HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 24-KA MAARSO -2022

0
Thursday March 24, 2022 - 08:29:25 in Wararka by
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 24-KA MAARSO -2022

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo Habeen hore lagu dilay qarax ka dhacay Beledweyne

     Allaha u naxariistee waxaa Habeen hore magaalada Be ledweyne lagu dilay Xildhibaan Aamino Maxamed Ca bdi oo si weyn ugu doodi jirtay cadaalad u hel idda kiiska Ikraan Tahliil.

Qof naftiisa haligay ayaa la sheegay inuu isku qarxi yey Xildhibaan Aami no oo isla goobta ku geeriyo otay. Waxaana gudaha magaalada Shalay laga maqlay qaraxii 3-aad.

Qaraxa labaad waxaa la xaqiijiyey in loo adeegsa day gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo  lagu dhuftay gaadiid lagu siday dhaawacyada iyo meydadka Xildhibaan Aamino iyo askarteedii.

     Xildhibaan hore Cali Cabdi Dhuxul oo ka mid ah aa musharaxiinta kursiga HOP#058 ayaa ka mid ah aa dadka waxaa lagu dilay qaraxa labaad, sidoo ka le waxaa la xaqiijiyey dhaawaca wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan.

     Jawiga magaalada ayaa mar qura is bedelay, wa xaana wahada laga saaray guud ahaan korontadii magaalada, khasaaraha qaraxyadaan ayaan la ogaa karin, waxaana hakad gashay doorashada kursiga HOP#011 oo xerada Lamagalaay ka socotay.

      Xildhibaan Aamino oo Habeen hore la dilay ayaa Beled weyne u tagtay inay u tartanto kursiga beesheeda oo horay ay ugu fadhisay, waxaana dilkeeda haree yey shaki badan, maadaama ay u dakanowday kiis ka Ikraan Tahliil oo si hagar la’aan ah ay ugu doodi jirtay.

Rooble iyo Farmaajo oo ka hadlay dilka Xildhib aan Aamino iyo ammar ka soo baxay

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuse en Rooble oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi ayaa amray in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo qaabkii loo dilay Xil dhibaanka.

     Rooble ayaa qoraal uu soo saaray waxuu ku she egay in Xildhibaan Aamino ay tusaale u ah ayd matalaadda shacabka iyo baadi doonka cad daaladda.

    "Waxaan farayaa hay’ adaha amniga ee ku shaqada leh in ay baaritaan waafi ah ku sameeyaan sidii uu u dhacay falkan waxshinimo ee lagu dilay xildhib aanadda. Xildhibaan Aamina oo tusaale u ahayd ma talaadda shacabka iyo baadi doonka caddaaladda, waxay dadkeeda iyo dalkeeda ugu soo shaqeysay sida ugu wanaagsan ee karaankeeda ah,” ayuu yiri Rooble.

      Qoraalka Rooble ayaa intaas ku sii daray, "Waxa an erayada ugu adag ku cambaareynayaa falkii arga gixiso ee Habeen hore lala beegsaday Allaha u naxariistee xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo lagu dilay Baladweyne. Waxaan murugada la qeybsanayaa ug ana tacsiyeynayaa qoyskeedii iyo guud ahaan Umm adda Soomaaliyeed geerida Xildhibaan Aamina.”

      Dhankiisa Farmaajo ayaa qoraal uu ka soo saa ray geerida Xildhibaan Aamino waxuu ku yiri, "Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan ka tacsiy aynayaa geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ay Habeen hore argagixisadu cadowga ku ah nolosha iyo jiritaanka ummadda ay ku dishay magaalada Beledweyne. Qoyskeeda, Qar anka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxa aan uga tacsiyeynayaa geeridaa tiiraanyada badan leh.”

      Xildhibaan Aamino oo qof naftiisa haligay uu isku qarxiyey ayaa mar kale lagu beegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kaas oo lagu dhuf tay gaari lagu siday meydadka iyo dhaawacyada Xil dhibaan Aamino iyo askartii ilaalineysa, halkaas wax aa ku dhintay dad uu ku jiro Xildhibaan hore Cali Cabdi Dhuxul oo hadda ahaa musharax xildhibaan, sidoo kale waxaa la xaqiijiyey dhaawaca wasiirkii ho re ee waxbarashada Soomaa liya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan.

Rooble oo hay’adaha ammaanka faray inay baara an dilka Xildhibaan Amina Maxamed

      Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay dilka Habeen hore Xildhibaan Amina Maxamed Cabdi loogu gaystay Magaalada Beledweyne.

      Ra’iisal Wasaaraha ayaa qoraal uu daabacay bartiisa Facebook waxa uu hay’adaha ammaanka ka ga dalbaday inay baarit aan dhamey stiran ku same yaan, sida uu u dhac ay falka argagi xiso ee Xil dhibaanadda lagu dilay.

Qoraalka Rooble ayaa u qornaa:-

     Waxaan ereyada ugu adag ku cam baaraynayaa falkii argagixiso ee Habeen hore lala beegsaday Allaha u naxariistee Xildhib aan Amina Maxamed Cabdi oo lagu dilay Beledwe yne.

  Waxaan murugada la qaybsanayaa, ugana tacsiy eynayaa qoyskeedii iyo guud ahaan ummadda Soo maaliyeed, geerida Xildhibaan Amina.

      Waxaan farayaa hay’adaha amniga ee ku shaqa da leh in ay baaritaan waafi ah ku sameeyaan, sidii uu u dhacay falkan waxshinimo ee lagu dilay Xildhib aanadda.

     Xildhibaan Amina oo tusaale u ahayd metelaadda shacabka iyo baadi doonka caddaaladda, waxay dadkeeda iyo dalkeeda ugu soo shaqeysay sida ugu wanaagsan ee karaankeeda ah.

    Waxaan Eebbe uga baryayaa in uu jannadii Fird ows ugu deeqo, ehelkeeda iyo ummadda Soomaaliy eedna samir iyo iimaan ka siiyo.

Shan qof oo ajaaniib ah oo lagu dilay weerarka Xalane

      Ugu yaraan lix qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhin teen weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada Xal ane ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen booliska.

     Afhayeenka booliiska Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa VOA u sheegay in lixda qof oo shan ka mid ah ay yihiin ajaanib uu ku jiro askari ka tirsan ciidamada AMISOM.

Waxa uu intaas ku daray in dadka dhintay ay sidoo kale ku jireen tababarayaal ka caawiya dawladda dhina ca tababarka qaraxyada.

      Afhayeenka Booliska oo la hadlay warbaahinta dowl adda ayaa sheegay in weerarka ay qaadeen labo ka mid ah kooxda Al-Shabaab, ayna galeen xe ro u dhow garoonka.

      Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliy adda weerarkan, waxayna dhankeeda shaacisay in haatan ay toogasho ka socota gudaha xerada, sida ay baahisay Andaluus.      Weerarkan ayaa dhaliyey hadal heyn iyo shaki xoogan oo ku aadan sida loo soo abaabulay, maad aama lagu beegsaday xero si weyn amnigeed loo ilaaliyo.

      Xaaladda ayaa weli aad u kacsan, waxaan rasa as laga maqlayaa gudaha Xerada Xalane oo ay dag an yihiin ciidamada AMISOM, sidoo kalena ay ku yaallaan safaarado waa weyn.

     Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah baarlam aanka Soomaaliya oo qoraal soo saaray ayaa shee gay in weerarkan uu saameeyey duulimaayada gud aha iyo dibadda oo istaagay.

     "5 sano kahor Hangarkii Afisyoone lagu doortay xukunka dalkana lagula wareejiyay ayaa Dorraad xabadi ka dhex socotaa. Duulimaadyadii gudaha iyo dibeda ayaana mar qur ah istaagay,” ayuu qoraalk iisa ku yiri xildhibaan Mahad Salaad.

     Waxa kale oo uu weerar afka ku qaaday maam ulka Farmaajo, isaga oo shaaciyey inay ayaan darro tahay in hoolkii lagu doortay 5 sano, kahor ay Dorraad ka dhaceyso rasaas. "Dhowr iyo toban sano meel Shabaab waligood aysan imaanin ayay Dorraad ka dhex dagaalamaya an. Farmaajo dal iyo dad midna lagama dhaxli doono ee hanbada hartay halaga badbaadiyo!,” ay uu sii raaciyey.

Al-shabaab oo War Kasoo Saaray Weerarka Xerada Xalane

      Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weer arkii lagu qaaday Xerada Xalane oo fariisin u ah Cii damadda AMISOM,iyo saraakiisha Qaramadda midoobay.   War kasoo baxay Al-shabaab ayaa lagu sheegay in dagaalyaha no ka tirsan Al-shaabab ay weerar ay ku galeyn xarunta Xalane, isla markaana iyagoo aan la fileyn too gasho ka bilaabay xafiisyadii UN ka iyo kuwa reer galbeedka.

       "Weerar inqimaasi ah ayaa la gu qaaday guda ha Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho kadib markii dagaaly ahano aad u qala be ysan oo katir san Al Shabaab ay weerar inqima asi ah ku qaad een Xaradaasi, dag aalyah anada ayaa si xeeladeysan ku galay xaru nta, kadibna iyagoo aan la fileyn toogasho ka bilaabay xafiisyadii UN ka iyo kuwa reergalbe edka, waxaana wararka hordhaca ay shee gayaan in la dilay saraa kiil dhowr ah oo cadaan iyo madow isugu jira”, ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al-shabaab.

       Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ayaa xaqiijiyey in ciidankooda ay ku sugan yihiin gudaha xerada isla markaana ay badqabaan dhufeysana ka sameyst een gudaha xerada.

Maamulka Garoonka Aadan Cadde oo ka hadlay hakad ku yimid Howlaha Garoonka

       Maariyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliye, Axmed Macalim Xasan ayaa sheegay in shaqada garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cad de ay si caadi ah u socoto, isla markaasna diyaar adaha ay duulayaan soona dagayaan.

       Maareeyaha ayaa sheegay in ay jirto shaqaaqo barqadii Dorraad ka dhacday Xirada Xalane oo uu ku dhexyaal Garoonka, isla markaasna aysan saameyn ku yeelan howlaha Gegida Diyaaradaha ee Aadan Cad de.

Dhinaca kale, Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarka ay laba dagaala me oo ka tirsan Al-shabaab ku qaade en qeyb kamid ah Xirada Xalane, ga ar ahaan Al-baabka Marina Geed.

     Afhayeenka Ciidamada Booliiska ayaa sheegay in ay socdaan Baaritaano ku aadan sida ay wax u dhaceen, isla markaasna aay dhowaan warbaahin la hadli doonaan.

Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray Iyo Booliska Soomaaliya Oo War Kasoo Saaray

       Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa war rasmi ah kasoo saaray Weerar Dorraad lagu qaaday gar oonka diyaaradaha Muqd isho, waxa ana ay faah fa ahin ka bixy een weer arka oo ahaa mid khasaaro gaystay.

       Ciidamada Ammaanka ayaa laba dhallinyara ah oo isku soo dhexqariyay shaqaalaha muruqmaalka ah ee ka xoo gsada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay weerarka soo qa adeen.

      Waxaa intaas ay ku dareen Taliska Boolisku in la bada dagaalame ay bastoolado ku hubeysnaay een.

      Saraakiisha ayaa sheegay in markii Labada dag aalame ay soo gaareen Koontaroolka Koowaad ee lagu baaro dadka iyo gaadiidka ay bilaabeen in xaba do ay ku ridaan ilaaladii ku sugneyd goobta.

     Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa she egay in laga hortagay weerarkaasi ay soo abaa buleen Al-Shabaab.

    "iyagoo shaqaaladaha garoonka isku ekeysiinaya ayeey soo weerareen Koontaroolka laga soo gallo garoonka ee Marina Gate, bastoolado ayay ku hub eysnaayeen, waxaa halkaas ku yaalla goobo gana

csi oo u badan dukaamo dad shacab ah ay leey

ihiin” ayuu yiri General Xijaar.


Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay wafdi ka socday Dowladda Norway

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa mag aalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Max amed (Cumar Filish) ayaa Dorraad xarunta aqalka Dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Dowladda Norway oo uu hogaaminayay wakiil-ka safaraada Norway ee Soomaaliya Mr. Haa kon Svane.

    Shirkan oo muhiim u ah aa horumarinta Caasimad da ayaa wax yaabihii looga hadlay waxaa kamid ahaa dadajinta mashruuca Xasilinta iyo Horumarin oo ay dowladda Norway taageeridonto 3-da sano ee soc oto. Waxaa sidoo kale looga hadlay kulankan in la is ka kaashado dib u dhiska xarumaha dowladda ho ose, Nalaynta Magaalada. Iyo sidii loo dhisi lahaa meelaha Biya-Mareenka, garab istaaga dadka ay Ab aarta soo barakacisey ee magalada soo galay, iyo shaqa abuurka Dhallinyarada.

     Ugu danbeyn Guddoomiyaha gobolka Banaadir Iyo Wakiil Safaarada dowlada Norway ee Somaliya ayaa isku afgartay in si dhow loo wada shaqee yo.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sheegay inay soo gaartay Digniiin Amni

      Xildhibaan Cabiraxmaan Cabdishakuur Warsa me kana mid ah Midowga musharixiinta ayaa she egay in maalmihii la soo dhaafay ay soo gaareysay digniino isi soo tarayey oo ku aaddan amnigeenna shakhsiga ah iyo in la qorsheynayo weeraro lagu qal qal gelinayo amniga, laguna abu urayo cabsi gelin.

     Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in we erarkii Dorraad ka dhacay Garoon ka diyaaradaha Aadan-Cadde ay san Al-Shabaab xoog kusoo gelin ayna cadahay in lala shaqeeyey.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka

      Xildhibaan C/C/shakuur Warsame Maalmahaan oo idil waxaa ina soo gaarayey digniino isi soo taray ey oo ku aaddan amnigeenna shakhsiga ah iyo in la qorsheynayo weeraro lagu qalqal gelinayo amniga, laguna abuurayo cabsi gelin. Weerarka  Dorraad ka dhacay xerada Xalane waa billowgii hawlgalladaas.

Al-shabaab xoog kuma soo gelin gudaha, wayna ca dahay in lala shaqeeyey, loona fududeyey hawlgalka   

     Waxaa kaloo iyana muuqata in weerarkii Dorraad uu jawaab u ahaa farriintii ahayd in doorashada gu ddoonka Baarlamaanka lagu qabto teendhada Afis yoone.

      Dalku wuxuu ku jira xilli xasaasi ah oo kala guur ah, welina hay’adihii amnigana waxay gacanta ugu jiraan koox aan sariig lahayn oo waddo kasta u mar aya xaqiijinta dantooda shakhsiga ah.

     Intaan ka badan RW Rooble indhaha kama laab an kartid masuuliyadda kaa saaraan dalka, gaar aha an amniga iyo hawlaha xil wereejinta xilliga kala guurka ah.

     Waa in Xukuumaddu qaaddo tallaabooyin muuq da oo dib u habayn lagu sameeyo hoggaanka hay’ adda amniga, xilkoodana loo dhiibo shakhsiyaad la gu aamino karo amniga dalka, farahana kula jirin siy aasadda iyo doorashooyinka. Haddii aysan taasi degdeg u dhicin, waxaa ka dhalanaya in shacabku idinka iyo dawladnimada oo idilba uu ka aamin baxo.

Wasiirka Maaliyadda Oo Washington Shirar Kula Yeeshay Madaxda Sare Ee IMF Iyo Bangiga Adduunka

      Wasiirka Maaliyadda DFS Dr. Cabdiraxmaan Du caale Beyle oo booqasho shaqo u jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka, ayaa shirar muhi im ah la yeeshay Ma daxa Guud ee Hey’adda Lacag ta Ad duunka ee IMF Kristalina Georgie va iyo Madax weyne ku xigeenka Ban giga Adduunka qeybta Afrika Hafez Ghanem.

      Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Beyle ayaa warbixino ka siiyay madaxda uu la kulamay ee IMF iyo Bangiga Adduunka horumarka Soomaaliya ka samaysay dhawrkii sano ee la soo dhaafay dib – u – habeynta dhaqaalaha dal ka iyo Mashaariicda horum arineed ee ka socda Soom aaliya.

Kulamadaan dhexmaray Madaxda IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa sidoo kale looga hadlay hannnaan ka deyn cafinta Soomaaliya iyo halka uu marayo bar naamijka dhamaystirka Deyn cafinta.

     "Waxa aan kulamo muhiim ah, oo kala gooni ah, misna miro dhal ah la qaatay masuuliyiinta sare ee Bangiga Adduunka iyo Hey’adda IMF.

Agaasimaha guud ee Maamulka IMF Kristalina Geo rgieva iyo Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Addu unka, dhinaca Afrika Hafez Ghanem ayaan ka wada hadalnay sidii lagu horumarin lahaa barnaamijka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya oo haatan meel wanaagsan maraya”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Beyle.

      Waxa aan uga mahadcelinayaa dhammaan hey’adaha dhaqaalaha Adduunka iskaashiga xoog gan ee nagala dhexeeyo iyo ka qeyb qaadashado oda ah in aan gaarno Goobta kama dambeysta ah ee Deyn-Cafinta Soomaaliya.

      Madaxda Hey’adda IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa soo dhaweeyay hannaanka nidaamka Maaliy ada Soomaaliya ku socda iyo horumarka laga sa meeyay dib – u – habaynta dhaqaalaha dalka. IMF iyo Bangiga ayaa ballan qadeen in ay sii wadi doon aan taageerada iyo gacansiinta DFS ee ku aadan soo kabashada dhaqaalaha dalka iyo dhamaystirka arrimaha Deyn cafinta.

Goodax Barre Oo Ku Haray Wareegga 1aad Ee Doorashada Kursiga Uu Ku Fadhiyay

       Magaalada Baaldweyne ee xarunta G/Hiiraan waxaa ka socta doorashada  Kursigii ugu musharixi inta badnaa dhammaan Kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad, iyadoo sagaal musharax ay ku tartameen.

    Kursiga Hope063 oo ahaa kursiga u gu xamaasdadda badan doorashada Ba ladweyne ayaa waxaa ku tartamay sa gaal musharax, waxaana la galay

       Doorashada oo socota wali ayaa waxaa Wareeg ga koobaad ku haray Cabdullaahi Goodax Barre oo horay ugu fadhiyay kursiga lagu tartamay.

      Wasiirkii hore ee Waxbarashada Dowladda Soo maaliya ayaa ku haray Wareegga koobaad, waxa ana isku soo haray labo Xildhibaan kuwaasi oo tar tanka siiw adan doona.

     Goodax Barre ayaa helay 10 cod  oo kaliya, isa ga ayaana horay ugu fadhiyay Kursiga, taasi oo ku dhigan in uu difaacan waayay Kursiga uu afarta sa no ku fadhiyay.

     Doorashada kursiga Hope63 ee Dorraad Baladw eyne ka dhacday ayaa waxaa codadka loo kala hel ay sida tan:

    Mohamed Idle : 10,Godah:  10, Nadar: 9,Hirey Ah m ed : 8,Habeeb: 5,Yonis: 4,Afrah: 2, 1 cod waa qasa aray.

Tartan Adag Kadib Xildhibaan Cusub Oo Kusoo Baxay Kursigii Goodax Barre

Cabdirisaaq Cabdillaahi Ciid ayaa ku guuleystay natiijada hordhaca ah ee kursiga #HOP063 ee Golaha Shacabka JFS, tartan adag oo gaadhay wareegga saddexaad.

Ciid oo ka tirsan xisbiga Himilo Qaran ee Sh.Shariif wuxuu ka guuleystay Maxamed Daahir oo ay wada-dhasheen Madaxweyne Laftagareen.

Murashax Cabdirisaaq Ciid ayaa helay 56 cod halka Daahir xaaji Axmed uu helay 44 cod waxa halaabay 1 cod.Kursigaan ayaa ka mid ah noqday kuraastii ugu adkeyd doorashadii golaha Shacabka tan iyo markii ay bilaabatay.

DIL-ka Xilka Xildhibaan Aamina oo lagu eedeeyey Villa Somalia

      Siyaasiyiin waa weyn ayaa ka soo hadlay geer ida Allaha u naxariistee Xildhibaan Aamino Maxa med Cabdi oo Habeen hore lagu dilay Beledweyne, waxay na ka mideysan yihiin tuhunka ay gelinayaan in dilka Aamino ay soo mal eegtay kooxda Far maajo.

 Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Max amed Cabdi Waare ayaa si toos ah Villa Somalia far ta ugu fiiqay, sidoo xildhibaanada kala ah, Cabdi raxmaan Cabdishakuur, Mahad Salaad, Axmed Mac alin Fiqi, Macalimuu iyo bulsho kale oo aad u badan ayaa qoraalo ka soo saaray geerida Marxuum Aamino.

       Ugu horeyn Madaxweynihii hore ee HirShabee lle Maxamed Cabdi Waare ayaa qoraal uu soo sa aray wuxuu ku yiri, "Waxaa caadi ah miyaa in dadka dhaliila Villa Somalia ay dilaan Al-Shabaab. Miyaan aqbalnaa oo horey u soconaa? Hadda yaa ah Al-Shabaab. Khaarijintaan waxaa fuliyey Villa Somalia, wax kale ma jiraan. Allah ha u naxariisto xildhibaan Aamina.”

      Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa yiri, "Aamino waxay aheyd shakhsi dulmiga diiday, caddaaladda u hiilliyay una taagnaa difaaca xuquuqda muwaadinka, taasina waxay ka dhigtay geesiyad ku nool damiirka shacabka Soomaaliyeed. Dorraad ayaan ka digay weerarrada abaabulan ee lagu beegsanayo dadka dulmiga diiday ee difaacayay xuquuqda muwaadiniin ta, si loo cabsi geliyo inta aamusan, ama ku fekeray sa in doorashada soo socota ay isbeddel ka u hiil iyaan.”

      Qoraalka Cabdiraxmaan ayaa intaas ku sii daray, "Mar kale ayaan ku celinayaa, Raysalw



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip