    Wararka ayaa sheegaya in wafdi ka soc da Galmudug oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaasi ay ku gu ul darreysteen xalinta xiisada u dhexeysa 2 beelood oo ka taagan halkaasi.

      Odayaasha labada dhinac ayaa lagu soo warramayaa inay ka dhaga adeegeen dada llada Galmudug, iyaga oo ku doodaya in la joojin waayey deegaameysi cusub oo weli ka socda deegaankaasi, kaas oo ay isku hay aan beelaha ay u dhexeyso colaada.

      Sidoo kale maleeshiyaadka labada beel ayaa haatan isku horfadhiya qeybo ka mid ah deegaanka Qalanqalle ee G/Galgaduud.

    Xaaladda ayaa aad u kacsan, iyadoona dadka deegaanka ay cabsi ka muujinayaan in markale uu dagaal ka qarxo halkaasi.

     Galgaduud oo dhaca bartamaha Soomaa liya ayaa waxaa inta badan ku soo laa-kaab ta dagaallo sokeeye oo u dhexmara malee shiyaad ku wada sugan deegaanada gobolk aasi.



SANBALOOLSHE "SOOMAALIYA WAA INAY NAFTEEDA KA BADBAADISAA QATAR”


   Agaasimihii hore ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sird oonka Qaranka ayaa maqaal dheer ah oo uu ku daabacay Warge yska The National In ter est ee ka soo ba xa dalka Mar eykanka waxaa uu kaga hadlay saame ynta Qatar ee Soomaaliya, isa goo cin waan uga dhi gay" Sooma aliya  waa inay Nafteeda ka ba dbaadi saa Qatar”.   Sanbaloolshe ayaa ugu horeyn ku bilaab ay maqa alkiisa sida Soomaalida ku dhaqan guda ha iyo dibadda u soo dhoweeye en doorashadii Madaxwey ne Farmaajo iyo rajada laga qabay, in Diblomaasiyi inta ay aaminsanaayeen in Far maajo noqon doono nin daacad ah oo firfirco on oo is bedel sameeye ah.

     "40-ka bilood ee uu xukunka hayo Madaxw eyne Farmaajo kadib inuu Amniga dalka aad u liito, Dha qaalihii burburay, Dowladihii Federal ka kala qeybsan yihiin, Siyaasadda Dibadda oo aan sal lahayn, Hay ’adihii Qaranka oo naaf oobay, Cudurkii COVID 19 oo waxyeeleynayo Bulshadda, Muqdisho oo loo go’doom iyey cabsi laga qabo Weeraro Argagixiso”ayuu ma qaalkiisa ku yiri Sanbaloolshe.

     Waxaa uu sheegay in muddo xileedka Mad axwe ynaha uu dhamaad yahay, isla markaana qorsheynayo muddo kordhin aan sharciga waa faqsaneyn iyo inuu abuur xaalad degdeg ah oo mudo xileedkiisa Madaxw eyne ku dheereys to.

    Sidoo kale waxaa uu xusay in Madaxweyne Farm aajo iyo R/wasaarihiisa Kheyre lagu soo waramayo in ay kala tagayaan,iyo in Mucaarad kiisa ay galaan-gal u gu jiraan sidii ay xilka uga tuuri lahaayeen.

    Mr Sanbaloolshe ayaa sheegay in dowladda Qatar ay caqabad weyn ku tahay Soomaaliya, isla markaana taageero dhaqaale iyo farsamo ay siiyaan dowladda Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad gobol eedyada jaalka la ah dowladda Federaalka.

     Waxaa uu kaloo sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu haatan u nuqul yahay Qatar, iyo inuu heer xun gaa rsiiyay xiriirki taariikhiga ah aa iyo midka istiraatijiy addeed ee ay Soomaali ya la laheyd dalalka Khaliijk Carbeed iyo Masa arida     Maqaalka uu qoray Sanbal oolshe ay uu sidoo kale xusay soo jeedinta Qatar in Mad axweyne Farmaajo uu Taliyaha NISA u maga caabay Fahad Yaasiin oo uu xusay inuu ahaa Suxufi horay uga shaqeeyay Al Jazeera oo aanu laheyn khi brad amni iyo mid sirdoonka, is la markaana kala diray tiirarkii muhiimka ahaa ee Hey’adda, iyadoo si hufan loogu shaqeeyo Howlaha Sirdoonka Qatar ee Geeska Afrika, waxaa uu xusay in howlgalada NISA in aan diir adda lagu saarin dagaalka Al-Shabaab, taas bedelk eed ay doorbideen inay aamusiyaan Mu caaradka siya asadda iyo cododka muhiimka ah ee bulshada rayidka ah.

   HALKAN KA AKHRISO MAQAALKA

SOMALIA MUST SAVE ITSELF FROM QATAR

QATARI INFLUENCE AND SOMALIA

President Mohamed Abdullahi Farmajo's over-reliance on Doha have reversed years of security progress. by Abdullahi Mohamed Ali

      Somalis, both at home and abroad, were optimistic when Mohamed Abdullahi Farmajo was elected Somal ia’s president in February 2017. Diplomats and the dev elopment commu nity shared this optimism, believing Farmajo to be honest, energetic, and reformist. Forty months’ of Farmajo’s rule shows that initial optimism to be misplaced if not naïve. Today, Somalia is in a far worse state than it was before he took the helm. Security is dire; the economy has collapsed; federal states are alienated; and foreign policy is unfocused. Additionally, national institutions have been paralyzed while the coronavirus is slowly ravaging the population. At this point, Mogadishu is in lockdown more because of growing terror threats than public health.

          It did not have to get so bad. Somalia’s woes largely stem from the unholy alliance which Farmajo made with Qatar, and the malign influence the Gulf state exerts on almost every facet of Somali politics and diplomacy. Somali people now talk about how Qatar’s desire to wage a proxy war against other reg ional powers shapes Somali foreign policy. As most sta tes emerge from conflict and failure, they seek to est ablish broad-based relations. At Qatar’s behest, Farm ajo, however, has downgraded its deep, strategic, and historic relationship with other Gulf states and Egypt. This move made Somalia even more dependent on Qatar which, ironically, then failed to fulfill the projects it promised for Somalia.

     An even greater tragedy for the Somali people is how Qatari influence and Farmajo’s over-reliance on Doha reversed years of security progress. It was at Qa tar’s suggestion that Farmajo appointed his Svengali, Fahad Yassin, to head Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) even though Yassin, a for mer Al Jazeera journalist, had no security or intellige nce background. Under Qatari tutelage, Yassin disman tled key pillars of the agency, systematically and met hodically replaced professional and experienced operatives with amateur sycophants and effectively ser ved as a clearinghouse for Qatari intelligence operati ons in the Horn of Africa. NISA operations no longer focus on the battle against Al-Shabaab, and instead are geared to silence political opposition and critical voices in civil society.

         Faramjo has eroded the ability of the Somali Arm ed Forces, which prior to 2017 had made strides to bec oming a competent, broad-based, and professional for ce, to fulfill their legally sanctioned role to defend the Somali people and the state and be a bulwark against the machinations and murderous violence of Al-Shabab and similar radical groups. Instead, they now serve as a paramilitary force and an extension of Yassin’s NISA, and are often used to harass and intimidate political rivals and perceived enemies in the supp osedly uncooperative federal member states. Ind eed, several terrorist incidents and the recent incre



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip