Featured

Muxiyadiin Darbaweyne: "Maanta waxay joogaan Ilaah baa Guudlaawe noo keenay"

0 Visits: 355 | Friday March 11, 2022 - 20:30:35
Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Muxiyadiin Darba-weyne ayaa sheegay in sida ay wax uga socdaan Beledweyne aysan wanaagsaneyn, isaga oo soo jeediyay…

Read More »