HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH 15-MAR.2022KA

0
Tuesday March 15, 2022 - 08:25:59 in Wararka by
  • Visits: 878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH 15-MAR.2022KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

RW Rooble Oo Baaq Ku Aaddan Abaa raha U Diray Beesha Caalamka

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fede ra alka Soomaaliya Maxamed Xuseen Roo ble oo wakiillada beesha caalamka kala shi ray xaaladda abaaraha dalka, ayaa ku boor riyay in deg deg loo gu soo gurmado sha cabka Soomaaliye ed ee abaartu hay so.

  ”Waxaan mar kale caalamka ka codsana yaa in deg deg loogu soo gurmado dad ka Soomaaliyeed ee abaartu hayso, si loo ga ho rtago macalluul keenta geeri wada reed iyo xaalad bani’aadminimo oo ay adagtahay in wax laga qabto” ayuu yiri RW Rooble.

  Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa intaa ku daray dib u dhaca gurmadka ay sab abi karto dhimasho, maaddaama xaalado ba ni’aadanimo ah ay dalka ka jiraan, isagoo codsi u diray deeq bixiyayaa sha caalamka.

    "Waxaan codsanayaa dhaqaaq iyo gur mad deg deg ah oo hadda ah.  Dib u dhac kasta oo ku yimaad gurmadka uu shacab ke ennu u baahan yahay, wuxuu sababa yaa dhimashada dad badan oo Shalay la badba adin karo” ayuu yiri Rooble

 Xasan sheikh iyo safiirka mareykanka oo wada hadlay arrimaha doorashooyinka

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ah na Msuharax u taagan Xilka madaxweyna ha dalka Xasan Sheikha Maxamuud ayaa kulan la qaatay safiirka Dowladda Marey kanka Danjire Larry E. André.

  Kulanka labada masuul ayaa diiradda la gu saaray arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaala dda siyaasadeed ee dalka.

  Xasan Sheikh Maxamuud iyo Safiirka ayaa si gaar ah kaga wada hadlay arrima ha doora shooyinka & muhiimmadda taa geerada Mar eykanka ee soo kabashada Soomaaliya.

    "Waxaan kulan la qaatay safiirka Dowl ad da Mareykanka Danjire Larry E. André. Wax aan isla soo qaadnay arrimaha doora shoo yinka & muhiimmadda taageerada Mareykan ka ee soo kabashada Soomaa liya” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soo maaliya Xasan Sheikh kadib Qoraal uu soo saaray kulanka kadib.

Dowladda Soomaaliya oo bishan ruqsad siin doonta Bankiga Dalka Masar ee (Bank of Egypt)

     Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumad da Federaalka Soomaal iya Cabdisaciid Muuse, ayaa sheegay in dow ladiisa ay wado qor  she ay ruqsad ku sine yso bankiga dalka Ma sar ee (The Bank of Egypt).  Wasiirka oo war eysi siina yay wargeyska Sharook News ee kasoo baxa dalka Masar , ayaa she egay in Guddiga Sare ee Bangi ga Dhexe ee Sooma aliya ay bishan soo saari do onaan ruqsada bankiga Banque Misr (Bank of Egypt), si uu uga hawl-geli karo dalka Soomaaliya.

    Sida uu wareysiga ku sheegay wasiirka, dowladda Soomaaliya ayaa dhammeystir tay hannaankii bankiga lagu siin lahaa ruq sada, waxaana uu noqon doonaa Banggi gii ugu horreeyay oo ajnabi ah oo ka how lgalla Soo maaliya.

    Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumad da Federaalka Soomaaliya Cabdisaciid Muuse, ayaa ku booriyay dadka Masaarida inay kor dhiyaan maalgashiga ay ku samey nayaan Soomaaliya, isagoo xusay in dalka uu baahi weyn u qabo xirfadlayaal ku xeel dheer dib-u-dhiska dhaqaallaha dalka.

     Sannadkii 1920-kii ayaa la aas-aasay Ban giga Masar, waxaana aasaasay maal gasha dayaal gaar ah balse markii dambe waxaa qarameeyay dowladda Masar sannadkii 1960-kii.

Wasiir Duraan "Ma jiro cid aanu xirnay”

     Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka she egaya in la xiray Milkiilayaal iyo lix xarruun oo kamid ah kuwa diy aarada.

  "Dad ka shaqeeya me el diyaarad oo Shalay la xiray ma jira an, wa ana been warkaasi” ay uu yiri Wasiir Duraan oo Garoonka Aadan Cadde kula hadlay War baahinta.

     Wasiirka ayaa sheegay in si caadi ah ay u socoto shaqada Shirkadahan, isla markaas na uu xiriir wanaagsan kala dhaxeeyo Milk iilayaasha.

      Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa baraha bulshada lagu faafiyay warar sheega yay in la xiray Ganacsato iyo Xarrunaga shir kada Duulimaadyada ee dalka ka shaqeeya.

Booliska Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Ay Burburiyeen Qaraxyo

    Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Bana adir ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhige en Qaraxyo, kadib howgallo qorsheysan oo ay fuliyeen.

    Taliye ku xigeenka Booliska Soomaali yeed Jeneraal Zakiya Xuseen oo soo saar tay Qo raal ayaa sheegt ay inay Ciidanku ay burburiyeen miino nooca dhulka lagu aaso ah, taasoo laga helay agagaarka jidka 21 October.

    Waxaa ay intaas ku dartay in xogta Qar axa ay ka war heleen laamaha ammaan ka, oo sdia ay sheegtay garab ka helaya dadka shacabka ah.

     "Taliska Ciidamada Boliiska G/Banadir oo kaashanaaya ciidamada Miino Baarista Bol iiska ayaa ku guuleystay qabashada iyo burburinta miino nooca dhulka lagu aaso taa soo laga helay agagaarka jidka 21 Octo ber. Qabashada miinada waxaa suurtagali yay shacabka oo xogta nala soo wadaaga y” ay ay tiri Generaal Zakiya.

Xog: Fahad oo ka hor-tagay loolan soo wajahay damaciisa guddoomiye ku-xigeenka BF

     La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya, Fahad Yaasiin ayaa qaaday tallaabo uu uga hortagay loolan xoogan oo la gelin la haa is ku dayga uu ku doonayo inuu ku noq do gu ddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka,

    Fahad ayaa meesha ku saaray qorshe uu xildhibaan ku noqon lahaa taliyihii hore ee ha y’adda NISA Jeneraal Bashiir Goobe, taasi oo sare u qaaday rajadiisa guddoon.

  kursiga HOP018 oo uu u sharaxnaa Ba shiir Goobe ayaa loo asteeyay dumar, waxa ana kusoo bixi doona qof uu isaga keen saday, taasi oo meesha ka saartay qorshi hii xildhibaannimo ee Bashiir Goobe.

    Sida ay Sheegtay in ay ogaatay Caasi mada Online, in kursigan loo asteeyo dumar ayaa waxaa kaalin xooggan ku lahaa oo dad aal badan ku bixiyey Fahad, si aanu Bashiir u soo gelin golaha shacabka.

    Tallaabadan ayaa ka dhigan in Bashiir Goobe aanu soo gelin doonin Golaha Shac abka, islamarkaana aanu isku sharxeyn xill guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, oo uu Fa had aad uga baqayay Bashiir Goobe inuu isu sharaxo haddii uu xildhibaan noqdo.

  Si kastaba, in meesha laga saaro Ba shiri Goobe kama dhigna in Fahad uu si sahlan ku qaadan doono kursigan, balse wuuu iska leexiyey un mid ka mid caqaba daha badan ee ku gadaaman isku daygisa.

    Loolanka kursiga guddoomiye ku-xigeen ka koowaad ayaa ah mid xooggan oo ay ku loolami doonaan dhinacyo kala duwan, waana ay saadaasha koowaad ee kooxda Farmaajo ku tijaabinayaan isku daygooda dib ugu soo laabashada xukunka.

    Haddii kooxda Farmaajo iyo Fahad looga adkaado kursigan waxay ka dhigna an doontaa in rajadooda xilka madaxwey naha ay aad u yar tahay, halka guul ay ka gaaraan ay saadaal wanaagsan siineyso.

Isku daygan oo kale ayaa guuldareys tay sanadkii 2017 markii Faarax Cabdulqa adir oo saaxib la ahaa madaxweyne Xasan Sheekh looga adkaaday doorashadii gud doomiye ku-xigeenka koowaad, taasi oo muuisay in Xasan Sheekh aanu dib usoo laabaneyn, sidaasna ay wax u dhaceen. Xigasho:caasimadda.net


Wada-hadallo u socdo Cali Guudlaawe iyo Dabageed

    Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiir aan ayaa sheegaya in haatan kulan u dhexe eyo madaxweynaha HirShabelle iyo ku xigee nkiisa uu ka socdO magaalada Beledweyne, kaaso oo looga hadlayo xiisadda ka taagan magaaladaasi.

     Wadahadallada

 u socdo Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabag eed ayaa diiradda lagu saarayaa xal u helid da muranka ka dhashay doorashada, gaar ahaan kuraasta taalla Beledweyne.

     Ilo ku dhow kulanka ayaa innoo sheegay in labada nin ay ka wada xaajoonayaan hab maamulka kuraasta la’isku hayo, si xal looga gaaro dhameystirka doorashada B/weyne.

     Sidoo kale madaxweynaha HirShabelle iyo ku xigeenkiisa ayaa isla meel dhigi doono xal u helida khilaafka ka dhex-qarxay ee ka dhashay in tartanka la daah furo ama kur aasta in loo xiro dad gaar ah, taas oo xaalad cusub ka abuurtay magaalada Beledweyne.

     Sida ay ogaatay Caasimada Online wa xaa qorshuhu yahay in wadahadallada haa tan socdo laga soo saaro go’aanno xasaasi ah oo la xiriira hab maamulka doorashada iyo amniga.

     Doorashada Beledweyne ayaa soo mar tay marxalado kala duwan, maadaama ay ku soo aaday, xilli ay magaaladaas ka jirtay xii sad la xiriirta dhismaha M/mulka HirShabelle.

       Is jiid jiidka hoggaanka sare ee HirShab elle ayaa dib u dhigi kara doorashada maa mulkaasi, maadaama la joogo xilligii lagu bal amay in lagu soo idleeyo doorashada Baarla maanka.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo La Siiy ay Shahaadada Musharaxnimada Kursi ga Hope172

     Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliye ed Jen. Mahad C/raxmaan ayaa qaatay shahaadada Musharaxnimo ee kursiga tirsi giisu yahay  #HOP172, ee Golaha Shacab ka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

     Kursiga Hope172 ayaa ka mid ahaa ku raasta maalmihii ugu dambeeyay ugu ha dal haynta badnaa, koogur galbeed, maad dama ay jireen warar soo baxayay oo ku aaddanaa in madaxtooyada Soomaaliya ay la doon ayso kursigaas Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Lafta-gareen.

    Laft-gareen ayaa la sheegay in uu iska   casilayo Xilka Madaxweynaha koofur Gal be ed, si uu Guddoomiye Baarlamaan u noqdo, balse haatan ma muuqato sababo muujinaya is-casilaadda lafta Gareen.

MAAREEYE oo shaaciyey qorshe ay wad een Dir iyo Digil iyo Mirifle oo la afduub tay

  Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta, haatana ka mid ah xubnaha loo door tay Go laha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaa liya, Mudane Max amed Cabdi Xa yir Maare eye ayaa soo saaray qoraal xa saasi oo ku sa aban shirka ka dha caya Baydhabo ee ay leeyihiin madax da siyaasadda ee Beelaha Dir, Digil & Mirifle.

      Mareeye ayaa shaaca ka qaaday in Be elaha Dir, Digil & Mirifle ay dhowaan ku he shiiyeen in marka ay dhammaato doorasha da socota la xoojiyo isbaheysigoda gaarkaah

     Sidoo kale wuxuu ka shifay qorshaha shi rka ay ku leeyihiin Baydhabo, isaga oo tilm aamay inuu ku saabsan yahay wax ka bedd alka awood qaybsiga xilalka dowlad da, gaar ahaan xafiisyada Madaxweynaha, Ra’I isul wasaaraha iyo Guddomiyaha Baarlamaanka.

     "Shirar ay yeesheen Madaxda Beelaha Dir iyo Digil & Mirifle mudooyinkii lagu jiray ar imaha doorashooyinka dalka ayaa lagu he shiiyey in marka ay dhamaato doorasha da Xildhibaannada DFS la xoojiyo isba haysiga ka dhexeeya labadan beelood oo lagu maga caabo (D&DM alliance) oo lay sugu tago Magaaladda Baydhabo si looga tashado in wax laga bedelo qaabka 20kii sano ee ugu dambeeyey loo kala qaadana yey xafiisyada waaweyn ee looga talayo dalka,” ayuu qora alkiisa ku yiri Xildhibaan Maareeye.

     Waxa kale oo uu intaasi ku daray in had da ay isbeddaleen qaar ka mid ah siyaasiy iintii iyo madaxdii ku howlaneyd shirkaasi, is la-markaana ay doonayaan in xilalka si doo dii loo daayo.

    "Nasiib daro, waxaa hada muuqata in qaar ka mid ah madaxdii shirarkaas ku jir ay is be deleen oo ka shaqeynayaan in kuraasta sid oodii loo daayo oo Baydhabo loo tago taag eero dad gaara oo keliya,” ayuu markale had alkiisa sii raaciyey.

    Ugu dambeyn Maareeye oo kasoo hor jee do qorshaha lagu maja-xaabinayo shir ka Baydhabo ayaa soo jeediyey in wada-ta shi la isugu yimaado Muqdisho, ka hor shir ka Baydhabo.

    "Xildhibaano labada dhinac ah oo aanu ar intaas iska aragnay waxaanu ku heshii ney in shirka Baydhabo ka hor Xamar lagu shiro oo laga heshiiyo Agendaha Shirka iyo in aan la bedelin ujeedkiisii,” ayuu ga bagbadii ku yiri qoraalka uu soo saaray wa siir hore Maa re eye. Arrintan ayaa la aamisan yahay inay sa ameyn weyn ku ku yeelatay Villa Soomaali ya oo la rumeysan yahay inay kala fur-fur tay qaar ka mid ah madaxdii waday qorsha han, iyadoo adeegsaneyso Madaxweyne Lafta Ga reen, maankana ku heyso dib u doorashada Farmaajo. Xigasho:caasimadda.net

Safiirka Mareykanka oo shaaciyey tallaa bo ay berri qaadayaan haddii aan la dham eystirin doorashada

      Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soo maaliya Larry André ayaa sheegay in qaar ka mid ah hoggaamiyaasha Soomaaliya ay berri wajihi doonaan cunaqabatayn haddii aan la dhameystirin doorashada Golaha Shacabka

     Safiirka cusub ee la magacaabay, oo wa reysi siiyay Idaacadda Goobjoog, ayaa she egay in dalkiisa uu qaadi doono tallaa bo dhe eraad ah, haddii aan la ixtiraamin heshiiskii ay gaareen Golaah Wada-tash iga qaran ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Rooble, kaasi oo lagu go’aami yey in doorashada gol aha shacabka la gu dhameystiro u gu dambeyn 15-ka Bishan oo u be egan maalinta Berri ah

    "Haddii waqtiga kama dambaysta ah ee la gu heshiiyey ee ah 15- Bishan aan la ixtira amin, markaa waxaan mar kale liiska ku dari doonaa magacyo cusub oo kamid ah dadka laga mamnuucay inay u safraan Mareykan ka,” ayuu yiri danjire André.

     Safiirka ayaa sheegay inay soo gaartay xog ku saabsan in hoggaamiyayaasha Soo maalida ay si deg deg ah u dardar geliyeen doorashada Golaha Shacabka markii ay soo baxday cunqabataynta dhanka socda alka ah ee Mareykanka.

    Si kasta ha ahaatee, Diblomaasiga Marey kanka ma uusan sheegin magacya da hogg aamiyayaasha la saaray cunaqa bataynta dhanka safarka, balse taas ba dalkeeda wu xuu sheegay inay dareemi do onaan markii ay dalbadaan dal ku galka Mareykanka ama markii laga joojiyo Fiisoo yinkii horey ugu dalbanaa.

    Hadalka safiirka ayaa kusoo beegmaya xi lli ay dowladaha xubnaha ka ah dowlad da federaalka ay ku deg-degeen inay doo rash ada Golaha Shacabka kusoo dhameys tiray aan ugu dambeyn 15-ka bishan March oo ay saacado ka dhiman tahay.

     illaa hadda waxaa la doortay 225 xildhib aan oo kamid ah Golaha Shacabka, waxa ana dhiman 50 kursi si loo dhameystsiro 275 xubnood ee Aqalka Hoose.

    Doorashada illaa hadda lasoo gaba-ge be eyey ayaa ah tan Reer Waqooyiga iyo Bana adiriga, ayada oo maamulka Koonfur Galb eed la filay inuu isla berri soo geba-ge be eyo, ayada oo uu qabanayo kuraastii ugu dambeysay.


Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaa liyeed oo gaaray Baydhabo

     Wafdi Saraakiil sare sare ah oo uu hogg gaminayo taliyaha Ciidanka Booliiska Soom aaliyeed oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amn iga Doorashooyinka Qar anka General Cabdi Xas an Maxamed {Xijaar} ay aa Shalay Gaaray mag aalada Baydhabo ee xar unta gobolka Baay hal kaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

     Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah lagu soo geba gabeeyo doo rashada kuraastii ugu dambeysay ee xildhib aanada Gaha shacabka kuwaas oo deegaan doorashadoodu ahayd Caasimadda Ku-meel gaarka ah ee Koofur galbeed.

Maxaad ka ogtahay hay'adda Muuse Biixi Maraykanka ku martiqaaday?

   Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ma daxbannaanida ugu dhawaaqday ee So maliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hog gaaminayo oo casuumaad ka helay hay'adda The heritage Foundation ayaa booqasho ku jooga dalka Maraykanka.

     Madaxweynaha oo ay weheliyaan wafdi wasiirro ah ayaa sida ay hay'addu sheeg tay hadal jeedin doona Shalay oo ah 14-ka Ma arso, kaas oo uu kaga hadli doono si da la is ugu soo dhawayn karo xiriirka Som aliland iyo Maraykanka.

    Madaxweyanaha ayay hay'addu sheeg tay inuu xoogga saari doono sidii uu u muujin la haa fursadda weyn ee ku jirta xirii rka Mar aykanka iyo Somaliland oo xooga ysta.

  Hay'adda The Heritage Foundation ayaa ah hay'ad kor u qaadda siyaasadaha guud ee ku salaysan mabaadi'da ganacsiga xor ta ah, dawlad xaddidan, xorriyadda shakhsi aha aneed, qiyamka Maraykanka ee soo jireenka ah, iyo difaac qaran xoog gan.

  Hay'addan ayaa sidoo kale qaabilsan cilmi baarista, midaynta dhaqdhaqaaqa mu xaaf idka si ay u wada shaqeeyaan iyo tababarka Hogaamiyayaasha — si loo diyaariyo jiilalka mustaqbalka ee hogaamin doona Ameerika.

    Hay'adda ayaa sheegtay in dhulka is maa mulka Somaliland uu ka mid yahay meelaha ugu istiraatijisan Afrika. Wuxuna dhulkaasi dhacaa meel u dhow marinka maraakiibta caalamiga ah, wuxuu ku yaal gacanka Cad meed ee Yemen, iyo jaarka Jabuuti oo mart igelinaysa saldhigga militari ee kaliya ee Ma raykanku ku leeyahay Afr ika iyo saldhiggii milatari ee ugu horreeyay ee Shiinuhu ku yeesho dibadda.

    Ha'yadda ayaa sidoo kale Somaliland ku amShalayy in soddonkii sano ee la soo dha afay ay dhisatay dimuquraadiyad weli sii xoo gaysanaysa iyada oo sidoo kale qayb weyna ka qaadatay xasilloonida gobol ka.

     Heritage Foundation ayaa waxyaabaha kale ee Somaliland ay ku amShalayy ku soo dartay in sannadkii 2020-kii, ay xidhi idh dibl omaasiyadeed la samaysatay Tai wan.

    Hay'addan ayaa boggeeda ku daaba cday inuusan jirin dal ka mid ah caalamka oo wali u aqoonsaday in Somaliland ay ma dax-ba nnaan tahay, inkasta oo si madax bannaan ay ku dhaqmi jirtay soddonkii sano ee la soo dhaafay.

    Bogga The Heritage Foundation ayaa la gu daabacay codsi ku aaddan in lagala soo qayb gelo khudbadda madaxweyne, Muuse Biixi uu kaga hadlayo xoojinta xiriir ka Somal iland iyo Maraykanka, taas oo fure u noqon doonto booqashadiisa Maray kanka.

Dad ku banaanbaxay Goob uu khudbad ka jeedinayay Madaxweynaha Somaliland

      Bannaanbax looga soo horjeedo Somal iland & safarka Madaxweyne Muuse Biixi ay aa ka ka shacabka Magaalada Washington wee Dalka Mareykanka.

    Banaanbaxa ayaa waxaa dhigaya Jaaliy adda Maamulkii la magac baxay Khaatumo , kuwaas oo sheegay in Somaliland xoog ku haysato dhulkooda.

        Bannaanbaxayaasha oo watay calamada Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay hal dal oo aan kala go’ karin.

Mareykanka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip