Wararka

Mas'uuliyiin ka tirsan Hay'adda Socdaalka oo ka qeybgalay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD

0 Visits: 117 | Monday November 25, 2024 - 18:56:39
Mas'uuliyiin ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa dalka Jabuuti uga qayb galay aqoon iswaydaarsi uu soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD isla markaana ay ka qayb galeen saraakiil ka kala socotay qaar kamida wadamada xubnaha ka ah IGAD. Aqoon iswaydaarsigan ayaa ku saabsanaa…

Read More »

Madax ka tirsan dowladda oo kormeeray Isbitalka Banaadir oo indhaha loogu fiiqay 2-kun oo danyar ah

0 Visits: 110 | Monday November 25, 2024 - 18:53:30
Wasiiru dowlaha Caafimaadka Drs Maryan Maxamed Xuseen oo uu wehliyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir oo ay ka socotay mashruuc indho-fiiqis ah islamarkaana ay ka faaideysteen…

Read More »

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya tacliinta sare

0 Visits: 111 | Monday November 25, 2024 - 18:49:52
Wasiir dowlaha wasaarada, hidaha iyo tacliinta sare ee dalka Nuura Mustaf Mukhtaar, Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mr. Wang Yu iyo Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cusmaan Gacal ayaa si wadajir ah u daahfuray deeqda Waxbarasho ee barnaamijka saaxiibtinimada Soomaaliya…

Read More »

inta ka aqriso wararka wargeska mogdishotimes

0 Visits: 117 | Monday November 25, 2024 - 10:30:06
...

Read More »

In kabadan 28 Soomaali ah oo ku geeriyooday xeebaha Madakaskar

0 Visits: 119 | Sunday November 24, 2024 - 19:12:44
Safiirka Midowga Afrika u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Warfaa oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahin ka bixiyay doonyo siday in kabadan 70 qof oo muhaajiriin Soomaali oo ku qalibmay wadanka Madakaskar. Mudane Cabdullaahi Xaaji Warfaa ayaa sheegay in doomahan…

Read More »

Wasiir Fiqi oo dib u furay Xarunta Kaydka Wasaaradda Arrimaha Dibadda

0 Visits: 113 | Sunday November 24, 2024 - 19:10:53
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa shalay si rasmi ah dib ugu furay Xarunta Kaydka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo xirneed in ka badan 30 sano kaddib dagaalkii sokeeye. Talaabadan muhiimka ah waxay caddeyneysaa sida Wasaaraddu uga go'an tahay ilaalinta dhaxalka diblomaasiyadeed…

Read More »

Xoogga Dalka oo shacabka ku garab siinaya siidii looga hortagi la haa fatahaadaha wabiga Shabeelle

0 Visits: 115 | Sunday November 24, 2024 - 19:07:46
Ururka 294 aad guutada 29 aad daljir qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka ee ku sugan magalada Beladweyn ayaa iyagoo kashanaya maamulka gobalka Hiiraan waxa ay shacbaka ku garab siinayaan siidii looga hortagi la,haa fatahaad uu wabiga Shabelle ka geeysto magaalada Baladweyn. Askar iyo saraakiil intuba…

Read More »

DFS oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin laga soo badbaadiyay biyaha Jasiiradda Madagascar

0 Visits: 114 | Sunday November 24, 2024 - 19:05:23
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Jasiiradda Madagascar. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daud Aweis ayaa tacsi u diray qoysaska…

Read More »

Shir looga hadlayo Tiknolojiyadda caafimaadka oo Muqdisho ka furmay

0 Visits: 99 | Sunday November 24, 2024 - 19:01:22
Ra'iisal wasaare ku xigeenka 2-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka Caafimaadka ee Tiknoolajiyada casriga ah ee Soomaaliya. Shirkani ayaa diiradda saaraya horumarinta iyo isku xirka adeegyada caafimaadka iyadoo la…

Read More »

inta ka aqriso wararka wargeyska mogtimes

0 Visits: 63 | Sunday November 24, 2024 - 09:27:01
...

Read More »

Soomaaliya oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards

0 Visits: 70 | Saturday November 23, 2024 - 19:41:07
Munaasabad heerkeedu sareeyo oo ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa Soomaaliya waxa ay ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards, iyadoo tartanka ugu guuleysatay Mareykanka, Ingiriiska, India iyo Kuuriyada Koonfureed "Waxaan ku faraxsannahay in aan Soomaaliya guul uga soo hooynay abaalmarinta…

Read More »

Fatahaada Webiga Shabeelle oo sababay khasaare

0 Visits: 65 | Saturday November 23, 2024 - 19:38:25
Webiga Shabeelle ayaa sameeyey fatahaad deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan,webiga ayaa ku fatahay dhul beereed balaadhan waxa sidoo kale biyuhu galeen qaybo ka mid ah guryaba shacabka deganaayeen. Deegaanada Qooqane,Deefow iyo Lafoole ayaa ka mid ah deegaanada sida weyn fatahaadu u saamaysay. Nuur Maxamed…

Read More »

Baarlamaanka oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Doorashooyinka Qaranka

0 Visits: 71 | Saturday November 23, 2024 - 19:37:34
Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankooda 10-aad ee wadajirka ah waxaana shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay Weerarkii saaka ka dhacay Hotel Agan

0 Visits: 65 | Saturday November 23, 2024 - 19:17:06
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarkii saakay ka dhacay Hotelka Agan ee magaalada Kismayo ee ay geysteen ciidamo ka amar qaata maamulka Jubbaland. Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo goor-dhow shir…

Read More »

Soomaaliya oo Ku Biirtay Heshiiska Qaramada Midoobay ee Ka Dhanka ah Dambiyada Abaabulan ee Caalamiga ah

0 Visits: 59 | Saturday November 23, 2024 - 19:11:55
Wasiirka Arrimaha Dibedda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa si rasmi ah u saxiixay heshiiska ay Soomaaliya ku biireyso Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah Dambiyada Abaabulan ee Caalamiga ah (UNTOC) iyo heshiisyadiisa kale. Talaabadan taariikhiga ah waxay xoojineysaa dadaalka Soomaaliya ee la dagaallanka…

Read More »

inta ka aqriso wararka wargeska mogtimes

0 Visits: 39 | Saturday November 23, 2024 - 10:28:26
..

Read More »

Falastiin oo soo dhoweysay baaqa Maxkamadda ICC ee soo qabashada madaxda Israel

0 Visits: 75 | Friday November 22, 2024 - 18:48:14
Dowladda Falastiin ayaa soo dhaweysay amarka maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ay ka soo saartay soo qabashada ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirkii hore ee gaashaandhigga Yoav Gallant ,kuaas oo lagu tuhmay dambiyo dagaal oo ka dhacay Gaza. ICC ayaa sidoo kale soo…

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Turkiye

0 Visits: 78 | Friday November 22, 2024 - 18:39:24
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Madaxweyne ku xigeenka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Cevdet Yılmaz ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku yeeshay kulan xasaasi ah oo ku saabsanaa sii ambaqaadidda xiriirka so jireenka ah ee…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qorshaha dowladda ee hirgelinta doorashooyinka tooska ah

0 Visits: 143 | Wednesday November 20, 2024 - 19:55:05
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku celiyay sida ay uga go'an tahay dowladda Federaalka Soomaaliya horumarinta hannaanka dimuqraadiyadda dalka iyo in fursad loo siiyo shacabka Soomaaliyeed in ay doortaan madaxda hoggaaminaysa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Read More »